Hadho news

Hadho news Hadhonews.com

14/03/2025

Warbaa jira iyo warqad news

14/03/2025

Warki h**e warsoodhaaf

Waxan in mudo ahba idinku maqnayn War xasaasi ah oo an kahelnay degmada hadhagale oo noqotay xeradi musuqmaasuqa
Waxay xog muhiim ahi nagasoogadhay xafiska dakhliga degmada hadhagale
Warkan oo fahfaahsan waxad kalasocon kartaa barteena warqad news....... bacda aftur ee haka dahin??????

26/02/2025

Asc asxaabta naguxidhan iyo kuwa na fiirsadaba Salan iyo tixgalin idaylkiinba
Sida aad nooga barateenba waxan xogo muhiim ah idinka haynaa DHibaatoyin, wax isdaba iyo maamul xumi kataagan kuliyada farsamada gacanta ee gobolka sitti rugteeduna tahay degmada hadhagale
Lasoco gordhow xogta oo fahfaahsan......

18/02/2025

Tuugta degmada halaga qabto hadiikale inay wax musuqan uun u fadhiyo een wax nidamdawladnimoba kudhaqmaynin

18/02/2025

Waxaa sii sharaf iyo sumcad dilba ah tartanki kubada cagta ee degmooyinka gobolka sitti oo dhawanahanba kasocday degmada hadhagale looga wareejiyay degmadi hadhagale in lagu ciyaaro tartanka sobobo amni xumo waa sida ay wararku sheegayaane loona wareejiyay degmada ayshaca
Waxaa xalay fiid kii baraha bulshada qabsaday sawaxanka iyo guuxa dhalinyarada degmada oo diidan in laga wareejo tartanka degmada iyada oo ayna jirin sabab cad oo looga wareejiyo
Halka ay jiran xubno dano gaar ah ka raadinayo oo an ahay kuwan muuqda oo iyaku fadhiyo daha dabadiisa oo foosto sooriixayo kuwaasi waxan usheegayna faaido kaheli maysan halkan ee ilaaliya sumcada degmada iyo shacabka qalbiyada wanagsan leh ee kudhaqan degmada ujeedada kaliya aad leedihini waa kuxumayn dawladeed iyo xubnaha tartanka hogaaminayo
Maamulka degmadu runtii aad bay ujilicsanyihiin mana ihin kuwo marayn karo tartankan
Oo waa kuwo ninwalba dano gaara wato
Ee shacabka iyo dhalinyaradu ha tashadan hana kashaqeeyan sidu tartankani nabad ugu dhamaanlahaa

18/02/2025

Waxa 10ki malmood ee u danbaysay degmada hadhagale kasocday tartanka ciyaaraha ee kubada cagta degmooyinka gobolka sitti.tartankan ayaa waxa iskugu soo hadhay 4degmo oo kala ah
1hadhagale
2 ayshaca
3 gota biki
4 shinile
Sida ay wararku nagu soogadhayaan waxaa shalay kalindanbe bilaabmay isrixriix xamaasadeed oo ay jamaahiirta martigaliyayaashu sameeyen
Balse ay dabada kariixayan qaar kamid ah kuwo aan muuqan oo daha dabadiiisa fadhiyi inta kadib waxaa dhalinyaro tiro ahaan 2 xubnood ah xabsiga utaxaabay teamki fifa da ahaa oo kasocday heer gobol iyakoo ku andacoonayaa waxay rabusheen garoonka inkadib buuqi iyo guxii daaha dabadiisa ayaa sii xoogaystay
Waxaa kabilaabantay handadaad iyo cago juglayn ay kukacayan qaarkamid ah dhalinyarada degmadu kuwaasi oo aan kusocon aragtidooda balse qaarkali isticmalayaan wasida ay wararku nagusoogadhayaane
Waxaa iyaguna go aan qaatay teamki heergobol ee fifa da ahaa oo xalay kudhawaaqay in ay 4dhamaadka cupka geeyan degmada ayshaca sobobta loobadalayna ay kusheegen amnidaro iyo maamul xumi kajirto degmada hadhagale
Waxaa iyaguna xiinki iyo abaabulki halkoodi kasiiwado qolyihi dhalinyaro iskusheegi ee labo wajiilayaasha ahaa oo dhalinyaradi degmada xumaan iyo sumcad daro u horkacayo
Waxaa mesha kabaxday shaqadi hayadaha nabadgalyada oo noqotay mid aan cidiba dheg jalaq usiinin
Waxa sidokale kalintii ay lahaayen gabay qolyihi maamulka aha oo noqday kuwo kushaqeeyo maxa iga galay iyo ani tartankani ima quseeyo wax u eg
Ma oga in ay yihiin masuuliyada 1aad ee khalad iyo sax ba wixii ka dhaca degmadan in ay iyaku leeyihiin
Dhinaca kale waxaa dhawaanahan isasootaraya dhawaqa dhalinyarada degmada ee kudhawaaqayo maamul xumi,musuqmaasu iyo saraynti sharciga oo mesha kabaxday
Waxan cod dheer ku sheegayna
Maamulka gobolka sitti in ay sofaragaliyaan degmadan oo ay marka h**e qolyahan maamulka ah talaabo kaqaadan kuwani mahin kuwo wax maamuli karo ee gar ahaan xafiska maamulka iyo hayadaha nabadgalyada

Address

Somali Region

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hadho news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share