Siiarag madia

  • Home
  • Siiarag madia

Siiarag madia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siiarag madia, News & Media Website, .

Wasiirka Maaliyada Jabuuti "Waxaan ka gaabinay inaan shacabka usoo bandhigno wixii aan qabanay."
09/11/2025

Wasiirka Maaliyada Jabuuti "Waxaan ka gaabinay inaan shacabka usoo bandhigno wixii aan qabanay."

War saxaafaded
09/11/2025

War saxaafaded

10/10/2025
10/10/2025

Wargeyska Israa|l ka soo baxa ee Ynet News , ayaa maanta sheegay inay Israa|l qorsheynayso sii deynta 250 ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee Xamaas oo ku jira xabsiyadeeda, waxaana la geyn doonaa Qasa ama waxaa loo masaafurinaya Qatar ama Turkiga. Si kastaba ha ahaatee, tallaabadan ayaa dhalisay muran iyo cabsi gudaha Israa|l, iyadoo qaar ka mid ah khubarada iyo saraakiisha amniga Israa|l ay si cad uga soo horjeesteen.

Qaar ka mid ah talooyinka soo baxaya ayaa ah in hoggaamiyeyaasha Xamaas la geeyo Daanta Galbeed, halkaas oo ay Israa|l si fudud u maamuli karto dhaqdhaqaaqooda isla markaana marka loo baahdo dib loogu xiri karo. Laakiin waxaa jira walwal weyn haddii lagu celiyo Qasa, sababtoo ah hoggaamiyeyaashaas ayaa laga cabsi qabaa inay dib u dhisaan qaab-dhismeedka hoggaamineed ee Xamaas.

Waxay tusaale u soo qaateen dhacdadii 2011, markii la sii daayay Yaxya Sinwar, kaas oo markii dambe noqday mid ka mid ah maskaxdii iyo hoggaamiyeyaashii ugu saameynta badnaa ee Xamaas.

Dhanka kale, haddii hoggaamiyeyaashaasi loo diro Qatar ama Turkiga, waxay ku sheegeen in halkaas ka heli doonaan xasillooni iyo difaac siyaasadeed oo ka ilaalin kara Israa|l. Taasi waxay siin doontaa fursad ay dib ugu abaabulaan dhaqdhaqaaqa Xamaas xitaa iyagoo dibadda jooga.

Magaalada muqdisho oo lagu dilay Cabdifataax Carab oo ka mid ahaa ciyaartoydii xulka Soomaaliya soo matalay.Cabdifataax ...
25/05/2025

Magaalada muqdisho oo lagu dilay Cabdifataax Carab oo ka mid ahaa ciyaartoydii xulka Soomaaliya soo matalay.

Cabdifataax oo hadda ku shaqeysanayay Mootada loo yaqan faykon-ta ayaa waxaa toogtay nin illaalo ka ahaa goob ganacsi oo ku taala Muqdisho.

22/05/2025

Labo qof oo katirsanaa shaqalaaha Israa’11l ee caasimada Washington ayaa ladilay, ninka dilka geystay ayaa kuqeylinayay xornimo reer Qaza

22/05/2025

dhalinyarada dowlad deganka somalida
shaqa laanta gorman kabaxaynaa # @@@ Siiarag madia

Salma gurub maxa lagu haystaa miyayna lamid ahayn ganacsiga kajira deganka?
13/05/2025

Salma gurub maxa lagu haystaa miyayna lamid ahayn ganacsiga kajira deganka?

13/05/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Aarka Soomaaliyed, Abdullahi Maxamuud, Apdulahi Sheik Mahamed, Ciid Axmad, Faarax Xoosh Osmaan, Nuura Ladan Cabdiqaadir, Abduqadir Siidaw

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siiarag madia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share