Reer aw saciid Community

Reer aw saciid Community KU SOO DHAWOOW TUBTA WARARKA SI AAD U HESHO WARARKII UGU DANBEEYAY EE SOOMAALIYA IYO CAALAMKA IYO XOGAHA QARSOON

DEGDEG: Fashilka Shirkii Muqdisho, KGS & GM oo shirqool culus u dhigay Xasan Sh & Xiisada Mucaaradka oo....
05/05/2025

DEGDEG: Fashilka Shirkii Muqdisho, KGS & GM oo shirqool culus u dhigay Xasan Sh & Xiisada Mucaaradka oo....

Halkaan waxaad ka helaysaan wararkii ugu dambeyay ee dalka iyo dibada

01/05/2025

Halkaan waxaad ka helaeysaan wararkii ugu dambeyay ee dalka iyo dibada.

30/04/2025

Halkaan kala soco wararkii ugu dambeyay ee dalka iyo dibada...

27/04/2025

DEG DEG: Xasan Sheekh oo Amnigiisa halis galay & Wiilkiisa oo xil sare u magacaabay.....

24/04/2025

DEG DEG: Cabdi Wabiir oo la sii daayay, Xog culus oo bixiyay, Shuute oo fuliyay balanta & Halista AS oo la ogaaday…

Wasiirka Wasaarrada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Dowladda Hirshabeelle Marwo Fowsiya Abuukar Maxamed oo uu...
15/11/2024

Wasiirka Wasaarrada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Dowladda Hirshabeelle Marwo Fowsiya Abuukar Maxamed oo uu wehliyo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Xildhibaan Jibriil Alkutubi ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan qaatay Haweenka Aqoonyahanka ah ee Beesha Dagoodiye.

Kulanka oo ahaa mid isxog wareysi iyo kala warqaadasho ayaa xooga lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo wada shaqeynta masuuliyiinta ku matala Hirshabeelle iyo Haweenka beesha Dagoodiye.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Xildhibaan Jibriil Alkutubi oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in ay xoojinayaan korna u qaadayaan kaalinta Haweenka beesha ee ka qeyb qaadashada dowlad dhiska iyo sidii ay kaga qeyb qaadan lahaayeen Siyaasadda.

Wasiirka Wasaarrada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Dowladda Hirshabeelle Marwo Fowsiya Abuukar Maxamed ayaa sheegtay iney ku faraxsan tahay iney aragto gabdho aqoonyahano ah oo beesha ka tirsan, kana shaqeyneyso sidii loo horumarin haweenka.

Adres

Ghent

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Reer aw saciid Community nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen