11/19/2024
DEG DEG:Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku guuleystay xilka Madaxtinimo ee Somaliland
Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa Ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Xisbiga Wadani ayaa helay codad gaarayo 63.92%
Cabdiraxmaan Cirro ayaa noqonayo Madaxweynihii 6-aad ee Somaliland
Somaliland iyo somalia wada hadalkooda ayaan sugaynaa ilaahayna waxaan ka baryaynaa inay is fahmaan walaalaha siyaasadu kala saartay.
Xabashidana la tusaa waxa ay somalidu tahay
Oromo badan ayaa niyad jabsan maanta.