Khaalid Caalam

Khaalid Caalam Noloshu waa Tacab

“Waxaan haysanaa Nukliyeer baabiin kara aduunyada nuskeed, hadaanu khatar dareeno waanu adeegsanaya “Taliyaha Military-g...
08/11/2025

“Waxaan haysanaa Nukliyeer baabiin kara aduunyada nuskeed, hadaanu khatar dareeno waanu adeegsanaya “

Taliyaha Military-ga Pakistan Jen. Asim.

Wali Hargeysa waxa ka socda Abaabulka Mudaharaad weyn oo berri la qabanayo, xili wali shirkadihii ku adkaysanayaan go’aa...
08/09/2025

Wali Hargeysa waxa ka socda Abaabulka Mudaharaad weyn oo berri la qabanayo, xili wali shirkadihii ku adkaysanayaan go’aankooda.

08/09/2025

Shirkaduhu waxay u malaynayaan in cadhada Shacabku sida Soodhaha maalmo ku dhamaan doonto.
Tani Waa baraarug shacab.

08/08/2025

Anigu Somaliland saxaafad madaxbanaan ma leh dood baan ka qabay maanta ka hor, laakiin ifafaalaha muuqda ma fiicna.
Hal Sawir, hal qoraal, iyo dhamaantood

08/08/2025

Internet-ku wuxuu ka mid yahay Xuquuqaha aasaasiga ee AAdamaha.

(UN)

08/04/2025

Somaliland oo 2.6 billion oo dollar cunto ku soo iibsatay halka ay dhoofisay badeeco qiimo ahaan dhan 270 million oo Dollar (2022)
Aqoonyahan Maxamed Booshari.

Dadweynaha Aduunka 80%  ayaa hadda haysta Akoono Maaliyadeed (Bank accounts) adeegyada mobile money ayaa oo sii badana a...
07/31/2025

Dadweynaha Aduunka 80% ayaa hadda haysta Akoono Maaliyadeed (Bank accounts) adeegyada mobile money ayaa oo sii badana ayaa arrintan ka qayb qaatay.

Ragga ayaa ka tiro badan haween, tusaale raggu waa 81% halka dumarka accounts haystaan gaadhayaan 77% guud ahaan Aduunka.

Xogta World Bank

07/26/2025

Wax-garad kasoo jeedaa Degmada Gaashaamo ayaa ku baaqay in Gobolka laga jarayo Jarar xaruntiisa laga dhigo Gaashaamo ama Darroor.

07/14/2025

Qiso isoo martay wakhti h**e . See more

Hantida ay Haystaan Billionaire-da Maraykanka ayaa ka badan ta haystaan Ganacsatada Aduun weynaha kale oo dhan.USA: 5.7 ...
07/07/2025

Hantida ay Haystaan Billionaire-da Maraykanka ayaa ka badan ta haystaan Ganacsatada Aduun weynaha kale oo dhan.

USA: 5.7 Trillion
Aduunka kale: 5.5 Trillion

Shiinaha oo ku  rakibay Taandho sidii Baaloon oo kale ah korka dhisme bilow ah, Taandhadan oo dhererkeedu yahay 50 Mitir...
07/06/2025

Shiinaha oo ku rakibay Taandho sidii Baaloon oo kale ah korka dhisme bilow ah, Taandhadan oo dhererkeedu yahay 50 Mitir taas oo ujeedadu tahay in dhismahan oo faras-magaalaha laga waday aanu magaalada ku sii deyn bus ama siigo badan iyo qaylo badan.

Qaab dhismeedka Ururka BRICKS oo ka Kooban 3 darajo oo kala duwan.Xubnaha Aasasiga ah ee aasaasay ururku Waa Brazil, Rus...
07/06/2025

Qaab dhismeedka Ururka BRICKS oo ka Kooban 3 darajo oo kala duwan.

Xubnaha Aasasiga ah ee aasaasay ururku Waa Brazil, Russia, India, China iyo South Africa.

Address

Saint Cloud, MN

Telephone

+16129865124

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khaalid Caalam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share