KAXDA TV

KAXDA     TV Horumarka degmada iyo ciyaaraha iyo arimaha bulshada waa hadafka page, ka 👀 🤗(kaxda Tv) dagmada ugu baaxda weyn dagmoyinka gobolka banaadir

Gar iyo Gardaro waan ku wadanaa lkn dib ha ugusoo laaban diigaan kaaga sida lagugu yaqaanay nin horay usocodaa eheed 🙏
28/07/2025

Gar iyo Gardaro waan ku wadanaa lkn dib ha ugusoo laaban diigaan kaaga sida lagugu yaqaanay nin horay usocodaa eheed 🙏

Haday xarfaan yihiin Taliye fanax xilkuu mudan yahay halasiiyo markaas lee ha igu sharfaan war ii share gareeya 😌🙏🤝
21/07/2025

Haday xarfaan yihiin Taliye fanax xilkuu mudan yahay halasiiyo markaas lee ha igu sharfaan war ii share gareeya 😌🙏🤝

Waa ninka kali ah ee aan ku farxay magacaabistiisa wlh🙏Taliyaha Nisa Mahad Salaad ayaa u magacaabay Col Maxamed Abdulkad...
19/07/2025

Waa ninka kali ah ee aan ku farxay magacaabistiisa wlh🙏
Taliyaha Nisa Mahad Salaad ayaa u magacaabay Col Maxamed Abdulkadir (Shakiib ) inuu noqdo taliyaha—Center-ka caasimada Muqdisho .

Shakiib h**e waxaa xilkii uu hayay uga qaadey Sanbaloolshe balse soo laabashadii Mahad Salaad waxaa maanta loo magacaabey xilkan cusub.

14/07/2025

Miisaanka Culus ✅

12/07/2025

Kaxda waxaan qabow way dhaafeen Baraf masoo daadan Rabo 😂caawa jaakad xataa wax matarayso

10/07/2025

Ree kaxda waa idin salaamay ✅

5 Gudomiye oo wax badan u qabtay Dagmada sigaar ah waxaan ugu mahad celin lahaa Gudomiye Abdiwali Yusuf nabhaani iyo Gud...
05/07/2025

5 Gudomiye oo wax badan u qabtay Dagmada sigaar ah waxaan ugu mahad celin lahaa Gudomiye Abdiwali Yusuf nabhaani iyo Gudomiye abdikamil shukri sababtoo ah inay dagmo noqoto ayagaa keenay 🙏

Hanbalyo mudane Gudomiye 🙏 Abdirizak mohamed sheikh
02/07/2025

Hanbalyo mudane Gudomiye 🙏 Abdirizak mohamed sheikh

30/06/2025

Jakaarta waa killer hadal ma dhibo lipaax lipaax dhalay ✅

29/06/2025

😄 Update heestii cidayda laga dhacay Ee Aroos ka laga dhigay waan u aarnay waatan heestii AB oo dhan ka caansaneed xaawo kiin maxaan kuu qalaa 😂🙏

27/06/2025

Odayaasha Cida maxaa helay kax shiikhaal Dauud leh kuye 😅 waaba lasoo diree yaa soo diray adeerkay

17/06/2025

Bahalkaan xageen ka galnaa 😒

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAXDA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share