Mustaphe Pten

Mustaphe Pten Beel-daajaha guud ee beel-waynta habar jeclo Beel-daaje Pten

09/14/2025

Weligaa naftaada prank maku samaysayna
Abdulahi Ceero iyo Ceero TV ma faxii ciyaalkaad ka dhaamisayna abti πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

09/14/2025

Wasiir khadar dhukur ninkuu dhirbaaxay shoow
juqdayadii hanaan beauty salon buu ahaa caku
fulayohoow fulaygu dhalay ka aarso ninkaπŸ˜‚πŸ˜‚

09/14/2025

Beeshii baale wacays ee ninkan xildhibaanka
ka dhigatay miyaay iska dhex wayday midkale
oo aqoon-yahan ah ileen reerku may waalnayn
markay shaahlahan jahligu biyo dhigay ay soo
hor yuubayaan khalqi dhane masiirka umad dhan ninkii hogaamin lahaa weeyaan ee xaqa
gobolkiisa iyo mashaariicda kaleba usoo dhicin
lahaa sidii qof yaroo tiktoker ah buuba leeyahay
libaaxyo hanalagu dhufto ahay ah maxaan isaga ula yaabayaa habar jecloo dhan baa jabtay doorashadii dhowayde war ninkani isago
ingiriiska iska dhiibay baan ogaaye goormuu
soo noqdayna baale wacaysoow πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

09/13/2025

Jawigu haduu yahay ama lug hay ama laan hay
oo aydaan midba haynin iska tuurta dee πŸ˜‚πŸ˜‚

09/12/2025

ODAYGII BARKAD BARRE OO NOOL WEEYE
Xildhibaan mohamed aadan dirir geeddi πŸ‘‘
Ina muraad waxaanu ka haynay aniga iyo
cali duul-duul iyo Taar tv habar'na alle haka
yeelee qofkuba haduu wax iska celiyo waa
lay ogol yahay haatan ninkuba haduu wiil
hoog yahay sida xildhibaankan oo xaqiisa
soo dhacsanayo waa lay ogol yahay walee
dacar haday ka qadhaadhaanayso adigaanu
ku wadanaa beel-daaje ee guulayso πŸ¦πŸ‘‘πŸ«‘

09/12/2025

Waa ninka biciidihii ku yidhi quba buugaagta
oo qaata buurigiinii waxbarashadani naf maleh
oo manhaj gaalo weeyaane Mr banaadiri πŸ˜‚πŸ˜‚

09/12/2025

Waa runtii wasiirka jaamacadii lafoole ayaanu
ka wada baxnay hilaadii 1974tii dhigadheerihii
gaaceer lahaana waanu wada raacnay xaqiiqdii
nolol adag baanu usoo joognay heer waxaanu
gaadhnay aanu midhaha gobka ku qadayno
ardaydan danbe noloshu way iskugu fadhidaa
jaamacadahana guryahoodii bay ku baranayan
illaahay ugu shugri naqa wabilaahi tawfiiq

09/12/2025

Siciid garamad gaafuun wayn iyo nigiskii ciida
gurada ayuu ulasoo kala baxay waa ninka isagoon yaraantiisii kusoo dheelin kubadihii
sharabaadka, dhiiqdhiiqlayda,mooha iyo boocda yiri player wayn baan ahaan jirey kkkk
garoon gawsawayne ku yaal buu ku dheelayaa

09/11/2025

Dastuurka dalka kuma qorna in doorashoyinka
somaliland cid gaar ah nootaayo loogu saxexo
waayo waxay hungo iyo rajo dhigis ku tahay
midkasta oo idinka mid ah sidaas waxa yidhi
xildhibaan xuseen ahmed cawed oo doorkan
ay u lahaayeen beeshoodu iyadoo cuqaashii
beeshiisu cid kale u saxiixday lana khiyaamay
ka bulsho ahaan xatooyada noocaas ahi
waxay inagu noqonaysaa caqabad lafo jab ah
hadii aynaan iska dhicinin cuqaasha noocaasa
xildhibaanku hadalkan wuxuu ka jeediyey madal ay ka qalin jebinayeen boqolaal arday ah

09/11/2025

πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

09/11/2025

Shaacinta xafladda xildhibaanka igu metelaya
gobolkan saraarreed waa dhowaane halasoo
dhowaysto suudhadhka iyo jaakadaha allaylehe
war waa taas aan la helnee guulayso xildhiban

09/10/2025

Caynabo shacabka jebiyey dabarka reernimada
iyo qabiil isku taageerista oo yiri waxaanu
anagu wadanaa xildhibaanada faadimo πŸ‘‘

Address

2708 Chicago Avenue
Minneapolis, MN
55407

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaphe Pten posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share