Isse.M.Olow

Isse.M.Olow I am passionate about agriculture and crop cultivation.

i focus on sustainable farming and environmental care .my goal is to contribute to the growth of agriculture in Somalia.

03/05/2026
03/05/2026

Raxmadii eebe hoortaye.
Allow noo siyaadi.

Abaarta wadanka ka jirto 90% waxaa u sabab ah xaalufinta dhirta,hadane ma muuqato dadaalo looga hortagayo dhibkan. Tusaa...
02/01/2026

Abaarta wadanka ka jirto 90% waxaa u sabab ah xaalufinta dhirta,hadane ma muuqato dadaalo looga hortagayo dhibkan.

Tusaale ahaan: wadamada deriskeena ah sida Ethiopia iyo Kenya waxa laga yaaba sanad walba in ay beeraan 1million oo geed, si loo yareeyo nabaadguurka, iyo ka hortaga isbedelka cimilada(climate change).

Dhirta waxay muhiim u tahay nolosha aadanaha iyo xoolaha, waxa ayna muhiim u tahay ka hortagto carro-guurka, hagaajinta cimilada, kaydinta biyaha roobka, sidoo kale waxa ay hoy u tahay noolayaal kala duwan. πŸͺ΄

Marka dhirta la waayo, waxaa kordha abaaraha, fatahaadaha, iyo nabaad-guurka dhulka oo si toos ah u saameeya beeraha iyo dhaqaalaha dalka.

Si looga hortago xaalufinta dhirta Soomaaliya, waxaa lagama maarmaan ah in la joojiyo xaalufinta dhirta(deforestation) , la dhiirrigeliyo beerista dhirta (reforestation), iyo in la wacyigeliyo bulshada, lana adkeeyo sharciyada ilaalinta deegaanka.

12/12/2025
Bulshada Soomaaliyeed: Deegaankeennu Wuu BukaYahay β€” Aan Wada Daaweyno! Somalia maanta waxay wajahaysaa dhibaatooyin isb...
12/05/2025

Bulshada Soomaaliyeed: Deegaankeennu Wuu BukaYahay β€” Aan Wada Daaweyno!

Somalia maanta waxay wajahaysaa dhibaatooyin isbiirsaday: biyo la’aan, dhul engegay, roob yari, geed jaris, iyo xaalufin baahsan. Dhibaatadu ma aha mid gobol gaar ah saameysey β€” waa mid na wada taabaneysa dhamaanteen.

Laakiin weli waxaynu haysanaa fursad aan ku badbaadino deegaankeena iyo jiilasha naga dambeeya.

Maxaa inoo baahan in aan isla qaadanno?

1. Aan joojinno jarista dhirta (xaalufinta):
Dhirta waa neefkeenna labaad. Meel geed la’aan ah waa meel roob diida, kulaylkeedu bato, nolosheedu adkaato.

2. Aan bilaabno in aan geedo waddaniga ah beeranno:
Hal geed oo aad beerato maanta wuxuu noqon karaa farqiga u dhexeeya nolol iyo abaar berri.

3. Aan si caqli leh u isticmaalno biyaha:
Ururinta biyaha roobka iyo kaydinta waa badbaado mustaqbal.

4. Aan bulshada wacyigelinno β€” qof walba fariin ha noqdo:
Haddii aad dhir beerto, qof bar, ama aad ka hortagto in geed la jaro, waxaad badbaadisay dhul dhan.

5. Aan taageerno beeraleyda iyo dhaliyeyaasha deegaanka:
Beeraleydu waa laf-dhabarta cunto iyo cagaar.

Fariin Kooban:

Haddii aan dhowrno dhirta, dhirtu waynu dhowri doontaa.
Haddii aan dayacno, abaar iyo biyo la’aan ayaa nagu soo noqnoqon doona.

Somalia waa dal qurux badan β€” aan wada ilaashanno!

Mohamed Abdirashid Mursal







11/26/2025
Modern farming techniques have revolutionized agriculture by increasing crop yield, improving efficiency, conserving res...
11/25/2025

Modern farming techniques have revolutionized agriculture by increasing crop yield, improving efficiency, conserving resources, and promoting sustainability. Here are the key modern farming techniques used to improve crop production:

🌾 1. Precision Farming;
Uses GPS, sensors, and data analytics to optimize field-level management.

Benefits: Reduces waste, maximizes productivity, and conserves resources.

Tools: Drones, GPS-guided tractors, and soil sensors.

🚜 2. Mechanized Farming;
Involves the use of advanced machinery for planting, harvesting, and irrigation.

Benefits: Increases speed and efficiency, reduces labor cost.

Examples: Combine harvesters, seed drills, tractors, and planters.

πŸ’§ 3. Drip and Sprinkler Irrigation;
Delivers water directly to the plant roots or evenly over the field.

Benefits: Conserves water, reduces w**d growth, and prevents diseases.

Best for: Areas with water scarcity or uneven terrain.

🌱 4. Use of Genetically Modified (GM) Crops;
Crops are engineered for higher yield, disease resistance, and climate resilience.

Benefits: Higher productivity, lower pesticide use, and better tolerance to drought or pests.

πŸ§ͺ 5. Soil Testing and Fertility Management;
Testing soil to determine nutrient levels and applying precise fertilizers.

Benefits: Balanced nutrient use, improved soil health, and better yields.

πŸ› 6. Integrated Pest Management (IPM)
Combines biological, cultural, mechanical, and chemical methods to control pests.

Benefits: Reduces pesticide use and minimizes environmental impact.

🧬 7. Tissue Culture and Hydroponics
Tissue Culture: Growing plants in labs from cells.

Hydroponics: Growing plants without soil, using nutrient-rich water.

Benefits: High yield in limited space, faster plant growth, and year-round production.

🌍 8. Climate-Smart Agriculture;
Adapts farming practices to climate change using forecasting, crop rotation, and resilient crop varieties.

11/25/2025
11/24/2025

Address

920 Feltl Ct
St. Louis Place, MO
55343

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isse.M.Olow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share