Shaafici car rental and treval agency

  • Home
  • Shaafici car rental and treval agency

Shaafici car rental and treval agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafici car rental and treval agency, Media/News Company, .

18/07/2025

Waa fursad qaaliya idin ku ah hala.faaidaysto bulshada ku.nool galmudug

17/07/2025

Bulasha.waynta mudug waa fursad idiin gaar ah
Ku.soodhawaada
Xafiiska Shaafici car rental and treval agency
Iyo howl.wadeeno idiin diyaar ah

17/07/2025

🎉 Ogeysiis Muhiim ah! 🎉

Waxaa si rasmi ah loo furay xafiiska Shaafici Car Rental and Travel Agency! 🚗✈️

Ku soo dhawaada adeegyo tayo leh oo ay kamid yihiin: ✅ Kireynta baabuurta noocyadooda kala duwan qofkii raba inuu xaflad aroos dhigto ama mid jaamacadeed ama mid iskool ama inuu waqti laqaato ehelkiisa waxaa idiin haynaa gaaridii idinka haqab tiri lahayd

📍 goobta [mudug gaar.ahaan : Galkacyo, agagaarka...] Hotel Embassy
📞 Nala soo xiriir: 0618178931 :0907453335

🎉 Ogeysiis Muhiim ah! 🎉Waxaa si rasmi ah loo furay xafiiska Shaafici Car Rental and Travel Agency! 🚗✈️Ku soo dhawaada ad...
16/07/2025

🎉 Ogeysiis Muhiim ah! 🎉

Waxaa si rasmi ah loo furay xafiiska Shaafici Car Rental and Travel Agency! 🚗✈️

Ku soo dhawaada adeegyo tayo leh oo ay kamid yihiin: ✅ Kireynta baabuurta noocyadooda kala duwan
✅ Qabashada iyo iibinta tikidhada safarka (Diyaarado & Buses)
✅ Adeeg degdeg ah iyo qiimo macquul ah
✅ Xafiis casri ah iyo adeeg macmiil oo heer sare ah

📍 goobta [mudug gaar.ahaan : Galkacyo, agagaarka...] Hotel Embassy
📞 Nala soo xiriir: 0618178931 :0907453335
🕘 Waqtiga shaqada: Maalin walba 8:00 subaxnimo – 12:00 fiidnimo

Ku soo dhawaada Shaafici Car Rental & Travel Agency – Halka Safarkaagu Ka Bilaabmayo!

19/02/2024

Madaxweynahii h**e soomaaliya shariif shiikh axmed oo maantay afka furtay

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Mar dhow kaqaadaya tilaabada ku  haboon qalaf sanaanta abiy Ahmed
18/02/2024

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa
Mar dhow kaqaadaya tilaabada ku haboon qalaf sanaanta abiy Ahmed

17/02/2024

Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay isku day Ciidanka Ethiopia ay Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga hor istaageen inuu galo xarunta Shirka Midowga Afrika.

15/02/2024

Waa wax ilaahay looga fogaado in muslim itii loogo yimaado gurigiisa misna lago dilo 😭😭😭😭😭

15/02/2024

Waa Wax laga xushaamo shqsi qabyaalad dishay inuu naartii kadhigo wax aan waxba

13/02/2024

Qof macsaro iyo canbuulo ama digir jecel u wac 😂

12/02/2024

Legenka magaciisa yaa yaqaano

Diyaarad oo saarnaa Ra'iisul Wasaaraha itoobiya abiy Ahmed Oo u socotay hargeisa  ayaa dowladda Soomaaliya hawada kaceli...
11/02/2024

Diyaarad oo saarnaa Ra'iisul Wasaaraha itoobiya abiy Ahmed
Oo u socotay hargeisa ayaa dowladda Soomaaliya hawada kacelisay

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafici car rental and treval agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaafici car rental and treval agency:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share