Hagoogane Media

Hagoogane Media kala soo xiriir Number: +252634497925

07/05/2025

Dadka ssc ee imaatinka reer maakhir turxaanta galinaya waxay ka soo hor jeedaan jiritaanka ssc
"Siyaasi cadar ismaaciil dhab-dhable"

07/05/2025

Siyaasi Axmed Gacmayare horayna usoo noqday Af-hayeenka SSC-Khatumo ayaa digniin k**a dambays ah u Hawada u mariyey Hogaamiyaha SSC-KHATUMO, isagoo ugu baaqay inuu Doorashada wakhtigeeda ku qabto.

Hagoogane Media

07/04/2025

Adeegyada Caafimaad ee ay bixiso Xarunta Al-Hidaaya Medical Centre Laascaanood .

Kala xidhiidh:
0634936425
0634934431
0634946579

07/03/2025

Dhalinyarada gobolka cayn waa inay isu timaada su'aalana is waydiiyaan

07/02/2025
07/02/2025

Tariikhdu waxbay hagtaa, sooyaalkii taariikheed ssc-khaatumo nin walba wixii uu ku qortay ayaa horyaal
Yaan la il duufin.

Xafladda Shaacinta Musharax Madaxwayne Maxamuud Xuseen Barre (Majabe)
07/02/2025

Xafladda Shaacinta Musharax Madaxwayne Maxamuud Xuseen Barre (Majabe)

Hambalyo Maalinta 1-da Luulyo –Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka Soomaaliyeed.Xisbiga Towfiiq wuxuu munaasabadda...
07/01/2025

Hambalyo Maalinta 1-da Luulyo –Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka Soomaaliyeed.

Xisbiga Towfiiq wuxuu munaasabadda qaran ee 1-da Luulyo awgeed, si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Maalintan qiimaha weyn leh waxay astaan u tahay midnimo, halgan, iyo guul ay gaareen halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda, waqtigooda, iyo maskaxdoodaba u huray sidii Soomaaliya u noqon lahayd dal xor ah oo mideysan.

1-da Luulyo 1960 waxay ahayd maalin ay shacabka Soomaaliyeed dib u hanteen karaamadooda, dalkoodana u mideeyeen hal calan, hal qaran iyo hal dowlad. Waa maalin mudan in la xuso, la xuso dadkii halganka u galay, iyo in la xoojiyo midnimada, wadajirka, iyo dareenka qaranimo ee Soomaaliyeed.

Xisbiga Towfiiq wuxuu aaminsan yahay in midnimada, cadaaladda, iyo horumarka ay yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee qarankeennu ku taamayo. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrineynaa in ay sii xoojiyaan wadajirka iyo is-aaminaadda si loo helo Soomaaliya barwaaqo ah, nabad ah, oo caddaalad ku dhisan.

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!

Munaasibadda Qaran ee 1 Luulyo, waxaan hambalyo u dirayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, si gaar ah shacabka DG. SSC-...
06/30/2025

Munaasibadda Qaran ee 1 Luulyo, waxaan hambalyo u dirayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, si gaar ah shacabka DG. SSC-Khaatumo oo ah tiirka midnimada iyo jiritaanka Qarannimada dalka.

Xurmadle garaad jaaamac garaad cali garaad jaamac garaadka guud ee deegaanada SSC-KHAATUMO

06/30/2025

DEG-DEG: Maxamuud Xuseen Bare (majabe) oo ah Nin Dhaliyara Ah Ayaa Shaaciyay Inuu Yahay Musharax Utagan Xilka Madaxwaynaha SSC Khaatumo.

06/28/2025

Caaqil faarax muuse ayaa cudud ciidan lagu wareejiyey si uuga sifeeyo horgalada iyo xoraynta ceergaabo u jihaysray

06/27/2025

Waqtigan Yaa ku haboon hogaanka ssc-khaatumo ?

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hagoogane Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hagoogane Media:

Share