Waaruf TV

Waaruf TV Hoyga Wararka Sugaan
(7)

17/08/2025

"Nin geel leh, dhaqan iyo magac buu leeyahay"
Geel jire

17/08/2025

Muqaal Kooxda Kubada Cagta Ee Deg/Hadhagala ku matalaysa Tartanka Herka labad Ee Magalada Diridhabe

Tababaraha Xulkas Macaliin Abdirashid Gire Gele Ayaa Shegay In ay Rajaynayaan in ay Guulo ka So Hooyan Tartanka Heer labad Ee Dire dawa Oo ay Markii Ugu Horaysay ka Qaygalayan.

16/08/2025

Halka go'ayso garaad ku taage, haddana galab dheer dhaqsaade.

16/08/2025

Gorfaynta Hargeysa Half Marathon.
Analyser Coach Bahar from Somaliland.

Sac iyo qori k**a kala marmaan.Xoolaha  iyo dhul waa isku tiir; midkii la waayana midka kale wuu dumaaQori afkii umba la...
15/08/2025

Sac iyo qori k**a kala marmaan.
Xoolaha iyo dhul waa isku tiir; midkii la waayana midka kale wuu dumaa

Qori afkii umba lagu ilaaliyaa, laguna difaaca.
Waaruf TV

Magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay kulanka wada-tashiga xukuumadda DDS iyo bulshada deegaanka ee ...
14/08/2025

Magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay kulanka wada-tashiga xukuumadda DDS iyo bulshada deegaanka ee ku nool magaalada Adis Ababa.

Kulanka oo ahaa mid wada-tashi ah oo u dhexeeya xukuumadda DDS iyo bulshada deegaanka Soomaalida, ayaa u dhacay si heer sare ah. Waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiinta sare ee xukuumadda DDS, oo ugu horreeyo Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar, iyo bulshada deegaanka ee ku nool caasimadda dalka ee Adis Ababa.

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar, oo ka hadlay kulankan wada-tashiga ah, ayaa sheegay in 7-dii sano ee la soo dhaafay fursado waaweyn la siiyey arrimaha aasaasiga ah ee bulshada, xorriyadda hadalka, iyo horumarka deegaanka.

Bulshada Adis Ababa ee caasimadda dalka ee ka soo jeeda DDS, ayaa dhankooga sheegay in la helay nabadgelyadii muddo badan la sugayey, isla markaana ay door kooda ka qaadanayaan xoojinta nabadda iyo horumarka deegaanka.

14/08/2025

Nolosha miyiga gaar ahaan xiliyadda xooluhu ay soo hooydan ee geela iyo lo'da la maalaayo.

Fg Muuqaalka waxaan dubnay xili habeen ah.

Subax Wanaagsan, sawiro kale iyo Daymeed oo barwaaqo ah.Waaruf TV
13/08/2025

Subax Wanaagsan, sawiro kale iyo Daymeed oo barwaaqo ah.
Waaruf TV

Maanta oo kale 08-12- 2022 ayaay ahaayd marki gacanteena ay ka baxday magaaladii Cosob Cundhufo.Insha allah mardhaw gaca...
12/08/2025

Maanta oo kale 08-12- 2022 ayaay ahaayd marki gacanteena ay ka baxday magaaladii Cosob Cundhufo.

Insha allah mardhaw gacanteena way kusoo noqon doontaa.

11/08/2025

Waxa lagu guuleystay dayactirka ceelka magaalada Qaraf ee degmada Daymeed ee gobolka Sitti DDS oo in muddo ah cilad dhanka bombka ah ay ka jirtay.
Waaruf TV

Su’aal:Bal sheeg magaca shimbirta sawirka ku wehelisa waylaha, iyo waxa ay halka u joogto.
10/08/2025

Su’aal:
Bal sheeg magaca shimbirta sawirka ku wehelisa waylaha, iyo waxa ay halka u joogto.

Waxaa lagu guuleystay dayactirka ceelka magaalada Qaraf ee degmada Daymeed, gobolka Sitti DDS, kaasi oo mudo aan shaqayn...
10/08/2025

Waxaa lagu guuleystay dayactirka ceelka magaalada Qaraf ee degmada Daymeed, gobolka Sitti DDS, kaasi oo mudo aan shaqaynayn sababo la xiriira cilad ka jirtay dhanka bamka.

Dayactirkan waxaa fuliyay Xafiiska Biyaha ee DDS, iyadoo hawshan uu door muhiim ah ku lahaa Ugaaska Beesha Ciise, Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim Ugaas Wacays oo ka shaqeeyay dib u hawlgelinta ceelka.

Ceelkan ayaa hadda dib ugu soo laabtay shaqadiisii, taas oo ka caawin doonta bulshada helitaanka biyo nadiif ah.

Hirgelinta dayactirkan ayaa loo arkaa talaabo muhiim ah oo lagu yareynayo baahida biyaha ee magaalada Qaraf iyo nawaaxigeeda.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaruf TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waaruf TV:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share