Dhibka DHaaf MEDIA

Dhibka DHaaf MEDIA KU SOO DHOWOW BARTEENA FALAQEYNTA ARIMAHA BULSHADA IO DHIBAATOOYINKA MARKAA TAAGAN

Magefayaashii ugu weynaa Liibiya ee lagu xiray Yurub lana xukumay.
02/12/2026

Magefayaashii ugu weynaa Liibiya ee lagu xiray Yurub lana xukumay.

02/10/2026

DEG DEG-Muuqaal toos ku tusaya diyaarada dhacdey . Biyaha ayay dhex gashey qofna waxba kuma noqon.

Shirkaddii lahayd diyaaraddii maanta ku dhacday Muqdisho oo ammaantay duuliyihii diyaaradda iyo sida uu u badbaadiyay da...
02/10/2026

Shirkaddii lahayd diyaaraddii maanta ku dhacday Muqdisho oo ammaantay duuliyihii diyaaradda iyo sida uu u badbaadiyay dadkii saarnaa.

02/08/2026

Farmaajo waa i qayaamay aniguna waan qayaamay general Xuud ..... see more

Waxaa warar been abuur laga sameyey Xildhibaan https://www.facebook.com/share/1A9qAR1m7W/ oo ah Xildhibaan laga soo door...
02/07/2026

Waxaa warar been abuur laga sameyey Xildhibaan https://www.facebook.com/share/1A9qAR1m7W/ oo ah Xildhibaan laga soo doorto KGS iyadoo la inkiraayo kuli masuulnimadiisa
F.G kuwa beenta faafiyey waxaa hormuud u aha alteeso

02/07/2026

Professor Cabdi Cismaaciil Samatar🤣

02/07/2026

“Xoog ayaan ku galay Gollaha, cid iga joojin kartaana ma jirto..” Xildhibaankii Ablaabka golaha jajabiyay.

02/07/2026

Degdeg: Xil Abdirahman Abdishakur oo Askar Boolis ka hor istaageen inuu fariisto kursi safka h**e ah.

DEG DEG:- Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo masaajidka dadweynaha kala hadlay ayaa dagaalkii halkaasi ka dhacay ku eedeeyey...
02/06/2026

DEG DEG:- Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo masaajidka dadweynaha kala hadlay ayaa dagaalkii halkaasi ka dhacay ku eedeeyey mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo maanu 'magac-dhabin' wuxuu intaasi ku daray in aysan cidna ka aqbalayn in ay hub & ciidan ku haysato KGS, ayna ka qaadayaan tallaabo sharci ah.

02/05/2026

Baydhabo maanta dagaal aan waxbo la isku reeban baa ka dhacay

Address

New York, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhibka DHaaf MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share