Codmaal TV

Website

Codmaal TV Codmaal TV
Your voice. Your story. Our lens. Videos | News | Podcasts | Social Awareness and More
(1)

Congratulations to the Metro Schools College Prep team on their success in Minnesota high school sports .
10/15/2026

Congratulations to the Metro Schools College Prep team on their success in Minnesota high school sports .

10/13/2026

Maxaa dhici lahaa haddi dad dhiman lahaayeen...

10/12/2026

🎙️ Siyaasi Xabib Sh Yaasiin oo aan ka wareysannay khilaafka DFS iyo Puntland, safarkii MD Xasan Sheekh ee Gaalkacyo, amniga iyo horumarka Puntland, iyo go’aanka u furan Dowladda iyo shacabka Puntland haddii xal laga gaari waayo khilaafka iminka taagan.

🎥 Ka daawo CODMAAL TV.

10/12/2026

Coming soon dhibaatada caruurta somalida Minnesota yaa ka masuula ah ma waalidka ,dowlada mise wax kale jira . Aqooyahan fadil

10/12/2026

Goobo Ganacsi oo Soomaali leedahay oo Dab Qabsaday, Mulkiilaha Building-ka lehna Dollar Store ku yaala Franklin Ave & 13th kasoo horjeedka ALDI, ayaan ka wareysanay siday wax u dheceen

10/11/2026

Store Soomaali leedahay oo dab xoogan qabsaday

10/09/2026

Ayax tag eelna reeb Taariikhdii AUN Ayax Dhowre....

10/07/2026

Abdi Print Shop Minneapolis oo lagu sameeyo adeegyada daabacaada kala duwan ayaan soo booqanay
Daawo Muuqaalkaan

10/05/2026

🧠 Noocyada xanuunnada dhimirka, waxyaabaha sababa, iyo sida Psychotherapy (daaweynta cilminafsiga) loogu caawiyo dadka la nool xanuunnada dhimirka. Maxaa Sababa, Sideese Loo Daweeyaa?

Sidoo kale, sidee loo garan karaa qofka u baahan gargaar, maxaase la samayn karaa si looga hortago inuu qofku naftiisa ama dadka kale waxyeelleeyo?

🎥 Daawo wareysiga oo dhammeystiran.

Psychotherapist: Mohamud Abdi Hussein.

10/04/2026

Suldaanka Guud ee beesha Yibiraha ama Rer Beni Xaniifa oo ka sheekeynaya xoolihii samanyaha ee ay ka qaadan jireen reerkii wiil u dhasho...

Address

Minneapolis, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codmaal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share