Riiraash Pro

Riiraash Pro Warar warbixino iyo wareeysi

12/13/2025

Wali Makugu dhacday sidaan oo kale ?

11/26/2025

MARKI 50g Lamarayay bu iska seexday legendkan wax ka dheh 😂🙈

11/25/2025

Moray eels ba la dhaha waa halis cunistisa Lama amanin sido kale waxa loo yaqana haramcadka Bada

11/20/2025

Markan xanaqo ma aqaan Waxaan sameynayo waxa sidaas tiri naagtii gabadha Yar qalatay

11/15/2025

Reerka gabadha wax ay todobaad ka shekeyan way arkeen 😂

10/27/2025

Somalinimada wax ka Macaan malahan

Ma jirto cadeyn caafimaad ama mid saynis oo xaqiijinaysa in isku qaadashada ama cunista kalluunka iyo caanaha ay khatar ...
10/24/2025

Ma jirto cadeyn caafimaad ama mid saynis oo xaqiijinaysa in isku qaadashada ama cunista kalluunka iyo caanaha ay khatar ku yihiin caafimaadka. 🥛🐟
Adiga ma aaminsaneed arintaas mise hadda ayaad wali aaminsantahay inaan laysku qaadan karin kalluun iyo caano saaxib sare?

‎Abdifatah Daahiye ✍️ ✍️

Mustafe Daud

10/22/2025

Hi everyone! 🌟 You can support me by sending Stars - they help me earn money to keep making content you love.

Whenever you see the Stars icon, you can send me Stars!

Laacibka Kooxda Dekedaha zaqraawi ayaa lagu soo Warameyaa in laga la yahay Xerada Kooxda oo ku Sugan  Dalka Masar 🇪🇬Waxa...
10/22/2025

Laacibka Kooxda Dekedaha zaqraawi ayaa lagu soo Warameyaa in laga la yahay Xerada Kooxda oo ku Sugan Dalka Masar 🇪🇬Waxaana loo Badineyaa inuu Tahriibay Ila iyo Libya 🇱🇾

🧪 SIDEE LOO HUBIYO IN TALLAALKA CAGAARSHOWGA UU SHAQAYNAYO1. Tijaabo dhiig ah (Antibody Test)➡️ Ka dib markaad dhamayso ...
10/19/2025

🧪 SIDEE LOO HUBIYO IN TALLAALKA CAGAARSHOWGA UU SHAQAYNAYO

1. Tijaabo dhiig ah (Antibody Test)
➡️ Ka dib markaad dhamayso dhammaan irbad tallaalka (badanaa 3 irbad ), waxaad samayn kartaa tijaabo dhiig ah oo la yiraahdo
“Hepatitis B surface antibody (anti-HBs)”.

Haddii natiijadaadu ay tahay ≥ 10 mIU/mL, waxay ka dhigan tahay in jirkaagu leeyahay difaac ku filan (tallaalka waa shaqeeyay).

Haddii ay ka hooseyso 10, waxaa laga yaabaa in loo baahdo tallaal kale ama dib u celin.

2. Goorta la sameeyo tijaabada
➡️ Tijaabada waa in la sameeyaa 1 ilaa 2 bilood ka dib markaad dhamayso tallaalka ugu dambeeya.

3. Haddii natiijadaadu wanaagsan tahay
➡️ Looma baahna tallaal kale, difaacu wuu ku sii jirayaa sanado badan — badanaa in ka badan 20 sano.

W/Q Mustafe Daud

10/19/2025

Dayax iyo team block waaba dad waalan 😂🙈

10/17/2025

Sxbka oo beec ah u wac 😂😂

Address

New City, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Riiraash Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share