Asha I Aden "Caashacuud"

Asha I Aden "Caashacuud" Stories, Analysis, And Facts.
(4)

Saaf News – War cad oo ku wargaliya, lagu kalsoonaan karo, ku habboon waqtiga, iyo dhacdooyin muhiim ah — laga bilaabo wararka deegaankaaga ilaa dhacdooyinka caalamka

-Saaf News Your trusted source

BREAKING: Jacob Frey ayaa markii 3-aad ku guuleystay duqa magaalada Minneapolis.
11/05/2025

BREAKING: Jacob Frey ayaa markii 3-aad ku guuleystay duqa magaalada Minneapolis.

11/05/2025

Ma isweydiisaa waxa kaa khaldama?

11/05/2025

Maanta salaaddeydii subax khalqal ayey gashay waayo waxaan seexday 2-dii habeenimo!
Yaa ila mid ah?

11/05/2025

Inta uu hadda waagu u baryay, adinka ayaa nooga wakiil
ah natiijada MN.
Waa 1-dii habeenimo xaggeyga🛌

Zohran Mamdani ayaa caawa ku guuleystay xilka Duqa Magaaladda New York.Mamdani waa wiil Muslim ah oo ku dhashay Uganda, ...
11/05/2025

Zohran Mamdani ayaa caawa ku guuleystay xilka Duqa Magaaladda New York.

Mamdani waa wiil Muslim ah oo ku dhashay Uganda, labadiisa waalidna waa Hindi ku dhashay Uganda.

New York waa magaalada ugu weyn Mareykanka, waxaana ku mool dad gaaraya siddeed mimyan iyo bar.

BREAKING:Abigail Spanberger oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa ku guuleysatay xilka Guddoomiyaha Gobolka Virginia.Wa...
11/05/2025

BREAKING:
Abigail Spanberger oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa ku guuleysatay xilka Guddoomiyaha Gobolka Virginia.

Waa markii ugu horreysay ee haweeney ay qabato xilkan gobolka Virginia.

11/04/2025

Waan codeeyay.

11/04/2025

Maanta waxay noo tahay maalin doorasho!
Gobolka VIRGINA ayaan ka codeynayaa.
MN iyo NY aad ayaa isha loogu hayaa!

11/03/2025

"Dad is gabay looma galo abaal" (Hiba Nuura)
🕊️🫶🏽

11/03/2025

Magaaladiinna dadka ma seexdaan xilliga qadada ka dib mise way sii shaqeeyaan?
🕊️❤️

Barnaamijka cuntada ee Mareykanka ee (SNAP), Soomaaliduna u taqaano (Cayrta) ayaa la hakiyey sababo la xiriira xirnaanta...
11/02/2025

Barnaamijka cuntada ee Mareykanka ee (SNAP), Soomaaliduna u taqaano (Cayrta) ayaa la hakiyey sababo la xiriira xirnaanta dowladda.

Waxaa ku tiirsan barnaamijkan 42 milyan oo qof guud ahaan dalka, oo ay Soomaalidu ka mid tahay.

Xisbiyada mucaaradka ee Tanzania ayaa sheegay in ku dhowaad 700 qof ay ku dhinteen rabshado iyo banaanbaxyo dhacay kadib...
11/01/2025

Xisbiyada mucaaradka ee Tanzania ayaa sheegay in ku dhowaad 700 qof ay ku dhinteen rabshado iyo banaanbaxyo dhacay kadib doorashooyinkii dalka.

Address

Washington D.C., DC

Telephone

+12023825459

Website

https://www.voasomali.com/a/7933272.html

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asha I Aden "Caashacuud" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share