Abdulnasir show

Abdulnasir show Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdulnasir show, News & Media Website, South Sioux City, NE.

09/20/2026

Somalia 🇸🇴 army

Falaadhii  cirka loo ganay  nin walbow filo
09/05/2026

Falaadhii cirka loo ganay nin walbow filo

Duqayinta  iyo isku dayga dil ee taliye shub  waa  2 midkood 1 inay dawlada Somalia  khaati taagan tahay oy tahay neef  ...
09/03/2026

Duqayinta iyo isku dayga dil ee taliye shub waa 2 midkood
1 inay dawlada Somalia khaati taagan tahay oy tahay neef gawrancan geedo k**a waabto oy baydhabo ka huleeli doonto wakhti dhaw oy tabar beeshay oy taagan tahay waxba dhawran maynee alow dhagaxyo soo daadi
2 iyo inayna wax ixtiraam ah uhaynin reer koonfur galbeed iyo raxan wayin oy tahay khayraad laleeyahay baad tihiin saan doono ayaan idinka yelaynaa ee kola taagtiin kola tabartiin maxaa yeelay ninkaa waa oday reer koonfur galbeed shalay hassan shiakh aduu xil uugu dhiibay reer koonfur galbeed buu ku matalayaa maanta yaa loo sheegi karaa waa shaqsi aan loo baahnayin oo looma oyaan ah

Taliye shub in ladilo   miyay dawlada Somalia  xal uaragtay  waa yaab  tolow  xageen usoconaa
09/03/2026

Taliye shub in ladilo miyay dawlada Somalia xal uaragtay waa yaab tolow xageen usoconaa

Taliye shub waa dhaawac  sida la isla dhax marayo  waa runta kusug  xaqiiqadu way soo bixi doontaa
09/03/2026

Taliye shub waa dhaawac sida la isla dhax marayo waa runta kusug xaqiiqadu way soo bixi doontaa

Sida aan war ku helay  waxaa hada la duqeeyay oo gubanaya  guri uu daganaa  taliye shub oo ku yaala dolow  wali lama she...
09/03/2026

Sida aan war ku helay waxaa hada la duqeeyay oo gubanaya guri uu daganaa taliye shub oo ku yaala dolow wali lama sheegin inuu ku jiray iyo inkale

09/01/2026

Dunidu sugida amniga isku si uuma taqano

08/24/2026

Waa mawliid kii nabigeena swm ku saliya xabiibka

08/24/2026

War dorashadii galmudug ma shiakh shaakir baa cama ku akhritay 🤣🤣🤣🤣

08/24/2026

Dhacdo cajiib ah oo ka dhacday dalka India

Address

South Sioux City, NE
68776

Telephone

+14024041393

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulnasir show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share