07/28/2026
Shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa Maxamed Kaahin Axmed loogu doortay musharraxa xisbiga ee doorashada madaxtooyada ee qorshaysan 2029-ka .
Sidoo kale Dr Mohamed Mohamoud Cabdillahi (Shiine) oo ah qurbajoog gobolka Awdal ka soo jeeda ayaa lo doortay musharraxa madaxweyne ku-xigeen. Ee Xisbiga kulmiye