01/24/2026
Waxaa si wacan nooogu soo dhamaday safark ay kooxdu gashay oo qaatay muddo isbuuc ah alxm anago nabad qabna baan soo laapnay koxdu waxay safar ku martay degenada godob jiraan jariban balibusle io galkcyo
Illhay baa mahad oodhan usugnaatay anago caafimad qabna nooso dhamaeyay π€²β½οΈπ€