04/22/2026
Fadlan nagalasoo qeyb gal, Ololaha Isu Imaatinka Taageerada musharax Abdu Rahman ee kursiga Xildhibaan 60B
Taariikh: Jimco, May 8aad 2026
Waqti: 6:00 fiidnimo
Goobta: Hadhwanaag Restaurant Hall
Address: 2532 25th Ave S Minneapolis, MN 55406
Macluumaad dheeraad ah kala xiriir: Abdirahman Farah - tell: 612-227-8663