AQOON DOON

AQOON DOON Kalasoco warar sugan, dhacdooyinka dunida iyo sheekoyin xiisoleh.

12/09/2024
Waxay Madaal Aad uqiimo badan x/s Hanuun Islamic Tv
12/09/2024

Waxay Madaal Aad uqiimo badan x/s Hanuun Islamic Tv

07/09/2024

Sawir hadlaya

07/09/2024
17/04/2024

Barnaamiijkii ciida Samawade

17/03/2024
10/03/2024

OGAYSIIS MUHIIM AH !

Sooyaalka Nabi Muxammed NNKH waxaa laga qoray kutub aad u badan oo kala duwan, mid kamida kuwa ugu sugan ayuu Sheekh Abdikadir Husein Siiro bilaabayaa Ramadaanka maalinkiisa koobaad waana kitaabka: الرحيق المختوم ee uu qoray caalimka Hindiga ah: Safiyu Raxmaan Mubaarak-fuuri AHUN.

Masjid Jaamaca magalaada Jig-Jiga ee maalinka dhaw la furay ayaa lagu bilaabayaa kitaabka I.Allaah iyo wakhtigiisii caadiga ahaa ee duhurka kadib, waxaana rajaynaynaa inaa toos looga sii daayo Hanuun islamic TV iyo bogaga sheekha ee Facebook iyo telegram.

Xaggan kala dag kitaabka
https://t.me/Sheekh_cabadiqaadir_siiro/125

F.G: dabcooyin badan oo ad u kala duwan ayuu leehay kitaabka dabacada Sharciya الطبعة الشرعية ayuu akhrinyaa waanaka 👆

Lasii wadaag walaalahaa si ay ooga faa'idaystaan..

10/03/2024

Address

Somali Region

Telephone

+251915242325

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AQOON DOON posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share