United Somali TV

United Somali TV Welcome to the official page of USTV Somali

Israa'iil ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland
12/26/2025

Israa'iil ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland

Maxey Somaliland ka faa'iidi kartaa Xidhiidhka Isr||L?  Aragtidaada
12/26/2025

Maxey Somaliland ka faa'iidi kartaa Xidhiidhka Isr||L? Aragtidaada

12/26/2025

Dawlada Isr||L waxey qaadatey go'aan adag oo taariikhi ah. Madaxwayne Cabdiraxmaan Ciro.

12/26/2025

Isreal oo ku dhawaaqday aqoonsiga Somaliland khadka telfoonka Kula hadlaya Madaxweyne Cirro.

Dawladda Dalka Israel ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, kadib kulan khadka fogaal-...
12/26/2025

Dawladda Dalka Israel ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, kadib kulan khadka fogaal-aragga ah (video conference) oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Raysal Wasaaraha Dalka Israel, Benjamin Netanyahu oo si rasmi ah u aqoonsaday Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulanka ayaa lagu muujiyey is-afgarad siyaasadeed, diblomaasiyadeed iyo istiraatiiji, iyada oo labada dhinac isla qireen xaqa ay Somaliland u leedahay aqoonsi buuxa iyo qaranimadeeda, isla markaana la isla meel dhigay in la bilaabo weji cusub oo yididiilo leh iyo xidhiidhka adag oo dhex mara labada dal.

Aqoonsigan taariikhiga ah ee ay Dawladda Israel u fidisay Somaliland waxa uu Jamhuuriyadda Somaliland u furayaa bog cusub oo taariikhi ah oo ku aaddan iskaashi caalami ah, amni, dhaqaale, tiknoolajiyadeed iyo diblomaasiyadeed, isaga oo xoojinaya doorka Somaliland ee nabadda iyo xasilloonida Gobolka Geeska Afrika.

Raysal Wasaaraha Dalka Israel Benjamin Netanyahu ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda u fidiyey booqasho rasmi ah oo ku tegi doono dalka Israel si looga wada hadlo danaha iyo arrimaha mudnaanta u leh labada dal.

Xildhibaan Samakab Hussein oo ka tirsan Golaha Wakiillada Gobolka Minnesota ayaa sheegay in la isku dayay in la jabsado ...
12/24/2025

Xildhibaan Samakab Hussein oo ka tirsan Golaha Wakiillada Gobolka Minnesota ayaa sheegay in la isku dayay in la jabsado gurigiisa oo ku yaalla magaalada St. Paul toddobaadkii h**e.

Xildhibaanku wuxuu sheegay in xaaskiisa iyo carruurtiisu aysan guriga joogin xilliga uu dhacay isku dayga jabinta, oo ahaa fiidnimadii Jimcaha, balse qoyska ay si weyn uga argagaxeen dhacdada, taas oo uu ku tilmaamay “weerar cabsi gelin ah oo lagu beegsaday qoyskiisa.

Dowladda Soomaaliya oo 46 milyan oo dollar oo Deyn ah ka qaadatay bank horumarinta Yurub.
12/23/2025

Dowladda Soomaaliya oo 46 milyan oo dollar oo Deyn ah ka qaadatay bank horumarinta Yurub.

ST. PAUL, MN – Guddoomiyaha Minnesota, Tim Walz, ayaa lagu wadaa inuu kulan la yeesho duqeyda Minneapolis iyo Saint Paul...
12/23/2025

ST. PAUL, MN – Guddoomiyaha Minnesota, Tim Walz, ayaa lagu wadaa inuu kulan la yeesho duqeyda Minneapolis iyo Saint Paul, hoggaamiyeyaasha bulshada, iyo kuwa diinta si looga hadlo kororka hawlgallada ICE iyo saameynta ay ku leeyihiin amniga dadweynaha.

Guddoomiyaha ayaa si adag uga falceliyay warar sheegaya in hawlgallada ICE lagu qabtay dad haysta dhalashada Maraykanka, isagoo arrintaas darteed warqad cabasho rasmi ah u diray DHS. Kulankan ayaa imanaya xilli cabsi iyo walaac ay ka jirto bulshada soo-galootiga ah, iyadoo hoggaamiyeyaasha deegaanku ay muujinayaan go’aankooda ah ilaalinta dadka ku nool Magaalooyinka Mataanaha ah.

12/23/2025

Minnesota :Al fanan Nimcaan Hilaac oo la gudoonsiiyey abaalmarinta wadaniga sanadka 2025..

12/23/2025

“Gaadhiga Aad Wadato Waxaa ku qoran qof aan sharci lehayn..

Siciid Maxamed Oo ay Maanta Qabteen Ciidamada ICE Ayaa yidhi Sidaa

12/22/2025

ICE Oo saak Markale Qabtay Wiil Somali ah Oo sharci leh Xili Uu socoday 826 NE 18th Ave, Minneapolis, MN 55418y

ICE has once again detained a Somali young man who is a U.S. citizen while he was traveling at 826 NE 18th Ave, Minneapolis, MN 55418.

12/22/2025

Hassan Isaak ( Top ) ayaa si diiran u soo dhaweeyey martida ka qayb gashey Xaflada abaalmarinta Somali Hero Awards oo lagu qabtey Minnesota.

Address

4601 Bloomington Avenue
Richfield, MN
55407

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when United Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category