04/06/2026
"Dhibaatada Soomaaliya qabiil ma xallin karo, wadajir iyo cadaalad ayaa xal ah."
"Qof walba fikirkiisa ha dhiibto, balse hadalka kala qaybinaya bulshada faa'iido ma leh."
"Soomaaliya waxay u baahan tahay nabad iyo midnimo, ee ma aha eedayn iyo kala qoqob."
"Qabiil lagu murmo maanta, berri qaran laguma dhisi karo."
"Dadku siyaasadda way ku kala aragti duwan yihiin, laakiin Soomaaliya waa hal dal."