Ayub Amin

Ayub Amin Successful business owner | Enterpreniur | business motivator🎯

25/01/2026

Ganacaigu maka bilawdo hanti in aad heyso
Wuxu ka bilawda fikrad in aad heyso💡

25/01/2026

Haddii aadan haysan lacag badan
isticmaal waqtigaaga ⏳

Naftada bar xirfado ka dhigayo
qof suuqa u bahan yahay.

24/01/2026

📌Marnaba haka xishon inad iibiso shey daqli lacaged kaso galayo

Sababto ah dadku warbey ku dhiho donan
Lkn ma jirto cid kusineysa biilka gurigaga🙅

22/01/2026

Hadii aad si fican wax u dhagaysato 👂
Waxad iibin karta wax badan 💰

Shaqada looska 🥜 Sheko 📚Waxan jeclahay badana in aan loos ka iibsado carurta ku iibiso wadoyinka muqdisho si aan u dhira...
20/01/2026

Shaqada looska 🥜 Sheko 📚

Waxan jeclahay badana in aan loos ka iibsado carurta ku iibiso wadoyinka muqdisho si aan u dhira galiyo

Qaar ayan la shekestay waxay ii shegen qaar kod in ay kawada shaqeyan dhowr qof o qoyskoda ah

Runti income (dhaqale ) macqul ah ayey ka sameyan Alle aya u barakeyay shaqada yar e xalasha ah dhalinyaro badan o shaqo la’an ah ay ka xishonayan iney iibiyan si dhaqalo uso galo

📈 Waad bilabi karta ganacsi yar walibo maal gashi yar $5.5, $20, $50 ila $100 intuba marka aad magalada dhax qaado waxad heli karta tusalayal nool o dhalin yaro ah o manta ku shaqesta biilka malintodana ka hela.




Ganacsi 📈 Guusha ganacsigu waa fikrad yar iyo malgalin yar lagu daray dadal iyo dulqad weyn
20/01/2026

Ganacsi 📈

Guusha ganacsigu waa fikrad yar iyo malgalin yar lagu daray dadal iyo dulqad weyn



Waa wax iska caadi ah in tixsigu ku d**o alaabta furan.
04/11/2024

Waa wax iska caadi ah in tixsigu ku d**o alaabta furan.

03/11/2024

There's no substitute to hard work

“ Marka aad bilawdo inaad wax uun ka shaqeyso, haka baqin in aad guuldareysato hana ka tagin. Dadka sida daacada ah ugu shaqeya waa dadka ugu farxada badan”

31/10/2024

في السماء جنة وفي الأرض أمي

22/10/2024

Rabigeenow hadey nooga sugnatay boos Janadaada
Nagu-sug (xaqa) ilaa aan kala kulano adiga,
Hadey noo sugnaatay taa badal-keda
Allow Na hanuuni.. Na hanuuni .. Na hanuuni,
ka nadiifi Qalbiyadeena Xumaanta
Dib nogu celi xagaaga celin Quruxsan 🍁

21/10/2024

قَالَ يَٰقَوْمِ لَيْسَ بِى سَفَاهَةٌ وَلَٰكِنِّى رَسُولٌ مِّن رَّبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ❤️

Nabi Huud wuxu waaniyay Tolkiisi Qowmu caad aha wuxu u shegay iney ka haraan asnaamta ay caabudan o ay Alle kaliya caabudan isaga cid aaan aheyn aysan xaq u leheen in la caabudo.

Reer Caad Marki xaqa loo shegay kadib wexey dheheen : Waan ognahay ina rabto inaa Ilaahyadena ka tagno o hal ilaah kaliya Caabudno, waxeyna ku tilmamen inu yahay mid caqli gaaban o beenale ah, Wey aflagadeyen Nabigi dhama o loo sodiray Risaaladana loguso dhiibay ahana ergay Alle dhankiisa ka socdo iyagana ka dhashay o aan ahen nin meelo kale iyo dad aysan garanen ka yimid.

Jawaabtas xun ka dib Nabi Huud wuxu bilaabay inu Naftiisa ka difaaco waxa xun ay ku tilmaamen una cadeeyo shaqadiisa waxa ay tahay, isago u marayo hab asluub iyo xigmad leh wuxu ku dhahy : Qoom keygiyoow ma ihi waxaad igu timaameysan iimana sugnan nooc ka mid ah noocyada caqli gaabnida ah lkn waxan idinla imaaday xaq ka yimid xaga Rabiga Caalamka Abuuray.

Xigmadaha aayada 67 suratu Al-Acraaf ay xambaarsan tahay waxa ka mid ah : Qofka marku ku caaayo in aad iska diido iskana bari yeesho wixi aadan aheyn o u kugu tilmamay aad dhahdo " Maihi waxas" sida Nabi Huud o kale waxa isku bari yeelay Nabi Nuux marki ay Qoom kisi ku dhehen: waxan kuu aragna in aad baadi ku sugan tahay, wuxu ugu jawabay : ma ihi mid Baadi ku sugan, kadibna wuxu u cadeyay inu yahay Rasuul Alle xagiisa ka socdo.

Qur'aan ku wuxu na baraaya asluubta hadalka iyo jawaabaha ugu quruxsan e lasiiyo kuwa dadka ceebeeya ceebta aadan laheyn raba in ay dusha ka saraan;

Dadku wey ku caay doonan xita hada tahay qofka ugu wanagsan bulshada, sas awged muhim mahan in lala yaabo caay dooda sabab to waxaa horaay loo caayaay Rusushi Alle soodiray, waxa mihiim ah in jawaab asluubeysan aad siiso.
❤️❤️❤️

18/08/2024

Dunida Culeys baad ku tahay⌛
#𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐚

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayub Amin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share