Dr Abdiwahab Ahmed

Dr Abdiwahab Ahmed Ku soo dhawoow official page of Dr Abdiwahab Ahmed
Waad Ku mahadsanthy follow daada wll
(1)

■》Gablan weeyi Dunidani■》Ma Gun dheera Noloshani■》Gabow weeye maal muhu■》Adna Geedi Baad Tahahe■》Ha la god galin xumaanF...
10/20/2025

■》Gablan weeyi Dunidani
■》Ma Gun dheera Noloshani
■》Gabow weeye maal muhu
■》Adna Geedi Baad Tahahe
■》Ha la god galin xumaan

Follow dheh pageka mahadsanid
Dr Abdiwahab Ahmed ❤️♥️♥️

10/20/2025

Kadib heshiiskii Qasa lala galay gumaystaha durba way jabiyeen dagaalkiina way laba jibaareen waxaana dhintay dad 100 kor udhafaya Alloow dhibka kadulqaad🤲.

10/20/2025

Allahmdulilah dheh hadii aad salaadii subax caafimaad qab ku tukatay

10/19/2025

Kalsoonida uu rabigii ku qabo

itilmaan ha,odhan ruux isaga tiisi garan waayay Maalin quruxbadan dadkaygii ❤️ 100k ku tuura pageka mahadsanid Dr Abdiwa...
10/19/2025

itilmaan ha,odhan ruux isaga tiisi garan waayay

Maalin quruxbadan dadkaygii ❤️

100k ku tuura pageka mahadsanid

Dr Abdiwahab Ahmed

Dadku waa adoomooLama siin awoodaha Alle lagaga maarmeeHa ilaawin baqashada Jimco wanaagsan dadkaygii ❤️ Follow dheh pag...
10/17/2025

Dadku waa adoomoo
Lama siin awoodaha
Alle lagaga maarmee
Ha ilaawin baqashada

Jimco wanaagsan dadkaygii ❤️

Follow dheh pageka mahadsanid wll
Dr Abdiwahab Ahmed

#

Xuseen fiyaad , waa hogaamiyana xaafada beyt xaanuun ee magalada qaza , waa xaafad ku caan baxday in taangiyada israiil ...
10/17/2025

Xuseen fiyaad , waa hogaamiyana xaafada beyt xaanuun ee magalada qaza , waa xaafad ku caan baxday in taangiyada israiil lee yihiin ay dhulka marin ,yacnii hora laga qarxini.

Xuseen fiyaad oo ay israiil 4 bil ka h**e ay tiri waan dilnay ,ayaa maanta si layaab leh uso muuqday ,isago xarakeeynaya ♥️✌️

Nabad ahaw .

Jimco wanaagsan dadkaygii ❤️

Pakistan ayaa 100 tan OO gargaar ah gaarsiisay Falastiin Yaa allah ugargaar walaalaha ree Falastiin ♥️
10/17/2025

Pakistan ayaa 100 tan OO gargaar ah gaarsiisay Falastiin

Yaa allah ugargaar walaalaha ree Falastiin ♥️

10/17/2025

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

Ku sali Nabiga scw ❣️

Israaiil waxay matalaysaa  " Qiyamka galbeedka " sidaas ayay ku soo cel celiyaa wax badan , falastiini ka soo baxay xabs...
10/16/2025

Israaiil waxay matalaysaa " Qiyamka galbeedka " sidaas ayay ku soo cel celiyaa wax badan , falastiini ka soo baxay xabsiyada israaiil kadib maxaabiis is dhaafsiga laakiin 2da indhood ay ka bixiyeen lugna ay ka gooyeen .

wasiirka amniga gudaha cadowga ayaa ku dhawaaqay in maxaabiista qaar si ula kac ah loo naafayn doono inta aanan la sii daynin sida in dhabarka laga jabiyo ama adimaha laga jaro ama indhaha ay ka bixiyaan sida walaalkaan , waxaan wajahaynaa xadaarad bahalnimadu hal ku dhag u tahay .

Hadal ka nixiyay Israa'iil oo uu sheegay maxbuus ay Xamaas sii daysay:Maxbuus u dhashay Israa'iil oo la sii daayay Alexa...
10/16/2025

Hadal ka nixiyay Israa'iil oo uu sheegay maxbuus ay Xamaas sii daysay:

Maxbuus u dhashay Israa'iil oo la sii daayay Alexander Turbanov ayaa qoraalkan u qoray Xamaas.

"Naxariistiinu waxay ku suntan tahay damiirkayga waligeed... 498-kii maalmood ee aan dhexdiina ku noolaa, in kasta oo gardarada iyo dembiyada aad u dul-qaadateen, waxaan bartay macnaha dhabta ah ee raganimada, geesinimada saafiga ah, ixtiraamka aadanaha iyo qiyamka.

Waxaad ahaydeen nimankii xorta ahaa ee la hareereeyey, anigoo maxbuus ah, oo aad ii ahaydeen ilaaliye noloshayda.

Waxaad ii daryeeli jirteen sida aabaha u daryeelo carruurtiisa.

Waxaad ilaaliseen caafimaadkayga, sharaftayda, iyo barakadayda. In kasta oo aan gacanta ugu jiray niman dhulkooda u dagaallamaya oo xuquuqdooda la xaday, oo weliba dawladdaydu ay xasuuqii ugu foosha xumaa ku haysay shacab la go’doomiyey, haddana iima oggolaan in aan gaajoodo, oo la i bahdilo.

Waligay maan garanayn macnaha dhabta ah ee raganimada ilaa aan arkay.

Indhihiinna maan garanaynin qiimaha allabarigu leeyahay ilaa aan dhexdiina ku dhex noolaa, ilaa aan arkay adinka oo u dhoolla caddaynaya dhimashada, oo iska caabinaysa cadow ku hubaysan qalabka wax lagu dilo, oo aan jidhkiinna mooyaane wax kale ahayn.

Si kasta oo aan aftahan u ahay ama aan u hadlo, weligay ma heli doono erayo ka tarjumaya qiimahiina dhabta ah ama aan la yaabay iyo sida aan ula dhac-sanahay akhlaaqdiina sharafta leh.

Runtii diintiinu miyay idin baraysaa inaad maxaabiista sidan ula dhaqantaan?

Sidee buu u weyn yahay rumaysadkan kugu soo kordhinaya heer ay dhammaan shuruucdii xuquuqul insaanka iyo hab-maamuuska dagaalku burburaan!

Xataa xilliyada ugu adag, waxaad muujisaan cadaalad iyo naxariis, ma'aha adigoo adeegsanaya hal-ku-dhegyo madhan, laakiin adinka oo adeegsanaya xaqiiqada khibradahiina. Marnaba ma dhimi kartid mabaadi'daada, xitaa xaaladaha mugdiga ah.

I rumaysta, haddii aan halkan ku soo noqdo, waxaan noqon doonaa oo keliya halgamaa safkiina ah, waayo waxaan xaqiiqada ka bartay dadkiinna oo aan gartay inaadan ahayn kuwii dhulka lahaa oo keliya, balse aad tihiin kuwo leh mabda’ iyo arrin xaq ah.

Follow dheh pageka mahadsanid Wll ♥️
Dr Abdiwahab Ahmed

Sax miyaa nin 100 jeer isiray inaan salaamaayo ?Habeen wanaagsan dadkaygii ❤️ Follow dheh pageka mahadsanid Wll ♥️ Dr Ab...
10/15/2025

Sax miyaa nin 100 jeer isiray inaan salaamaayo ?

Habeen wanaagsan dadkaygii ❤️
Follow dheh pageka mahadsanid Wll ♥️

Dr Abdiwahab Ahmed

Address

Washington D.C., DC
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdiwahab Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share