Yusuf Abdi Shire

Yusuf Abdi Shire Following the Facts | Instagram | yuusuf.shire
| Snap-chat | Yuushire
| Email : [email protected]
| Mobel : +254790100052

"Fadlan Nagu soo biir"

Mudug“Colaad iyo dagaal wax faa’iido ah malaha Nabadda ilaashada reer Gaalkacyodow"Madaxwayne Xasan Sh."Walaalaha Puntla...
08/17/2026

Mudug“Colaad iyo dagaal wax faa’iido ah malaha Nabadda ilaashada reer Gaalkacyodow"Madaxwayne Xasan Sh.

"Walaalaha Puntland aan Gaalkacyo deriska ku nahay waxa aan ku ammaanayaa sida ay nabada noola ilaaliyeen,Gaalkacyo waa magaalo xaalad gaar ah ka ah Soomaaliya."MW Qoor-qoor.

Madaxwayne Xasan Sh oo galabta Gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu Soo dhaweeyay dhinaca Koonfureed ed Galmudug
08/17/2026

Madaxwayne Xasan Sh oo galabta Gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu Soo dhaweeyay dhinaca Koonfureed ed Galmudug

Dowlada Soomaaliya ayaa ciidankii Laftagareen ee Baydhabo weeraray ku sheegay inay ahaayeen "Khawaarij"Baydhabo weeray
08/17/2026

Dowlada Soomaaliya ayaa ciidankii Laftagareen ee Baydhabo weeraray ku sheegay inay ahaayeen "Khawaarij"Baydhabo weeray

KGS:Ciidamo ka Amar qaata Laftagareen ayaa saaka gudaha u galay Qaybo kamid ah  xaafadaha magaalada Baydhabo kadib dagaa...
08/17/2026

KGS:Ciidamo ka Amar qaata Laftagareen ayaa saaka gudaha u galay Qaybo kamid ah xaafadaha magaalada Baydhabo kadib dagaal dhacay

Kuxigeenka wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Soomaaliya, George Conway, ayaa booqashadii ugu hor...
08/16/2026

Kuxigeenka wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Soomaaliya, George Conway, ayaa booqashadii ugu horraysay maanta ku tagay magaalada Laasacaanood.

DFS ayaa murugo ku tilmaantay hooyo danyar oo adeeg la aan iskugu dishay Hargaysa
08/15/2026

DFS ayaa murugo ku tilmaantay hooyo danyar oo adeeg la aan iskugu dishay Hargaysa

PUNTLAND"Ciidamadii Puntland ka tagay ee Galmudug aaday waa dambiilayaal, waxaan ka rabnay Galmudug in ay iska soo celis...
08/15/2026

PUNTLAND"Ciidamadii Puntland ka tagay ee Galmudug aaday waa dambiilayaal, waxaan ka rabnay Galmudug in ay iska soo celiso oo aysan u ogalaan dhulkooda, "Wasiir Caydiid Dirir

Wasiir Fiqi" Booqashada madaxweynuhu waa mid nabadeed oo muujinaysa in  Madaxweynaha qaranka aysan jirin meel ka reebban...
08/14/2026

Wasiir Fiqi" Booqashada madaxweynuhu waa mid nabadeed oo muujinaysa in Madaxweynaha qaranka aysan jirin meel ka reebban inuu tago iyo cid awoodi karaysa in ay hor-istaagto.

MW Deni ''Puntland ha u baqina intay dowladiina iyo ciidankiina joogaan, Caga-jugleyn iyo dig-dig nina ka yeeli mayno''
08/13/2026

MW Deni ''Puntland ha u baqina intay dowladiina iyo ciidankiina joogaan, Caga-jugleyn iyo dig-dig nina ka yeeli mayno''

”MW Xasan Sh. oo sheegay cidda u xun shacaka Soomaaliyeed.“Qofka hantida Shacabka boobaya waxaa ka xun kan maskaxda iyo ...
08/12/2026

”MW Xasan Sh. oo sheegay cidda u xun shacaka Soomaaliyeed.

“Qofka hantida Shacabka boobaya waxaa ka xun kan maskaxda iyo maanka dadka dhacaya

Address

Minneapolis, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yusuf Abdi Shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yusuf Abdi Shire:

Shortcuts

Share