BIDHAAMIYE TV

BIDHAAMIYE TV walalaaha qaaliga pageka waa entertainment only feel free madadaalo iyo qaraaxo

05/29/2025

Somali Sidee Leysugu Keeni Karaa See......


“Ninkeyga aan Aduunka u Jeclaa Hal Kalmad oo aan Hooyadiis dhahay ayuu igu Furay Habeen Madoow oo Saq dhexe ah Guriga ii...
05/16/2025

“Ninkeyga aan Aduunka u Jeclaa Hal Kalmad oo aan Hooyadiis dhahay ayuu igu Furay Habeen Madoow oo Saq dhexe ah Guriga iiga soo saaray, marka aan ku dhahay Maxaa igu Furtay waxa uu igu Jawaabay Furiin way kugu Yartahay inta aan lafahaaga Bur burin horteyda ka dhaqaaq, kalmada aan dhahay ee la igu Furay waxa ay aheyd Cajuusayahey Qaylo iyo Buuq uma baahni, hadalkan yar Wax wayn ma’ahan mana u Qalmin in la’igu Furo ”

Gabadhan ayaa sidaa Tiri, Maxay kula Tahay Adiga, mida kale hadalkas ay sheegtay Gabadha ma u Qalantaa in lagu Furo?

04/15/2025
Waxaa jirtay gabar Hinda la dhihi jirtay aadna u qurux badneyd, Gabadhaan quruxda ay laheyd darteed waxaa Aabaheed kasoo...
04/14/2025

Waxaa jirtay gabar Hinda la dhihi jirtay aadna u qurux badneyd, Gabadhaan quruxda ay laheyd darteed waxaa Aabaheed kasoo doontay Xajjaaj Bin Yuusuf, Balse Gabadha kuma qanacsaneen guurka Xajjaaj wayna diidey, Laakiin Aabaheed ayaa guurka ku qasbay sidaas ayayna ku guursatay Xajjaaj.

Naag Nin aysan rabin misna jecleyn sida loogu qasbo waa adagtahay, waxaa dhacday mudo sanad ah markii ay is qabeen, Maalin maalmaha kamid ah ayadoo hor fadhisay Muraayada, quruxdeeda iney muraayada ka dhex aragtay, balse waxay hadana xusuusatay iney tahay marwo u dhaxdo ninka ay necebtahay ee Xajjaaj Bin Yuusuf.

Nasiib xumadeeda markay aragtay ayay tirisay labo tuduc Gabay ah kuwaasoo macnahooda yahay; Hinda ma ahan waxaan aheyn Geenyo loo xalaaleeyay Baqal, hadey Geenyo kale dhasho waa xag ilaah, hadeyse Baqal dhasho, baqalka loo xalaaleeyay buu ka ahaaday".

Tuducyadaas waxay isku tilmaameysaa inay tahay Faras Geenyo ah qurux badan balse lagu khasaariyay Baqal ay iska dhaleen Dameer iyo Faras, ayadoona Baqalka ula jeedo Xajjaaj Bin Yuusuf.

Waxaa dhacday in Xajjaaj uu maqlay gabaygii ay Hinda tirisay markaa ayuu aad uga carooday wuxuuna usoo diray Khaadimkiisii asigoona ugu soo dhiibay fariin aheyd; "Labadaas Tuduc ee aad tirisay dartooda baan kugu furay hadaad mid sadaxaad ku dari laheydna carabka ayaan kaa goyn lahaa".
Sidoo kalana Khaadimkii wuxuu ugu soo dhiibay Lacag 20,000 oo Diinaar ah.

Khaadimkii markii uu u yimid Gabadhii ayuu ku yiri oraah gaaban oo aheyd; "كنتي فبنتي" taasoo macnaheeda yahay; "Waxaad aheyd xaaskiisa, balse haatan waxaad noqotay Garoobtiisa".
Hinda oo ka aftahansaneyd khaadimka sidoo kalana ujeedka hadalkiisa fahamtay ayaa tiri; "Waanu aheyn (yacni xaaska Xajjaaj) kumase faraxsaneen, Waa nala furay kamase murugoon". Kadibna lacagtii Labaatanka Kun aheyd ayay Khaadimkii siisay ayadoona uga dhigtay abaal marin, maadaama uu war bishaaro leh u keenay.

Gabadhii Hinda aheyd markii Xajjaaj uu furay waxaa la waayay nin usoo dhawaado oo nin walba lafihiisa ayuu la cabsaday, waa kee ninka ku dhaca inuu Guursado Naagtii Xajjaaj Bij Yuusuf ka careysiisay kadibna furay?.

Hinda dhankeeda markay aragtay in nimankii ka dideen nin usoo dhawaadana ay waysay ayay go'aan ku gaartay ineysanba guursan Nin Xajjaaj maqaam ahaan ka hooseeyo, sidaas owgeer guurka Nin Xajjaaj ka sareeyo ayay Qorshe ka dhigatay. Si qorshahaas u hirgalana Waxay lacago siisay Niman Abwaano ahaa oo curiya Gabayo Ammaan ah, kuwaasoo Quruxdeeda lagu amaanayo.

Nimankii Abwaanada ahaa ayaana Hinda Gabayo Ammaan ah ka Curiyay, mid kamid ah Abwaanadaas ayaana Gabay uu Hinda ku amaanayo ka tiriyay madal uu joogay Khaliifkii Muslimiinta ee Cabdil-Malik Bin Marwaan, Khaliifkii ayaana markii uu maqlay gabaygii aad ula cajabay Quruxda Gabadhaas lagu sheegayo wuxuuna go'aansaday inuu guursado.

Wuxuu usoo dirsaday Rag guurkeeda kasoo dhameeyo, Hinda-na midaas waa sidii ay rabtee dalabkii guurka Khaliifka way aqbashay, balse hal shuruud ayay ku xirtay guurkiisa, taasoona aheyd in marka lasoo galbinaayo oo ay soo aadeyso Magaalada Baqdaad halkaasoo Khaliifka daganaa in Xajjaaj Bin Yuusuf soo galbiyo oo uu Faraska ama Owrka ay saarantahay xarigiisa uu qabto soona hogaamiyo.

Khaliifka ayaana midaas aqbalay asigoona Xajjaaj faray fulinta arintaas.

Maalintii galbinta markii la gaaray Gabadhii Hinda oo saaran Faraskii, Xajjaajna uu haayo xarigiisa ayay si kas ah dhulku ugu soo tuurtay Hal Diinaar, markaa ayay Xajjaaj ku tiri; Wiilow Hal Dirham baa iga dhacee iisoo qabo.

Xajjaaj ayaa inta Faraskii joojiyay Lacagtii soo qabtay balse wuxuu arkay inuusan Dirham aheyn oo uu Diinaar yahay waxa ka dhacay, Markaas ayuu inta Lacagtii usoo taagay ku yiri; Dirham ma ahan waxa kaa dhacay ee waa Diinaar.
Hinda oo arintaas markii horaba ugu talo gashay ayaa tiri; Alxamdulillaah ilaahaa Mahad leh oo Dirhamkeygii iigu badalay Diinaar. 😂 (Dirham waa Lacagta Qalinka ka sameysan, Diinaar-na waa Lacagta Dahabka ka sameysan).

Xajjaaj markuu maqlay hadalkeeda ayuu fahmay ujeedkeeda oo ay kawaday in ay heshay nin asiga ka maqaam sareeyo kana fiican. Shib ayuuna iska yiri.

Gabadhii markii uu geeyay Qasrigii Khaliifka maalintii Xaflada arooskana la gaaray ayuu Xajjaaj kasoo daahay imaatinka Xaflada, khaliifkii Cabdil-Malik Bin Marwaan ayaana fariin u diray Xajjaaj oo uu kaga dalbanaayo inuu yimaado goobta Xaflada, Balse Xajjaaj ayaa kusoo jawaabay; "Hooyadey waxay isoo bartay waligay inaan cunin reeb reebka iyo Hambada Ragga".

Cabdul-Malik Bin Marwaan ayaana fahmay ujeedka uu Xajjaaj ka lahaa hadalkaas inuusan aheyn Hambada cuntada balse uu kawado Naagtii uu soo furay inuu haatan guursaday oo uu reeb reebkiisa cuni rabo.
Cabdil-Malik oo arinta aad ula kharaaraatay gabadhiina furi karin ayaa go'aansaday inuusan la aqal galin marnaba, taas badalkeedana wuxuu dajiyay mid kamid ah Qasriyadiisa asigoona Galab walba Salaada Casar kadib u tagi jiray salaan iyo bariidin ahaan, wuxuuna iska ilaaliyay inuu u dhawaado.

Gabadhii Hinda aheyd ayaa arintii uu Xajjaaj sameeyay iyo kaartadii uu u dagay ogaatay, waxayna go'aansatay in Khaliifka ka furto hadalkii margiga ahaa ee uu Xajjaah ku xiray, sidaas owgeed ayay maalin inta is diyaarisay si fiicana isku qurxisay aadna isku carfisay soo xiratay labis kan ugu soo jiidashada badan, intaa kadibna Gabdhihii Jaariyadaha u ahaa mid kamid ah ayay ka dalbatay iney u tagto Khaliifka una sheegto deg deg iney ugu baahantahay.

Khaliifkii markii loo yimid arintiina loo sheegay ayuu is yiri malaha dhib ayaa jira bal soo fiiri, Qasrigii ay daganeyd ayuu yimid kadibna qolkeedii ayuu ugu soo galay, Hinda markii ay aragtay Khaliifkii ayay si kutalagal ah isaga goysay Katiinad Luul ka sameysneyd oo ay xirneyd, markaa ayay inta maradii ay xirneyd oo markii horaba qafiif jirkeeda laga dhex arkaayo aheyd kor u qaaday bilowday iney soo uruuriso gabaladii Katiinada ee Luulka ka sameysnaa.

Khaliifka ileen waa Nin aan horay marada uga qaadin Gabadhee markuu arkay jirkeeda iyo Quruxdeeda ayuu dareenkiisii halmar isbadalay, wuxuuna aad uga shalaayay in Hadal uu Xajjaaj dhahay dartiis Quruxdaan asigoo heysta uu ka qatanaa in mudo ah.

Gabadhii Hinda oo qorshaheedii sidii la rabay ugu socdo, walina aruunineysa gabaladii Katiinada ayaa tiri; "Cajiib badanaa Luulka Subxaanallaah".

Cabdil-Malik ayaa markaas weydiiyay sababta ay u tiri Subxaanallaah?
Waxay ku jawaabtay; Luulka Allaah ayaa abuuray waana Waxyaabo ay Boqorada isku Qurxiyaan.
Khaliifkii ayaa yiri; Haye?
Ayadoo hadalkii sii wadata ayay tiri; "Inkastoo Luulka ilaahay u abuuray Boqorada iney isku Qurxiyaan hadana Allaah wuxuu doonay in Boqorna uusan isku qurxin Luul aan soo marin gacan Tumaal".

Waxay kala jeedaa Luulka Boqorada ayaa isku qurxiyo balse marka h**e waxaa lagu soo farsameeyaa laguna duleeliyaa Gacmaha dadka shaqaalaha ah ee howshaas yaqaan, marka anigana sidii oo kale baan ahay, oo waxaan ahay Luulkaas, adigana Boqorkii aan qurxin lahaa baa tahay, Xajjaajna waa Tumaalkii Luulka soo diyaariyay.

Khaliifkii ayaa hadalkeeda inta fahmay yiri; Wlhi run baad sheegtay, ilaahay ha hoojiyo kii ku eedeeyey ee ii kaa xumeeyay. Kadibna isla goobtii ayuu kula aqal galay.

Sheekadaan waxaa lagu tiriya mid kamid ah dhacdooyinka kuwoodii ugu cajiibsanaa gaar ahaan marka laga hadlayo Dhagar Dumar, waayo Gabadha ay qabsatay Sheekada ee Hinda aheyd Dhagartii uu Xajjaaj u maleegay waxay kaga awood badisay mid iyada u gaar aheyd oo hibo ahaan Alle u siiyay xaqeediina kusoo ceshatay@.

Wax arag wadamo badan ka fiicanhy
01/10/2025

Wax arag wadamo badan ka fiicanhy

Africa's Weakest Passport1)- Somalia 🇸🇴2)- Libya 🇱🇾3)- Eritrea🇪🇷4)- South Sudan 🇸🇸5)- Nigeria 🇳🇬6)- Ethiopia 🇪🇹 and DR C...
11/21/2024

Africa's Weakest Passport

1)- Somalia 🇸🇴

2)- Libya 🇱🇾

3)- Eritrea🇪🇷

4)- South Sudan 🇸🇸

5)- Nigeria 🇳🇬

6)- Ethiopia 🇪🇹 and DR Congo 🇨🇩

7)- Djibouti 🇩🇯

8)- Burundi🇧🇮

9)- Cameroon🇨🇲

10)- Congo 🇨🇬

Ma Isticmashaa Gaaska wax lagu karsado? U fiirso midabka ololka gaaska.* Haddii ololku buluug yahay, wax walba si fiican...
11/14/2024

Ma Isticmashaa Gaaska wax lagu karsado?

U fiirso midabka ololka gaaska.
* Haddii ololku buluug yahay, wax walba si fiican bay u shaqaynayaan. Tani waxay muujinaysaa in gaasku si fiican isku qasan yahay, iyo heerkulka ololku waa ku dhawaad ​​1500-1700 darajo Celsius.
* Haddii ololku casaan yahay ama oranji yahay, waxay la macno tahay in gaasta lagu Qiyaaso qiyaas sare oo ogsijiin ah, taasoo keentay in heerkulka ololku hooseeyo 900-1200 darajo Celsius. Tani waxay sidoo kale keenaysaa isticmaalka gaaska oo kordha.

Ogsajiin la'aanta qolka ayaa badali kara midabka ololka. Ogsajiinta oo aan ku filnayn waxay keeni kartaa in uu si aan dhamaystirnayn u guban, oo soo saarta gaas sun ah oo loo yaqaan carbon monoxide, kaas oo u muuqda olol orange ama huruud ah.

Sidaa darteed, waxaa muhiim ah in had iyo jeer la furo albaabbada iyo daaqadaha qolka aad wax ku karinayso si loo hubiyo sahayda saxda ah ee ogsijiinta.

Gabar cad iyo Gabar Madow mid Dooro
10/31/2024

Gabar cad iyo Gabar Madow mid Dooro

“Ayeeyo oo lala seexdo ayaa kamid ah xusuusta macaan ee caruurnimada. ❤️ u Ayeeyo 💏
10/21/2024

“Ayeeyo oo lala seexdo ayaa kamid ah xusuusta macaan ee caruurnimada. ❤️ u Ayeeyo 💏

WISDOM FROM RICH DAD. From the book Rich DAD Poor DAD, by Robert Kiyosaki1. Don’t work for money:Rich don’t work for mon...
09/23/2024

WISDOM FROM RICH DAD.
From the book Rich DAD Poor DAD, by Robert Kiyosaki

1. Don’t work for money:

Rich don’t work for money. If you work for money, your mind will start thinking like an employee. If you start thinking differently like a rich man, you will see things differently. Rich works on their asset column, every dollar in their asset column is their hard-working employee.

2. Don’t be controlled by emotions:

Some people’s lives are always controlled by the two emotions of fear and greed. Fear keeps people in this trap of working hard, earning money, working hard, earning money, and hoping that it will reduce their fear. Secondly, most of us have the greed to get rich quickly. Yes, many people become rich overnight, but they have no financial education. So educate yourself and don’t be greedy or fearful.

3. Acquire assets:

Don’t buy liabilities on your way to financial freedom. People buy liabilities and think these are assets, but they are not. Many people buy luxuries first, like big cars, heavy bikes, or big houses to live in. But the rich buy assets and their assets buy luxuries. The rich buy houses and rent them, and they pay them for their Lamborghinis. The poor or middle class buy luxuries first, and the rich buy luxuries last.

4. Remember the KISS principle:

KISS stands for keeping it simple, and stupid. Don’t be too overloaded your mind when you are going to start your way to financial freedom. Things are simple and keep them simple. The simple thing to remember is assets put money in pocket and liabilities take money out of pocket. Always buy assets so they put money into your pocket.

5. Know the difference between assets and liabilities:

Assets are anything that puts money in your pocket, like stocks, bonds, real estate, mutual funds, rental properties, etc. Liabilities are anything that pulls money out of your pocket, like your house, your car, debt, etc. People think their home is their biggest asset, but it is not. A house is an asset when it generates money like when you rent a house, it generates money, and when your life in that house becomes a liability.

6. Don’t be a financial illiterate:

A person can be highly educated and become successful in their profession, but financially illiterate. Financial education is very important for any individual. Our schools and colleges did not teach us financial education. Many financial problems arise as a result of a lack of financial education. Start learning financial education and I suggest you read the book "Rich Dad, Poor Dad".

7. Increase your Wealth:

Wealth is defined as a person's ability to survive for a certain number of days in the future, or how long they could survive if they stopped working today. Consider your wealth and whether you would survive if you stopped working today for a year.

8. Mind your own business:

If you have a job, keep your job and start a part-time business and work it. Use the time that you spend on your iPhone, parties, or any other activity, to build your business. Never leave your job until you build your own business. Don’t struggle all of your life for someone else. Start your own business and grow your business.

9. Train your mind:

Your biggest asset is your mind. Many individuals watch opportunities with their eyes, but if you train your mind, you can see opportunities with your mind. If you train your mind well, it can create enormous wealth.

10. Learn technical skills:

Your financial IQ will be raised by learning these four technical skills:

Accounting is defined as the ability to read numbers. If you want to build an empire, then this is an essential skill. By learning this skill, you will be able to understand the strength and weaknesses of a business.

Investing: It is the science of making money.
Understanding markets: It is the science of supply and demand.

The Law: A person who has knowledge of the law of tax advantages and corporations can get rich faster than others.

11. Find opportunities that everyone else missed:

"Great opportunities are not seen with your eyes. They are seen with your mind. "

You can see many more opportunities with your mind than many people miss with their eyes. It is not rocket science, you just need to train your mind.

12. Learn to manage risk:

Investment is not risky, not knowing the investment is risky. If you want to reduce the risk, then increase your knowledge. This knowledge will not come by going to college, it will come by reading books or sitting with people who know the investment.

13. Learn management:

The main management skills are:

Management of cash flow
Management of system
Management of people
Sales and marketing are the most essential skills. The ability to sell and the ability to communicate with another human being, be it a customer, employee, fiancé, friend, or child, is a basic skill of personal success.

14. Manage fear:

“Failure inspires winners. Failure defeats losers.”

Everyone has a fear of losing money. BIDHAAMIYE TV

Alinur posted on his social media, "Marrying a highly educated working women will be one of the worst decisions you will...
09/20/2024

Alinur posted on his social media, "Marrying a highly educated working women will be one of the worst decisions you will ever make in your life." Although this is his opinion,

He did not mention the reasons behind it.

Let me share the benefits of marrying highly educated and independent women!

Education often correlates with a commitment to lifelong learning, which can enhance mutual respect and shared goals. Marrying Highly educated woman typically have better job prospects and earning potential, contributing to the family's financial health. Engaging conversations and diverse perspectives can enrich the relationship and inspire personal growth.

Educated women can serve as positive role models for children, emphasizing the importance of education and ambition. A partner who understands the demands of education and professional growth may provide better emotional and practical support.
An educated partners may have a broad network of contacts that could open doors for personal and professional opportunities. With both partners likely to have professional commitments, there may be a more equitable division of household and parenting responsibilities.

Highly educated women often possess a strong sense of self, which can foster a balanced and healthy relationship dynamic. SO ONLY WEAk MEN CAN SAY ITS RED FLAG.

WALALOW HANAGU MASHQUULIN, SABABTOO AH NAMABA HELI KARTID!...

Address

New York, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BIDHAAMIYE TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BIDHAAMIYE TV:

Share

Category