Saaf News

Saaf News Stories, Analysis, And Facts.
(3)

Saaf News – War cad oo ku wargaliya, lagu kalsoonaan karo, ku habboon waqtiga, iyo dhacdooyin muhiim ah — laga bilaabo wararka deegaankaaga ilaa dhacdooyinka caalamka

-Saaf News Your trusted source

09/13/2025

Alle aamin ma iisho!

Muwaadin daggan gobolka Utah ah oo lagu magacaabo Tyler Robinson, 22 jir ah, ayaa la sheegay inuu yahay eedeysanah dilay...
09/12/2025

Muwaadin daggan gobolka Utah ah oo lagu magacaabo Tyler Robinson, 22 jir ah, ayaa la sheegay inuu yahay eedeysanah dilay Charlie Kirk Khamiistii.

Governarka Utah Spencer Cox ayaa sheegay in qoyska Robinson iyo mid ka mid ah saaxiibadiis ay kaalin ka qaateen soo qabashadiisa.

09/11/2025

FBI-du waxay dul dhigtay $100,000 (boqol kun oo doolar) qofkii meel ku soo sheega qofkii toogtay Charlie Kirk.

09/11/2025

Ilaa iyo hadda cidna looma xirin dilkii Charlie Kirk.
Baadi goobka qofkii dilay wali wuu socdaa!

Waxaan maalin kasta emailadeyda ka tiraa ugu yaraan 2-3 ka mid ah xayeysiimo noocan ah. Waxay i leeyihiin naftaada caymi...
09/09/2025

Waxaan maalin kasta emailadeyda ka tiraa ugu yaraan 2-3 ka mid ah xayeysiimo noocan ah.

Waxay i leeyihiin naftaada caymis gali si haddii aad dhimato carruurtaada biilasha looga bixiyo!! Dheg jalaq uma siiyo.

Ma saxanahay mise waan lunsanahay?

09/09/2025

Qof Xamar ka soo noqday ayaa xalay igu yiri Soomaaliya waxaa laga cunaa cambe laga keenay Turkiga! Murugo ayey igu abuurtay 🥲

09/08/2025

America cambuulo ma laga cunaa?

Xiisad ayaa ka dhex aloosan Mareykanka iyo Venezuela.Mareykanka ayaa ciidamo iyo maraakiib dagaal u diray badda Caribbea...
09/07/2025

Xiisad ayaa ka dhex aloosan Mareykanka iyo Venezuela.

Mareykanka ayaa ciidamo iyo maraakiib dagaal u diray badda Caribbean-ka, isagoo duqeyn ku qaaday doon laga leeyahay Venezuela, 11 qofna lagu dilay.

Madaxweyne Trump wuxuu ku tilmaamay dadkaas lagu dilay doonta "narcoterrorists", oo loola jeedo "kooxo ama shaqsiyaad ku lug leh ganacsiga maandooriyaha isla markaana adeegsada falal argagixiso.

Hase ahatee, Madaxweynah venezuella, Maduro ayaa dhacdadaas ku sheegay duullaan sharci-darro ah, isagoo ku hanjabay dagaal hubaysan.

Khubaradu waxay ka digayaan in xiisadani isu rogi karto dagaal weyn oo gobolka ka qarxa.

Ciidanka Badda Mareykanka ayaa la geeyay Caribbean-ka.

09/04/2025

Ma og tahay in dadka kuwa ugu mashquulka badan dunida ay yihiin kuwa aan hayn wax ay qabtaan?

09/03/2025

Qaybo ka mid ah magaalada Istanbuul.
Qaybna waxay ka tirsan tahay Asia, qaybna Yurub.

Qalcado taariikhi ah oo ku yaala magaalada ayaan booqanay. Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar ayaa na hoggaaminaya.

09/02/2025

Raggii Soomaaliyeed ee h**e dumarka wey amaani jireen kuwa maantana wey ku fududaadaan caydooda!! Maxaa qaldamay?

09/02/2025

"Galleyrkii geedka ka booday" xikmad cajiib ah.

Address

Washington D.C., DC

Telephone

+12023825459

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saaf News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share