Jaleelo Post

Jaleelo Post BOGGA XAYEESIIMAHA GANACSIYADA
& SUUQGAYNTA DANABAYSAN

06/23/2025

: Gantaalaha iiraan oo ku hoobanaya saldhigyada Maraykanka ee Qatar

  : Dagaalka u dhexeeyay Iiraan iyo Yahu1da oo balaartay iyo iiraan oo dukhaysay saldhigyada Maraykanka ee Qatar ku yaal...
06/23/2025

: Dagaalka u dhexeeyay Iiraan iyo Yahu1da oo balaartay iyo iiraan oo dukhaysay saldhigyada Maraykanka ee Qatar ku yaala!

Fadlan Share dheh

06/23/2025

: Gantaal si toosa ugu dhacaya laamiga iyo dhismayaasha Yahu1da
dheh

06/22/2025

: Khasaaro baaxad leh ayaa gaaray yahu1da saacadihii u dambeeyay.

20 qof in ka badan oo ISR|L ayaa ku hoos jira burburka dhismayaasha  Ness Ziona koonfurta Talabib kuwaas oo ay sababtay ...
06/22/2025

20 qof in ka badan oo ISR|L ayaa ku hoos jira burburka dhismayaasha Ness Ziona koonfurta Talabib kuwaas oo ay sababtay dukhaymaha iiiraan.

06/21/2025

: Qaxa iyo kala cararka ku dhacay yahu1da oo sii kordhaya maalin ba maalinta ka dambaysa.
fadlan dheh

06/21/2025

: Dad hindi ah oo Isra1l ku tagay, isuna arkayay inay garab istaag u muujiyaan Yahu1da ayaa loo miisay cay iyo haaraan !
Markii aad xaadirto meel aan lagaa rabin, laakiin adigu aad isku dhajijayso waa sidaan oo kale ! 😅

06/21/2025

: Trump oo la waydiiyay in sirdoonka Maraykanka ay sheegeen in aysan jirin caddayn muujinaysa jiritaan hubka Nukliyeerka iiraan ayaa wariyihii usheegay in Sirdoonkiisa iyo Agaasimaha Sirdoonku ba khaldanyihii. 😅

06/20/2025

: Ciidanka difaaca cirka ayaa soo riday diyaar F16 ah oo Yahu1du leedahay.

06/20/2025

: Dekeddii Xayfa uuradaa kacday, dukhaymahaa ku hoobtay.

06/20/2025

: Muuqaal muujinaya Baaxadda khasaaraha ee gaaray Yahu1da kaas oo ay sababeen gantaalaha iiraan ku garaacday Yahu1da .
-Wa lagu digtaa ruux hadduu kuu darnaan jiraye

06/20/2025

:Nafar Yahiudiyad ah ka calaacalayso dhibaatada soo gaartay inta ay le'egtahay!

Dhibta laysku dhawrtaa waa inoo dhaxaysee

Address

Saint Paul, MN

Telephone

+252906886708

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaleelo Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jaleelo Post:

Share