Dulmi Diid

Dulmi Diid dulmiga rabi ma jeclo

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—–๐—”๐—•๐——๐—จ๐—Ÿ๐—ค๐—”๐—”๐——๐—œ๐—ฅ ๐— ๐—”๐—ซ๐—”๐— ๐—˜๐—— ๐—ก๐—จ๐—จ๐—ฅ (๐—๐—”๐—”๐— ๐—”๐—–) ๐—ข๐—ข ๐—Ÿ๐—ข๐—ข ๐——๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—š๐—จ๐——๐——๐—ข๐—ข๐— ๐—œ๐—ฌ๐—”๐—›๐—” ๐—š๐—ข๐—Ÿ๐—”๐—›๐—” ๐—ฆ๐—›๐—”๐—–๐—”๐—•๐—ž๐—”Mudane ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ (๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ...
08/10/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—–๐—”๐—•๐——๐—จ๐—Ÿ๐—ค๐—”๐—”๐——๐—œ๐—ฅ ๐— ๐—”๐—ซ๐—”๐— ๐—˜๐—— ๐—ก๐—จ๐—จ๐—ฅ (๐—๐—”๐—”๐— ๐—”๐—–) ๐—ข๐—ข ๐—Ÿ๐—ข๐—ข ๐——๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—š๐—จ๐——๐——๐—ข๐—ข๐— ๐—œ๐—ฌ๐—”๐—›๐—” ๐—š๐—ข๐—Ÿ๐—”๐—›๐—” ๐—ฆ๐—›๐—”๐—–๐—”๐—•๐—ž๐—”

Mudane ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ (๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Doorashadii maanta ka dhacday Muqdisho, ayuu ku helay ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฎ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ, halka Xildhibaan ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป (๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ) uu helay ๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ.
๐Ÿ‘ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
fans

๐—ค๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—ด๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต: ๐—›๐—ผ๐˜†๐—ผ ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฎ๐—ตโ€œLove is a scamโ€ โ€” Jacaylku waa khiyaan...
08/10/2026

๐—ค๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—ด๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต: ๐—›๐—ผ๐˜†๐—ผ ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฎ๐—ต

โ€œLove is a scamโ€ โ€” Jacaylku waa khiyaano.

Erayadan murugada xambaarsan waxaa ku dhawaaqday Beki, oo ah hooyo Kenyan ah oo maanta nolol adag kula nool laba carruur ah oo uu u dhalay nin Soomaali ah.

Beki ayaa sheegtay inay muddo 7 sano ah xiriir la lahayd Cali Maxamed Macallin Cali Kiimiko, waxaana xiriirkaas ku dhashay laba carruur ah, wiil iyo gabar.

Hase yeeshee, sida ay sheegtay, ninkii ayaa ka dhuuntay isaga oo ka tegay iyada iyo carruurtii. Ilaa iyo hadda ma hayso xog cad oo ku saabsan halka uu ku sugan yahay, balse waxay rumaysan tahay inuu Soomaaliya aaday.

Maanta, Beki waxay waddooyinka Kenya ku iibisaa alaabooyin yaryar, si ay uga soo saarto nolol maalmeedka carruurteeda. Iyadoo ah hooyo keligeed masuul ka ah laba carruur ah oo yaryar, waxay wajahaysaa nolol aan sahlanayn iyo caqabado badan.

Waxa ugu weyn ee ay maanta doonayso ma aha wax badanโ€”waxay rabtaa in carruurteedu ay aabbahood helaan, isla markaana ay mar kale fursad u hesho inay la hadasho ninkii ay sannado badan la soo noolayd.

Intii lagu jiray wareysiga, Beki waxay sheegtay inay weli jeclaan lahayd in Cali uu la soo xiriiro si uu u ogaado xaaladda labada carruur ah ee uu dhalay.

YouTuber-kii wareysiga qaaday ayaa sidoo kale fariin u diray Cali, isaga oo ugu baaqay inuu raadiyo qoyskiisa, kana war hayo carruurtiisa oo maanta wajahaya nolol adag.

Haddii aad taqaan Cali Maxamed Macallin Cali Kiimiko, ama aad taqaan qof garanaya, fadlan fariintan la wadaag oo ku mention-garee.

Waxaa laga yaabaa in hal share uu noqdo sababta ay hooyadan, aabbaha iyo labada carruur ah mar kale isku helaan. โค๏ธ

Carruurtu waxay xaq u leeyihiin inay aabbayaashood xaqii aay ku lahaayeen helaan si aay u helaan koriimo wanaagsan
fans

๐—˜๐—ง๐—›๐—œ๐—ข๐—ฃ๐—œ๐—”๐—ก ๐—”๐—œ๐—ฅ๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—˜๐—ฆ ๐—ข๐—ข ๐—›๐—ข๐—ฅ ๐—œ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—”๐—š๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—ฆ๐—”๐—™๐—”๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—š๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—˜ ๐—–๐—จ๐— ๐—”๐—ฅ ๐—–๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—กShaqaalaha Ethiopian Airlines ee ka howlgala Garoonka D...
08/09/2026

๐—˜๐—ง๐—›๐—œ๐—ข๐—ฃ๐—œ๐—”๐—ก ๐—”๐—œ๐—ฅ๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—˜๐—ฆ ๐—ข๐—ข ๐—›๐—ข๐—ฅ ๐—œ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—”๐—š๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—ฆ๐—”๐—™๐—”๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—š๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—˜ ๐—–๐—จ๐— ๐—”๐—ฅ ๐—–๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ก

Shaqaalaha Ethiopian Airlines ee ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa la sheegay inay hor istaageen safarka garsoore Cumar Cabdulkadir Cartan, xilli uu maanta ka safrayay Muqdisho, isagoo ku sii jeeday magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka.

Sida wararku sheegayaan, garsooraha ayaa watay Schengen Visa, waxaana markii hore loo daabacay boarding pass-kiisa safarka Muqdisho โ†’ Addis Ababa โ†’ Frankfurt. Hase yeeshee, wax yar ka hor waqtigii duulimaadka, ayaa la sheegay in boarding pass-kii laga jeexay, taas oo sababtay in safarkiisa hakad galo.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in arrintan ay ka dambeysay qoraal uu garsoore Cartan shalay ku daabacay Facebook, kaas oo uu ku dhaliilay adeegyada Ethiopian Airlines iyo dib-u-dhacyada la xiriira duulimaadyada. Inkastoo uu markii dambe qoraalkaas ka saaray bartiisa Facebook, haddana waxaa ka dhashay falcelin iyo dood la xiriirta adeegga shirkadda.
Garsoore Cumar Cabdulkadir Cartan ayaa Muqdisho uga baxay safar shaqo, waxaana la filayaa inuu door ka qaato kulanka Aston Villa iyo PSG ee UEFA Super Cup, haddii uu gaaro goobta kulanka.

Ilaa hadda, faahfaahin rasmi ah oo ka soo baxday Ethiopian Airlines oo si cad u xaqiijinaysa sababta boarding pass-ka loo jeexay lama helin.
Waxaan garsoore Cumar Cartan u rajeyneynaa safar nabdoon, guul iyo inuu si wanaagsan u gutto waajibaadkiisa garsoornimo.
fans

๐—๐—ผ๐—ฒ ๐—•๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ  ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎMadaxweynihii hore ee Mareykanka, Joe Biden, ayaa wajahaya xaalad caa...
08/09/2026

๐—๐—ผ๐—ฒ ๐—•๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Joe Biden, ayaa wajahaya xaalad caafimaad oo culus, iyadoo kansarka prostate-ka ee laga helay uu sii fiday, sida uu sheegay wiilkiisa Hunter Biden.

Hunter Biden oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in kansarku uu gaaray lafaha iyo meelo kale oo jirka ah, isla markaana xaaladdu ay Biden ku keentay xanuun iyo tabar-darro weyn. ๏ฟฝ

Biden waxaa markii ugu horreysay si rasmi ah loogu dhawaaqay inuu qabo kansarka prostate-ka bishii May 2025, iyadoo xafiiskiisu sheegay in kansarku yahay nooc halis ah oo waqtigaas gaaray lafaha. ๏ฟฝ

Warbixintan cusub ayaa dib u soo celisay walaaca ku saabsan xaaladda caafimaad ee madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka, oo hadda 83 jir ah.
fans

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—น ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜† ๐—Ÿ๐—ผ๐˜‚๐—ถ๐˜€๐˜ƒ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฒ, ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜‚๐—ฐ๐—ธ๐˜†Waxaa magaalada Louisville, Kentucky, ee ...
08/08/2026

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—น ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜† ๐—Ÿ๐—ผ๐˜‚๐—ถ๐˜€๐˜ƒ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฒ, ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜‚๐—ฐ๐—ธ๐˜†

Waxaa magaalada Louisville, Kentucky, ee dalka Mareykanka ka dhacay shil gaari oo murugo leh kaas oo ay ku geeriyoodeen laba wiil oo Soomaali ah, kuwaas oo la sheegay inay deganaayeen magaalada Columbus, Ohio.

Mid ka mid ah marxuuminta ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cartan, oo sidoo kale loo yaqaanay Axmed Taajir.
Sida lagu sheegay wararka la helayo, shilku wuxuu dhacay xilli ku beegan 5:00 aroornimo, xilliga salaadda Subax. Wararka ayaa tilmaamaya in gaariga uu ka baxay jidkii uu marayay xilli la doonayay in leexasho lagu sameeyo, waxaana uu ku dhacay shil sababay geerida labada wiil.

Ilaa hadda si rasmi ah looma xaqiijin sababta keentay in gaarigu jidka ka baxo iyo faahfaahinta ku saabsan sida shilku u dhacay.

Labada marxuum ayaa la sheegay inay muddo ku noolaayeen magaalada Columbus, Ohio, halkaas oo ay bulshada Soomaaliyeed ku dhex lahaayeen sumcad aad u wanaagsan.

Ilaahay ha u naxariisto Maxamed iyo Axmed, eheladii, qaraabadii iyo dhammaan qoyskii ay ka geeriyoodeenna samir iyo iimaan haka siiyo. Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.
fans

๐—ช๐—”๐—ซ๐—”๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—œ ๐—ก๐—”๐—ซ๐—”๐—ฅ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—Ÿ๐—˜๐—› ๐—œ๐——๐—œ๐—ก ๐—ž๐—”๐—š๐—” ๐—–๐—ข๐——๐—ฆ๐—”๐—ก๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—”๐—” ๐—œ๐—ก ๐—”๐—”๐—— ๐—ก๐—”๐—Ÿ๐—” ๐—™๐—”๐—”๐—™๐—œ๐—ฆ๐—”๐—”๐—ก ๐—˜๐—›๐—˜๐—Ÿ๐—”๐——๐—” ๐— ๐—”๐—ฅ๐—ซ๐—จ๐—จ๐— ๐—ž๐—”, ๐—ฆ๐—”๐—ช๐—œ๐—ฅ๐—ž๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—” ๐—œ๐——๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—จ๐—ค๐——๐—ข, ๐—ข๐—ข ๐—”๐—ฌ ๐—ฆ๐—ข๐—ข ...
08/07/2026

๐—ช๐—”๐—ซ๐—”๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—œ ๐—ก๐—”๐—ซ๐—”๐—ฅ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—Ÿ๐—˜๐—› ๐—œ๐——๐—œ๐—ก ๐—ž๐—”๐—š๐—” ๐—–๐—ข๐——๐—ฆ๐—”๐—ก๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—”๐—” ๐—œ๐—ก ๐—”๐—”๐—— ๐—ก๐—”๐—Ÿ๐—” ๐—™๐—”๐—”๐—™๐—œ๐—ฆ๐—”๐—”๐—ก ๐—˜๐—›๐—˜๐—Ÿ๐—”๐——๐—” ๐— ๐—”๐—ฅ๐—ซ๐—จ๐—จ๐— ๐—ž๐—”, ๐—ฆ๐—”๐—ช๐—œ๐—ฅ๐—ž๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—” ๐—œ๐——๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—จ๐—ค๐——๐—ข, ๐—ข๐—ข ๐—”๐—ฌ ๐—ฆ๐—ข๐—ข ๐—–๐—”๐—”๐—™๐—œ๐—ฆ๐—”๐—ฌ ๐—•๐—”๐——๐——๐—” ๐——๐—˜๐—š๐— ๐—”๐——๐—” ๐—–๐—”๐—•๐——๐—œ๐—–๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ.

๐—™๐—”๐——๐—Ÿ๐—”๐—ก ๐—Ÿ๐—” ๐—ช๐—”๐——๐—”๐—”๐—š ๐—ฆ๐—œ ๐—”๐—”๐—ก ๐—จ ๐—›๐—˜๐—Ÿ๐—ก๐—ข ๐—˜๐—›๐—˜๐—Ÿ๐—”๐——๐—” ๐— ๐—”๐—ฅ๐—ซ๐—จ๐—จ๐— ๐—ž๐—”.

๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—› ๐—›๐—” ๐—จ ๐—ก๐—”๐—ซ๐—”๐—ฅ๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—ง๐—ข.
fans

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ฟ ๐—ž๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฟ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† "๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฃ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ป๐—ฒ" ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ...
08/07/2026

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ฟ ๐—ž๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฟ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† "๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฃ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ป๐—ฒ" ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป $๐Ÿญ๐Ÿฏ๐Ÿฌ,๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฌ.

Pennsylvania, Mareykanka โ€“ Shaqaale hore uga tirsanaa maqaayadda Burger King ee magaalada Breinigsville, gobolka Pennsylvania, ayaa helay taageero dhaqaale oo ka badan $130,000, kaddib markii shaqadii laga eryay, sida lagu sheegay olole lacag ururin ah oo loo sameeyay.

Shaqaalahan oo lagu magacaabo Hamilton, ayaa shaqada laga ceyriyay kaddib dhacdo dhexmartay iyada iyo macmiil lagu magacaabo Rami Feinstein, oo ah fannaan u dhashay Israa'iil kana haysta dhalashada Mareykanka. Muuqaal laga duubay dhacdada ayaa si weyn ugu faafay baraha bulshada.

Sida uu sheegay Rami, Hamilton ayaa macmiilka weydiisay halka uu asal ahaan ka soo jeedo. Markii loo sheegay inuu ka yimid Israa'iil, ayay ku jawaabtay ereyada "Free Palestine" (Xoreeya Falastiin).

Dhacdadan ayaa dhalisay dood xooggan oo ka taagan baraha bulshada. Dad badan ayaa taageeray Hamilton, iyagoo lacag u ururiyay si ay u garab istaagaan, halka qaar kalena ay ku doodeen in goobaha shaqadu ay leeyihiin xeerar lagu ilaalinayo dhexdhexaadnimada iyo hab-dhaqanka shaqaalaha.

Arrintan ayaa dib u soo nooleysay doodaha la xiriira xorriyadda hadalka, siyaasadaha goobaha shaqada, iyo cawaaqibka ka dhalan kara muujinta aragtiyada siyaasadeed inta lagu guda jiro shaqada.

Burger King weli si rasmi ah ugama aysan faalloon sababta shaqaalahan shaqada looga eryay, iyadoo xogaha la faafiyay ay inta badan ku saleysan yihiin wararka iyo muuqaallada lagu baahiyay baraha bulshada.
fans

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ป๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ธ๐—ฎ, ๐˜€๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ป ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ผ, ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐˜†...
08/06/2026

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ป๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ธ๐—ฎ, ๐˜€๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ป ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ผ, ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ฟ.
๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ.
๐—™๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ, ๐˜€๐—ถ ๐—ฒ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ.
fans

๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ป๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ, ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜†.Ugu dambeyn Salma, oo...
08/06/2026

๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ป๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ, ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜†.

Ugu dambeyn Salma, oo maalmihii u dambeeyay ku jirtay xaalad caafimaad oo aad u liidatay, ayaa geeriyootay kadib dhaawacyo culus oo ka soo gaaray dab ka dhashay dhacdo murugo leh.

Sida wararku sheegayaan, Salma iyo Maxamed waxay ahaayeen lamaane uu ka dhexeeyay xiriir jacayl. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in dhacdadan ay timid kaddib muran la xiriiray maseyr, taasoo sababtay in Maxamed uu dab isqabadsiiyo xilli ay wada joogeen, waxaana dabkaas ku dhaawacantay Salma.

Maxamed ayaa maalmo ka hor u geeriyooday dhaawacyadii ka soo gaaray dabka, halka Salmana ay maanta u geeriyootay dhaawacyadii culusaa ee ka soo gaaray isla dhacdadaas.
Dhacdadan oo ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa murugo iyo naxdin ku abuurtay bulshada, iyadoo dad badan ay ka tacsiyeeyeen geerida mohamed iyo salma.

Alle ha u naxariisto Maxamed iyo Salma, ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan intii ay ka baxeena samir iyo iimaan Alle haka siiyo. Aamiin.
fans

Address

Dr Rogers
Minneapolis, MN
56763

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulmi Diid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dulmi Diid:

Shortcuts

Share