07/31/2025
Iyada oo ay adagtahay ubadku in ay waalid la’aan koraan, haddana waa ay ka sii adagtahay marka ay ubadkaasi hablo yihiin! Taxanaha RAADKII REJADA, waa taxane Soomaali ah oo soo bandhigaya qaar ka mida dhibaatooyinka ay habluhu la kulmaan marka ay iyaga oo yaryar waalidkood waayaan. Waxa ay sheekadu si qoto dheer u soo gudbinaysaa dhacdooyin waaweyn oo si maalinle ah uga dhex dhaca bulshadeenna.
Todobaad kasta maalmaha Khamiista iyo Isniinta ayaynu ka daawan doonnaa Youtube-ka Xogmaal Media guji Links-ka Part 1
https://www.youtube.com/watch?v=ZH682HMZ_xs