SAHAN TV

Call Website Contact the business

SAHAN TV SAHAN TV SAAXIIBKA BULSHADA

10/10/2026

Ardey Reer Somaliland ah oo Si Bilaash ah Lagu Baray Xirfado Casri ah

10/10/2026

Xukuumada Cirro iyo Xisbiga Kulmiye oo Goob Fagaare ah Iskaga Jawaabay

10/10/2026

Jaamacadda Gollis ee magaalada Burco ayaa munaasibada u wabatay tiro Qrdaydii ugu badnayd ee ka aflaxadaa jaamacadda

Telesom Academy iyo Plan International ayaa si wadajir ah u soo gabagabeeyey barnaamijka Somaliland Inclusive Youth Econ...
10/10/2026

Telesom Academy iyo Plan International ayaa si wadajir ah u soo gabagabeeyey barnaamijka Somaliland Inclusive Youth Economic and Market Integration, wajigiisi kowbaad kaas oo 76 dhallinyaro ah lagu tababaray xirfadaha dhijitaalka ah ee CCNA, Full-Stack Web Development, Digital Marketing iyo Graphic Design.

10 oo kale ayaa dhamyatay shahadooyinka caalamiga ah ee PMP, CCNA, iyo Meta, waxa sidoo kale shaqo carbin loo sameeyey 15 arday oo kamida ardaydan dhamaysatay program-ka, kaasi oo ay ka faa’iidaysan doonaa 45 arday.
Telesom Academy iyo Plan International waxa ay sii wadi doonan kobcinta xirfadaha dhallinyarada iyo diyaarinta jiil u diyaarsan suuqa shaqada.

10/10/2026

Kelmadii Gudoomiyaha jaamacadda Golis Burco Proff Cabdixakiin Maxamed Cabdilaahi uu ka jeediyey Qalin-jebinta Ardadii ka baxaday jaamacadda Golis

10/10/2026

Xafladda Ururuka Haweenka Geed-deeblle

10/10/2026

Aniga halkana ku dhashay deegankan mid meel iga tagaya maaha waan idinla shaqaynaya “Maareeye beershiya.

10/10/2026

Qorilugud: Guddoomiyaha degmada Mohomed Hersi aadan oo kulamo yeeshay

10/10/2026

Dareenka Ardayda ka Qalin jabinaysaa Jaamacadda Golis Burco

10/09/2026

Haweenaydii u Horaysay ee Soomaali ah oo Ku Guulaystay Kurisga Baarlamanka Ingiriiska

Address

Saint Paul, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAHAN TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SAHAN TV:

Shortcuts

Share

Category