Muscab jigger

Muscab jigger Caways curin iyo cilmi🎙️

08/07/2025

Waxaan rabaa inan ka maarmo baahi bani’aadan?
Adeer Cali ayaa sidaa yidhi oo beertan abuurtay 🌴🌽

Muda badan oo aan barahayga bulshada ka maqnaa sababo jiro awgood, Waan soo laabtay waxaanan halkan kusoo gudbin doona b...
06/07/2025

Muda badan oo aan barahayga bulshada ka maqnaa sababo jiro awgood,

Waan soo laabtay waxaanan halkan kusoo gudbin doona barnamijyo cusub oo bulshadeena waxtar uleh sida barashada bilicda dhulkena
Tariikhaha ku duugan deganka
Sdkle waxan horey usii wadi doona kaftankii iyo sheekooyin cusub 🙏

📍dhulkii ciideed

Mahadsanidiin sxbayaal 🙏

Waxaan tuulada Goohi ee qabalega labiga ee dagmada dhagax buur kula kulamy Cali maxamud jamac oo ah mulkiilaha beertan h...
30/06/2025

Waxaan tuulada Goohi ee qabalega labiga ee dagmada dhagax buur kula kulamy Cali maxamud jamac oo ah mulkiilaha beertan halkaas oo uu malin qaybteen oon ku sugnay nagu sodhaweyay,

Beertan waxaa kasoo baxa qaybaha kala duwan ee midhaha sida hadhuudhka galayda sdkle waxa ka baxa calafka xoolaha si looga gaashanto abaaraha dhaca loona helo calaf xiliyada adag

Adeer Cali waxan ka diyarinay barnamij wuxuuna noo sheegay inuu udiyar garoobay inuusan wax bananka ka yimid ku tashanin sdkle wuxuu bulshada ugu baaqay inay dhulka wax kasoo saartaan si looga maarmo gacan bani aadam oo xili kasta gu’i karta,

Adeer cali aniga runtii waan kahelay fikirkiisa waxanan rajaynaya inuu wax badan kabadali doono noloshiisa iyo bulshada halkaas kula dhaqan,

Maxan Kula kulmay isbitalka Jigjiga,Waxaan mudo 33 cisho ah  ku jiray isbitaalka wayn ee referalka oo aan abahay kuhayay...
24/06/2025

Maxan Kula kulmay isbitalka Jigjiga,

Waxaan mudo 33 cisho ah ku jiray isbitaalka wayn ee referalka oo aan abahay kuhayay oo shil gaadhi galay adeegisu maxuma waxaa see baahi wayn loo qabaa Dhiiga dadka marka loo baahdo kaaso laga yaabo in malintii 200 qof kabadan dhiigooda loo baahan karo balse lawaayo sida ani igu dhacday.

Waxaa uu Aabo ubaahday dhiig noociisu yahay A+ ilaa 3 baag, lkn se waxaan helay 1 baag oo kamida Waxaan isla markiina kubaahiyay barahayga bulshada halkas oo ay asxbtaydu intooda ugu badan ilasoo xidhiidheen iina yimaadeen ku dhawaad 15 qof markiiba oo aan helnay dhiib badan oo aan isticmalaynay qaliimadii kala duwana ee uu aabo galay bahideediina ka baxnay madamon dhiig badan shubnay,
Alx Aabo waa roonyahay waana soo raynayaa cafimadkiisu walow uu wayay laxaadkiisa wayb kamid ah 🥲

Balse waxaan aad uga naxay gabadh raadinaysay dhiiga noociisu yahay O- oo ay wayday cid dhiiga leh iyagoo markana keentay gabdho asxbteeda iyo ehel keeda ah Balse maysan helin dhiiga ilaa ay waqti badan ay ku qaadatay sdkle banku wax dhiiga haba yaratee ma oolin noc kasta oo dhiiga,

Bank dhiiga waxa uu aroortii diraa team dhiiga soo shubo dadkana ka codsada inay dhiig shubaan si loogu adeego bulshadeena ubahan oo laga yabo in la keeno isbitaalka kumanan qof oon xataa ehel iyo qarabi midna la soconin, balse teamku ma helan dhiig kufilan baahida isbitaalka iyo bulshada uu u adeego sabatoo ah ma shubaan dadkeenu dhiiga,

Ugu danbayn waxaan ka codsanayaa bulshowaynta ku dhaqan deganka somalida khasatan casimada Jigjiga in ay ku dadaalan shibida dhiiga si aynu u badbaadino dadkeena,illahayba wax badbadiye, waxana macqula inay idink dhacday qaybo idinka mid ah,

sdkle dadka dhiiga helitaankoodu yar yahayna loo sameeyo groupyo khaasa si loo heli xiliyada adag ee loo baahdo

W/Q Muscab mustafe

Aabo Allah noo kaa caafiyo adiyo dadka halka ku waxyelobayba 🥲Shil gaari oo saaka kadhacay tuulada hoodale ee dagmada dh...
22/05/2025

Aabo Allah noo kaa caafiyo adiyo dadka halka ku waxyelobayba 🥲

Shil gaari oo saaka kadhacay tuulada hoodale ee dagmada dhagax buur oo dad badani wax kasoo gaadheen 2 qofna ku geeriyootay Allah unaxariiste
Ayuu kamid ahaa Aabahay Abdi awyuusuf 🥲

Waxaan ka codsanyaa bulshadayda halkan ku xidhan inay iigu soo duceeyaan Aabahay iyo bulshasa kle ee halkaa ku wax yeelowday in illahay caafimaad dagdaga noosiiyo 🥲🤲

………..Rajadu waa inaga……..Waa buug uu qoray wllky abwaan H**e buba oo uu kusoo bandhigi doono  magalada Jigjiga 25 may ee...
20/05/2025

………..Rajadu waa inaga……..

Waa buug uu qoray wllky abwaan H**e buba oo uu kusoo bandhigi doono magalada Jigjiga 25 may ee fooda inagu soo haysa habenimada axada iyo hallka managmentiga

Sxb nagala soo qayb gal habeenka nalana qurxi madasha khaasatan bahda qalinlayda iyo akhristayasha.

14/05/2025

SAFARKII DAL BARASHADA EE GOBOLADA FAAFAN, ERER, NOGOB, IYO AFDHEER ゚viralシ

📍H a r g e e l e 📷Muscab jigger
14/05/2025

📍H a r g e e l e

📷Muscab jigger

Vacation time 🔥👌📍Duleedka hargeele
12/05/2025

Vacation time 🔥👌

📍Duleedka hargeele

📍H a r g e e l e ❤️Qadafi Nuur Ali BN Mo AinansheHalkas Ayaan caawa ku caano ku dhamayna 🙌
10/05/2025

📍H a r g e e l e ❤️

Qadafi Nuur Ali BN
Mo Ainanshe

Halkas Ayaan caawa ku caano ku dhamayna 🙌

Vacation time Follow me
09/05/2025

Vacation time Follow me

08/05/2025

📍Wadankii afdheer baan idinka soo salaamaya 📍

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muscab jigger posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muscab jigger:

Share