Gole TV

Gole TV Media news Company

Musharax Madaxweyne Maxamed Jabuutaawi ayaa habeen danbe Ololihiisa Musharaxnimo kusoo bandhigiya hotel Jabuutaawi Magaa...
10/08/2025

Musharax Madaxweyne Maxamed Jabuutaawi ayaa habeen danbe Ololihiisa Musharaxnimo kusoo bandhigiya hotel Jabuutaawi Magaalada Laascaanood.

10/08/2025

“Ka xildhibaan ahaan barnaamijka CCTV aad ayuu muhiim iigu yahay waayo bulshada waanu ka balan qaadnay.” Xildhibaan Cabdinuur( Qoslaaye)

Gole TV

10/08/2025

“Waxaan dhalinyarada kula talinayaa inay bartaan xirfad…..” Eng Abdalla

Gole TV

Wasaarada Arimaha Gudaha Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay bilowday diwaangelinta Guurka, Furriinka & Dhimash...
10/08/2025

Wasaarada Arimaha Gudaha Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay bilowday diwaangelinta Guurka, Furriinka & Dhimashada.

Madaxwayne ku-Xigeenka Puntland ayaa yiri, Sool Iyo Cayn waa Gobol iyo Bar aan Noqon karin Maamul, Sanaag Waa Khadcas oo...
10/08/2025

Madaxwayne ku-Xigeenka Puntland ayaa yiri, Sool Iyo Cayn waa Gobol iyo Bar aan Noqon karin Maamul, Sanaag Waa Khadcas oo Puntland ah.

“Hay'ado ajinabi ah ayaa fafinaya in kooxda AS ay dalka dib uqabsanayaan, taasi waa habeenki xalay ahaa oo tagay, dagaal...
09/08/2025

“Hay'ado ajinabi ah ayaa fafinaya in kooxda AS ay dalka dib uqabsanayaan, taasi waa habeenki xalay ahaa oo tagay, dagaalkuna waa soconaya ilaa aan xor ka dhigeyno soomalia oo dhan.” Wasiir fiqi

Gole TV

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta dhagax-dhigey waddo isku-xiraysa magaalada Boosaaso ilaa deegaanka Dhaadaar ee buurale...
09/08/2025

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta dhagax-dhigey waddo isku-xiraysa magaalada Boosaaso ilaa deegaanka Dhaadaar ee buuraleyda Calmiskaad.

Bilowgii Dagaalka Ayaa madaxwaynhu Horay ubalan qaaday wadadan,

Jidka ayaa caqabdan wayn ku ahaa Dadka Degaanka hada kadibna waxaa lagu Gaari doona Saacada Kooban.

09/08/2025

Shirkadda Somtel Puntland waxay ku caan baxday wax ku celinta bulshada, sannad walbana waxay abaal marisaa kummaan Macmiil oo isticmaala adeegyadeeda.

Si aad arinkaas uga bogato ugana mid noqoto macaamisha ay shirkaddu abaal marisay fadlan daawo muuqalkan kooban.

Puntland: Kursiga uu baneeyay xildhibaan C/rashiid abwaan oo la buuxiyay.Xildhibaan axmed jaamac oo ka tirsan xubnaha sa...
09/08/2025

Puntland: Kursiga uu baneeyay xildhibaan C/rashiid abwaan oo la buuxiyay.

Xildhibaan axmed jaamac oo ka tirsan xubnaha sare ee gudiga PEC ayaa loo doortay buuxinta kursiga uu baneeyay gudoomiyihii h**e ee golaha wakiilada puntland Abdirishiid Abwaan.

Gole TV

09/08/2025

Bandhiga carwooyinka Meeraysane Mall oo Ganacsigoodi geliyey qiimo dhimis ah 35% mudo 3 maamlmood ah.

Gole TV

09/08/2025

Carwda Najax Clothing store ayaa Qayb ka ahayd,
Bandhiga carwooyinka Meeraysane Mall oo Ganacsigoodi geliyey qiimo dhimis ah 35% mudo 3 maamlmood Soconaysa.

Gole TV

09/08/2025

Carwda Bella collection ayaa kamid ah xarumaha qiima dhimista sameeyay.

Bandhiga carwooyinka Meeraysane Mall oo Ganacsigoodi geliyey qiimo dhimis ah 35% mudo 3 maamlmood ah.

Gole TV

Address

30 Street

Telephone

+252904086292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gole TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share