Ibrahim mohamed maalim

Ibrahim mohamed maalim Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ibrahim mohamed maalim, News & Media Website, New York, NY.

Qaar ka mid ah ururrada bulshada ee u ololeeya maamul wanaagga iyo xuquuqul insaanka ayaa ka soo horjeestay in la kordhi...
09/26/2023

Qaar ka mid ah ururrada bulshada ee u ololeeya maamul wanaagga iyo xuquuqul insaanka ayaa ka soo horjeestay in la kordhiyo qiimaha lacageed ee bil kasta ay shaqaalaha ku biiriyaan sanduuqa qaran ee caymiska caafimaadka ee NHIF.

Maanta dunida iyo dalka waxaa laga xusayaa maalinta raadiyaha adduunka, waana maalin sida ay sheegayso hay’adda qaramada...
02/13/2021

Maanta dunida iyo dalka waxaa laga xusayaa maalinta raadiyaha adduunka, waana maalin sida ay sheegayso hay’adda qaramada midoobey ee tacliinta iyo hiddaha ee UNESCO loo asteeyay in la maamuuso raadiyaha.
Maalinta raadiyaha waxaa la qabtaa sanadkiiba mar, qaramada midoobey oo maalintan u asteeysay ama ugu talo gashay in la dhiirigeliyo ahmiyadda raadiyaha
Xuska sanadkan ayaa hal ku dhig waxaa u ah in raadiyuhu uu noqdo mid sare u qaado wada-noolaansho nabdoon.
Dhanka kale guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC ayaa sheegay in raadiyaha uu kaalin weyn ka qaatay la tacaalidda hadallada naceybka ku saleysan.
Waxaa uu guddigu sheegay in raadiyaha uu noqday madal fursad siisay aragtiyo isku dheeli tiran.

Kooxda Man City ayaa isha ku haysa in ay bar-barayso rikoodh ay ka dhigtay premier League ahna ilaalinta shabaqeeda mark...
02/13/2021

Kooxda Man City ayaa isha ku haysa in ay bar-barayso rikoodh ay ka dhigtay premier League ahna ilaalinta shabaqeeda marka ay la ciyaari doonto kooxda Tottenham caawa.

Kooxda Pep Guardiola ayaa ah koox si fiican u difaacanaysa premier League waxana ay dhawaan jabiyeen rikoodhka guulaha England iyaga oo 16 kulan oo xidhiidh ah badiyay.

Arinta ka dambaysa guulohooda ayaa ah difaacooda kuwaas oo kulamo badan shabaqooda ilaashaday xilli ciyaareedkan premier League. Adhiga kiwad gul lawadagaysaaaa

Address

New York, NY

Opening Hours

9am - 5pm

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibrahim mohamed maalim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share