Wararka Minisoota Tv

Wararka Minisoota Tv Wararka Minnesota TV – A media outlet reporting on Somali Americans, with a special focus on the state of Minnesota. | SHARE LIKE COMMENTS .
(2)

Beauty, cosmetic & personal care

Adduunka iyo shiidka meesha uu marayo gaar ahaan Dalka Maraykanka .😄 Xariifkan waa dadka buuraha Fuula, xilli uu buur fu...
07/30/2026

Adduunka iyo shiidka meesha uu marayo gaar ahaan Dalka Maraykanka .😄

Xariifkan waa dadka buuraha Fuula, xilli uu buur fuulnimadiisa kujiray buu sabiibaxday, kadib waxaa feeraha bidix kagashay bir kamida qalabkiisii uu buurta ku fananayay.

Wuxuu ogaa in haddii uu number ka ambulance ta wacdo xaaladiisana usheego ay Helicopter usoo dirayaan, kadibna caymiska caafimaadku kusoo dallici doono kharash waalli ah oo muddo dheer ay ku qaadanayso inuu iska bixiyo daynteeda, balse taas ma samaynin, maadaama uu asagu h**e u ahaa kalkaaliye caafimaad, wuxuu gartay in birtu aysan xubnihiisa gudaha ee muhiimka ah (caloosha, beerka, sambabada ama kaliyaha) midoodna aysan taabanin, wuxuu door biday inuu lugeeyo, ilaa uu soo gaaray hospital kuyaallay magaalo markaa isaga ujirtay 16km.

FG: Goobta waa Gobolka Montana, Mareykanka, gaar ahaan buuraha Beartooth Mountains ee ku dhow aagga Cooke City, Montana. Granite Peak

Arintan waxaan u fahmay lacago badan ayaa h**e laguugu lahaaye kuwa kale haku Darin !😂

07/16/2026

DEG DEG: Xaaladda hawada Minnesota oo si aad ah uga sii dartay

Gobolka Minnesota ayaa wajahaya hawo aad u wasakhaysan, iyadoo qiiqa ka imanaya dababka ka holcaya Kanada uu si weyn u saameeyay tayada hawada. Mas’uuliyiintu waxay dadka uga digayaan inay yareeyaan joogitaanka bannaanka, gaar ahaan carruurta, dadka waayeelka ah, iyo dadka qaba neefta ama xanuunnada wadnaha.

07/08/2026

DAAWO: Bal ka warrama ninka guursada middan? Haddii booska ninkan uu ku jiri lahaa nin caddaan ah, cay iska daaye, xitaa waxaa laga yaabaa inay ku oran lahayd “Thank you.”

Laakiin ninkan Soomaaliga ah ee shaqaysanaya, haddii uu xitaa damcay inuu lambar weydiisto ama la hadlo, waxaa lagu arkayaa cay iyo aflagaaddo sida aad muuqaalka ku aragtaan.

Muuqaal h**e oo aan page-ka soo dhignay waxaad ku aragteen nin caddaan ah oo markiiba lambar lala wadaagay, halka wiilkan Soomaaliga ah uu cay iyo aflagaaddo la kulmay.

FG: Waxaa jira haween badan oo sharaf iyo ixtiraam leh. Sidoo kale, haweenka Soomaaliyeed ee ku nool Soomaaliya waa kuwo badan oo leh dhaqan iyo qiime wanaagsan. Qof walba ficilkiisa ayaa lagu qiimeeyaa.

Stress ey gurigedi kala Imaaday ayy ku dulmisay
maskiinkas shaqadiisa heesta Dumarrow sidan Sax mahan

06/26/2026

WAR DEG DEG: Waxuu 2 sano ka hor kasoo baxsaday Minnesota isaga oo dhacay 250 Million Doller Musuqa la xiriira Feeding our Future Xiligii COVID 19 .

Iskaashi ay sameeyen Police Somalia iyo FIB Maraykanka ayaa waxaa lagu qabtay Airport Muqdisho isaga oo raba in uu magaalo kale aado .

Arintan waxay sumcad u tahay Dowlada Somalia . Ugu danbayn waxaa loo soo qaday Dalka Maraykanka gaar ahaan Minnesota oo maxkamada ku Mari doono dhawaan .

Two years after fleeing Minnesota following his alleged involvement in the $250 million Feeding Our Future fraud during the COVID-19 pandemic, the suspect has been arrested.
In a joint operation between the Somali Police and the FBI, he was apprehended at Mogadishu’s Aden Adde International Airport while attempting to travel to another city.
The operation has been viewed by many as a positive step for cooperation between Somalia and the United States and reflects positively on the Somali government’s efforts to assist in international law enforcement.
He has now been returned to the United States, where he is expected to appear in federal court in Minnesota in the near future.

Wararka Minisoota Tv

06/25/2026

DAAWO: Dhacdo yaable oo ka dhacday Magalada Shakapee Gobolka Minnesota.

Qoys Somali ah oo rabay guri inay gataan ayaa Reer Cunsuriyiin ah oo Guriga u Dhawaa ayaa waxay ba dhaheen lacagtan aad guriga ku gadanaysan yaa idin siiyey? Oo ay uga jeedan miyaad soo xadeen.

Muuqal kan TikTok ayuu caan ka Dhex noqday?!

A shocking incident that took place in the city of Shakopee, Minnesota.

A Somali family who wanted to buy a house was confronted by racist neighbors living nearby. They asked them, “Where did you get the money to buy this house?” implying, “Did you steal it?”

This video has gone viral on TikTok.

06/16/2026

DAAWO: Gabadh ICE Police Dacwad kaga Guulaysatay Minnepolis?

Nasra oo ah Somali American ayaa lagu soo edeeyey in ay Weerartay Ciidamada ICE Hawlgalka waday .

Balse Garsoore ayaa Arintaas gebi ahaanba laalay Amrayna in mardanbe lagu soo eedayn karin arintan oo kale .

Woman Wins Case Against ICE Police in Minneapolis

Nasra, a Somali American woman, was accused of assaulting ICE agents during an enforcement operation.

However, a judge completely dismissed the case and ordered that the charges be dismissed with prejudice, meaning she cannot be charged again for the same allegation.

06/09/2026

Waxaan Jognaa Aduun Mexican kii u bax baxsanayaan Somali Ganacsiga Ku lahayd Minneapolis?

Malaha waxay modeen News somali intaa lasoo dhigayo inay Bajaq-day oo aysan waxba iska celin karin .

In aad tagto qof meel Private property ah waa sharci daro in aad kula dagaasho ama isku taag taagto?


06/07/2026

DAAWO: Minneapolis Dhaqan xumada meel walba aan la joogno macal Dumar kii waxay isaga daba tageen Goobihii Hospital lada ?

Nin ayey isku haystaan sidda aan baarista ku ogaanay? Cajiib

Laakin waxaa jira dad leh Muuqalkan waa wakhti h**e , sow ma ogid Muuqalka iyaga ayaa soo dhigtay media mid walbana mida kale ayey duubaysaa war ummadeena isma ixtiraamto waana dad xanaaq badan Dagaal badan , waa in Muuqalkan wacyi gelin inoo noqdo hala is ixtiraamo hala isu dul qaato diinta islaamka dhaqan xumo dhibaato waa inaga reebtay .

Aniguna waan idinka raali gelinaynaa muuqal cay ku dhex jirto in aan idinla wadaag xaqiiq Muuqalka marka lasoo dhigayey ma Ogeen, oo waxaa soo dhigay Admin kale oo maamula page geliyana xogaha ugu badan , . Waxaanan mar danbe arkay Muuqalka iyo comment badan oo cadho iyo dagaal leh .

Wanaag iyo khayr badan baan idin rajayn .

Abdiwali Nadaara

06/05/2026

NAXDIN: Maalin ba Qof cusub somali ah ayaa Minnesota lagu soo Edeynayaa Million Doller dhacay ? .

Sidda Xogaha inta aan baraayey aan ogaanay wali Fari K**a qodna, dadka Lasoo bandhigi doono, .

Said Abdullahi Ereg FIB Maraykanka 150kun doller ayey siinaysaa qofka soo sheega meesha uu joogo . Waxaana lagu eedeyey in uu Afka iska mariyey lacag ka badan 3 Million Doller .

Somali America Dadka siyaasada Odorosa waxay qaban Fikrad ah Somali in ay ku danbaynayso sidda Madowga America wax wada jeel gala wax nolosha ka dhaca. Madaama dad gaar ah Sumcadii iyo sharaftii ka dileen Dadkii Soomaaliyeed .

Adiga Fikradaada nala wadaag ?

ALARMING TREND: It seems that almost every day another Somali individual in Minnesota is being accused of a multimillion-dollar fraud scheme.

Based on the information we have gathered so far, there may be more names yet to be revealed.

Said Abdullahi Ereg is currently wanted by the FBI, which is offering a reward of up to $150,000 for information leading to his arrest. He has been accused of participating in a scheme involving more than $3 million in fraudulent funds.

Some Somali-American political observers believe the community risks developing a negative public image similar to stereotypes that have affected other communities, as a result of the actions of a small number of individuals whose alleged crimes have damaged the reputation and honor of many law-abiding Somalis.

What are your thoughts on this issue? Share your opinion.

05/30/2026

Naxdin: Ilahoow ceebteena astur: Gangs Somali ah ayaa isku rasaaseeyay Saint Paul .

Zakariye Xaashi Saciid oo watay qori nooca AR15 ayaa rasaas kufuray koox kale oo Soomaali gangs ah,

Cumar Abdiwahaab Maxamed ayaa isna rasaas soo furay taasoo dhaawac culus ugeesatay Zakariye. Wiilasha Soomalida ah ayaa shalay maxkamad lasoo taagay.

Xaladu ma sahlana?
Wararka Minisoota Tv

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wararka Minisoota Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wararka Minisoota Tv:

Shortcuts

Share