Salaama TV

Salaama TV Salaama TV Watch Religious & Social Programs
Contact us 0617766666 / 0615285531 0905285531 Salaama TV Watch Religious & Social Programs

04/06/2026

Siyaradii 3aad AUN Hooyo Kaaho Xaashi Ali Nuur ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho

04/06/2026

Diidan Nabada
In Lalahadlo Oo Runta Loosheego Hadeediidaan Gacan Loola Tago

03/06/2026


Xabad Xal-,Manoqoto Isfaham Ayaa Waxtara
Xaasidnimada Waa Sheyga Ugu Xun
Horay Ayaa Loosocdaa Dib Yaanaloo Celin

03/06/2026

Munaasabad Lagu Sogotinaayo Dufcadii 10 Ardeyda Iskuulka Hoose Dhexe Iyo Sare Sooyaal ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho

  Sawirada Xaflada Sagootinta Ardeyda Fasalada F-4 iyo 8aad Ee iskuulka Hoose Dhexe Iyo Sare Sooyaal Ee Magaalada Muqdis...
02/06/2026

Sawirada Xaflada Sagootinta Ardeyda Fasalada F-4 iyo 8aad Ee iskuulka Hoose Dhexe Iyo Sare Sooyaal Ee Magaalada Muqdisho,
Waana Dufcadii 10aad Ee qalin jabisa Sooyaal primary & secondary school

DHAMAAD

01/06/2026

Muqdisho Ayaa maanta lagu qabtay xuska ziyaaradii 39aad AUN Xaaji Sh Axemd Bimaaloow Oo Ka mid ah Culimaa'udiin Soomaaliyed Waxaana Ziyaarada ka qeyb galay Boqolaal xer iyo mashaa'ikh tiro badan

  Q-1aad Sawirada Xaflada Sagootinta Ardeyda Fasalada F-4 iyo 8aad Ee iskuulka Hoose Dhexe Iyo Sare Sooyaal Ee Magaalada...
01/06/2026

Q-1aad Sawirada Xaflada Sagootinta Ardeyda Fasalada F-4 iyo 8aad Ee iskuulka Hoose Dhexe Iyo Sare Sooyaal Ee Magaalada Muqdisho,
Waana Dufcadii 10aad Ee qalin jabisa Sooyaal primary & secondary school

Lasoco Q-2aad insha'allaah

30/05/2026

Ku macaanso madxiga nabiga scw | Xulka maadixiinta Alxubu fillaah Ee magaalada muqdisho

28/05/2026

Qeybaha Kale Duwan Dariiqooyinka Ahlu Nunna Wal Jamcaacah Ayaa Maanta Ka qeyb Galay Ziyaardii 74aad AUN Sayid Suleymaan Xaaji Maxamed Oo Ka Dhacdey Magaalda Muqsho

  Ciidaan Iyo Ciidii H**e Maxaa Is Badalay?
27/05/2026


Ciidaan Iyo Ciidii H**e Maxaa Is Badalay?

Address

Nairobi
Maragwa
00504

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaama TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Salaama TV:

Share

Category