Ahmed Young Boss

Ahmed Young Boss I am a journalist and editor, a Facebook activist advocating for freedom of speech, good governance, and anti-corruption.

Asc walaalayaal, magacygu waa Ahmed Boss. Waxaan ahay activist (halgamaa) u taagan wanaagga iyo nabadda.

Taliye iyo ciidankiisa aad ayay u qurux badan yihiin. Difaaca dalkiinna iyo dadkiinna. Adigoo dhaxal reebi kara, hana no...
10/02/2026

Taliye iyo ciidankiisa aad ayay u qurux badan yihiin. Difaaca dalkiinna iyo dadkiinna. Adigoo dhaxal reebi kara, hana noqon mid dhinta oo aan la tabin. Soomaaliya Soomaali baa leh. 💪🇸🇴💪

10/01/2026

Camalkaaga hagaaji, 10-kaas su’aaloodna si fiican u xifdi, si camalkaagu u fiicnaado.

Shacabka Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa maanta si weyn uga qaybgalay codbixinta, iyagoo u codeynaya xubnaha Golaha Wakii...
09/30/2026

Shacabka Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa maanta si weyn uga qaybgalay codbixinta, iyagoo u codeynaya xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka. Horumar weyn ayaa ka muuqda doorashooyinka gobollada Soomaaliya. War soo guul mahan 💪🇸🇴💪

Zoonak haddii ay sidaas ahaan jirtay oo maanta sidan loo horumariyey, miyaanay habboonayn in dowladda iyo cid kasta oo g...
09/29/2026

Zoonak haddii ay sidaas ahaan jirtay oo maanta sidan loo horumariyey, miyaanay habboonayn in dowladda iyo cid kasta oo gacan ka geysatay looga mahadceliyo. Maxaa loo cambaaraynayaa. 👀

Wow! Maanta Ra’iisul Wasaare Xamse wuu yaabay! Tababar aan horay loo arag ayaa lagu soo dhoweeyay wiilashii aan idin she...
09/28/2026

Wow! Maanta Ra’iisul Wasaare Xamse wuu yaabay! Tababar aan horay loo arag ayaa lagu soo dhoweeyay wiilashii aan idin sheegi jiray ee birlabka ahaa. Geesiyaasha Ciidanka Qaranka ayuu Ra’iisul Wasaare Xamse tababarka u soo xiray. War soo guul mahan. 💪🇸🇴💪

Wadaadkan ayaa koox dhalinyaro ah u diiday inay ku tukadaan masaajidka uu mu’adinka ka yahay, sababo la xiriira sida ay ...
09/26/2026

Wadaadkan ayaa koox dhalinyaro ah u diiday inay ku tukadaan masaajidka uu mu’adinka ka yahay, sababo la xiriira sida ay timaha u jareen. Dhalinyaradii oo koox ahayd ayaa isugu tagtay wadaadka, dhulka dhigtay, dabadeedna garaacday. Maxay kula tahay arrintan adigu?

Anigu waxaan qabaa inaysan habboonayn in dhalinyarada masaajidka laga hor istaago inay ku tukadaan timaha say u jareen awgood. Ilaahay ayaa og qofku waxa uu yahay iyo waxa qalbigiisa ku jira.

09/25/2026

Shacabka Puntland oo aragtidooda ka dhiibtay gooni-isu-taagga la sheegay.

Muqdisho waa tan! Marka ummaddu nabad hesho, horumarkaas ayay gaartaa. Su’aashu waxay tahay: maxaa horumarka Muqdisho da...
09/25/2026

Muqdisho waa tan! Marka ummaddu nabad hesho, horumarkaas ayay gaartaa. Su’aashu waxay tahay: maxaa horumarka Muqdisho dadka qaar uga xun yihiin?

09/24/2026

Meel fog ayaan uga imid inaan helo ducada waalidkayga. Waa hanti aanan wax kale ku beddelan karin.

Waa lama-taabtaan astaanta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Iska jir, dowlad-diidow! 💪🇸🇴💪
09/22/2026

Waa lama-taabtaan astaanta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Iska jir, dowlad-diidow! 💪🇸🇴💪

Address

2910 E Franklin
Minneapolis, MN
55406

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm

Telephone

+16125016145

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Young Boss posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share