The Horn Next

The Horn Next "Horn Next is your global news hub, providing the latest updates on international events, politics.

Isbaheysi aan Caadi aheyn oo noociisa Geeska Africa aan ka dhicin ayaa Magalada New York ee dalka mareykanka ku kala sax...
09/23/2024

Isbaheysi aan Caadi aheyn oo noociisa Geeska Africa aan ka dhicin ayaa Magalada New York ee dalka mareykanka ku kala saxiixden Dalalka sedaxda ah ee Hodanka ku ah Bada, Mogadishu🇸🇴& Cairo🇪🇬 & Asmara🇪🇷

Ethiopia waxey u muuqata mid wajihi doonta Ciqaabo hor leh.

Somalia Awood Leh🇸🇴❣️
09/23/2024

Somalia Awood Leh🇸🇴❣️

09/22/2024

WAR FARXAD LEH🇸🇴 kaalay ila daawo gudaha Dekada muqdisho & Markii masar ee Hub.......

09/22/2024

DEG DEG Magalada Bosaaso waxaa ka Bilowday Qax ( Barakac ), shacabkii Magalada ayaa dhamaan u kala qaxaaya Tuulooyinka kadhow Magalada,

Xiisadaan ayaa Timid kadib markii Ciidamado Kaso horjeeda maamulka Garowe ee saciid deni ee qabsadeen Qeybo ka mid ah Magalada. Colaadan ayaa kuso aadeysa xili ee dhawaan Maamulka Ethiopia Hub sharci daro ah so Galisay Xadka somalia kala dhaxeeya ee ku beegan Gobolka Nugaal ee hoostaga Mamaulka saciid deni Hogaamiyo ee Puntland.

Dagaalka ayaa Goorwalba bilaaban kara xaaladana magaladuna ma ahan mid la qiyaasi karo.

Halkaan kala soco wixii kuso kordha

"Horn Next is your global news hub, providing the latest updates on international events, politics.

WAR FARXAD LEH: 🇹🇷🛢🇸🇴 Maraakiibtii Shidaalka Somalia so saari Laheyd oo xeebaha Hobyo....
09/18/2024

WAR FARXAD LEH: 🇹🇷🛢🇸🇴 Maraakiibtii Shidaalka Somalia so saari Laheyd oo xeebaha Hobyo....

Warka Horn Next

09/18/2024

Maraakiibta Shidaal-Qodista Dowlada Turkey oo so Gaaray Biyaha Somalia🇸🇴

09/17/2024

"Mid ka mid ah Madaxda Shirkada Favori ee ka Howlgasha Garoonka diyaaradaha ee aden Ade ayaa lagu xiray Magalada Muqdisho Kadib markii ee xeer-ilaalinta qaranka DFS kuso Oogtay Dambiyo kala ah "kufsi" & Ku tagrifal awooded.

Maxkamada ayaa Amartay xabsi ku heyn ilaa dacwada kiisaska lagu so eedeyay Mr Ertugrul maxkamada Go'aan ka gaari doonto.

Sidee u Aragtaa ? Comment'ga nagula wadaag aragtidaada.

The Horn Next

"Horn Next is your global news hub, providing the latest updates on international events, politics.

09/16/2024

"Qorshaha Dowlada Ethiopia ee magalada Baraawe" dowlada federalka oo maanta....

"Kulankii Mugdiga" waxaa Qoray Mid ka mid ah Sirdoonka Ethiopia oo howlgab noqday 2023'diiWuxu kaga waramay Shirqoolkii ...
09/15/2024

"Kulankii Mugdiga" waxaa Qoray Mid ka mid ah Sirdoonka Ethiopia oo howlgab noqday 2023'dii

Wuxu kaga waramay Shirqoolkii lagu beegsaday Gen Galaal & xogo badan kaga bago Maqaalkan hoose....

Buuggan xiisaha badan, oo markii ugu horreysay lagu qoray af-Amxaari, waxa uu daaha ka qaadayaa mid ka mid ah shirqooladii ugu qarsoonaa ee la maleegay gudaha Soomaaliya. Waxaa qoray sarkaal sare oo ka tirsanaa sirdoonka Ethiopia, kaas oo shaqada ka fariistay 14-kii August 2023. Sarkaalkaas, oo maga...

Halkaan Hoose ka Aqriso Shirqoolkii Sirdoonka Ethiopia ee Muqdisho ka dhacay 2021.👇

TROPICAL STORM FRANCINE THREATENS GULF COAST: TEXAS AND LOUISIANA BRACE FOR IMPACT.
09/12/2024

TROPICAL STORM FRANCINE THREATENS GULF COAST: TEXAS AND LOUISIANA BRACE FOR IMPACT.

Tropical Storm Francine is moving towards the U.S. Gulf Coast, with forecasts indicating heavy rains and hazardous conditions across Texas and Louisiana. Expected to make landfall soon, the storm could bring destructive winds and flooding. Emergency...

Ukraine Launches Biggest Drone Strike On Moscow.
09/11/2024

Ukraine Launches Biggest Drone Strike On Moscow.

Ukraine intensifies its drone attacks on Russian territory, hitting Moscow and surrounding regions.

Address

10 1/2nd Street, East 77008
Houston, TX
77008

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Horn Next posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share