Ogadenia Television Network - OTN

Ogadenia Television Network - OTN OTN is the first official international news channel for Ogadenia Region (JWXO). OTN mission is produce original and citizen driven news on Ogadenia.

08/25/2024
01/07/2024
11/11/2023

Oromo-Somali Event: Strengthening and Revitalizing of Relations Between the Somali and Oromo Communities.

Waxaan Sidiiran Loogu soo dhaweeyay Garoonka Minneapolis- Saint Paul International Airport Madaxda Ururka ONLF Oo kakala...
09/01/2023

Waxaan Sidiiran Loogu soo dhaweeyay Garoonka Minneapolis- Saint Paul International Airport Madaxda Ururka ONLF Oo kakala Yimid Europe , Australia Maraykanka Gudihiisa Madaxaas Oo Uu Kala ah Af’hayeenka Ururka Halgame Cabdiqaadir Sheekh Xasan Hirmooge (Cadaani)
Hogaanka Arrimaha Jaaliyaadka (HAJ) Halgame Mudane Xaaji Maxamed Yuusuf
Halganto Abwaanad Faadumo Muxumed Soofe Iyo
Dr. Idiris Xusseen Cawaale

Ku soo dhaawada Magaalooyinka Mataanaha ah Ee Minneapolis iyo Saint Paul

By: Axmedkacaan

03/20/2023

Jaaliyadka kala duwan ee ku dhaqan gobolka Minnesota ayaa waxeey Billad Sharaf Geesinimo gudoonsiiyeen Ex Waziirad Filsan Ahmed, kadib markii ay iska diiday ineey ka amuusto xasuuqa ay Ethiopia ku hayso shacabkeeda, kadibna iska casishay Xilkeedii, Arintaas oo ay ka yaabisay dhamaan caalamka, aduunkana ku baraarugay Ethiopia yada dhabta ah ee caadada u ahayd ineey xasuuqdo shacabkeeda.

Horey waxeey dowlada Ethiopia Xasuuq ooga gaystay shacabka Dowlad deegaanka somaalida balse aduunka waa uu iska indha tirayay maadaama umada somaaliyeed aysan jirin qolo u soo gudbisa internation Community ga, hadii ay jirtana miiska hoostiisa lagu tuuri jiray.

Waxaa ilaaheey lagu mahdiyaa dhibaatadii ay noo gaysteen ineey iyaga isku sameeyeen kadibna ay ku adkaatay ineey qariyaan dowladihii naas nuujin jiray Ethiopia Ceebtii gumastaha Ethiopia na ay banaanka u soo baxday

Ex Waziirad Filsan ayaa Sumacado wayn ka dhaxashay korna u qaaday shakhsiyadeeda ilaa ay kamid noqotay dadka lagala tashado mustaqbalka Ethiopia.

03/20/2023

Mudane Abdiqadir Bisle oo ahaan jiray Agaasimaha Madaxtooyada ee Dowlad deegaanka Somaalida ayaa kalimad kayir Xafladii Ex Waziirad Fislan.

03/20/2023

Gudoomiye Gaani iyo Dr Asad oo Kalimad ka jeediayay Soodhaweeyntii Ex Waziirad Filsan, Kadib markii ayaa jaaliyaadka Minnesota gudoonsiiyeen Billad sharaf Geesinimo.

Address

San Diego, CA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogadenia Television Network - OTN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category