KMK TV

KMK TV Arimaha dunida

22/04/2025
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ahn...
21/04/2025

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ahna Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee taageerada Dagaalka Khawaariijta, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen Guddi Hoosaadka abaabulka dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta Shabaab iyo Daacish.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha taakuleynta ciidamada geesiyaasha ah ee ku sugan jiidaha h**e, xoojinta dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta, iyo garab istaagga joogtada ah ee la siinayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.

Shirka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyey qorsheyaasha lagu xoojinayo wada-shaqeynta hey’adaha amniga iyo maamulka heerarka kala duwan ee dowladda, si loo xaqiijiyo guulo waaweyn oo laga gaaro dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada.

Maamulka Dagmada Raaso yaaa la orankaa waxay si hagar la aan ah uga soo baxeen. Waajibaad koodii Dagmo ku dayasho mudan
03/02/2025

Maamulka Dagmada Raaso yaaa la orankaa waxay si hagar la aan ah uga soo baxeen.

Waajibaad koodii

Dagmo ku dayasho mudan

Canfar iyo soomali    Iyada ooy tahay in hadii laba ciidan oo mid waliba dhankiisa isku diyaariyay ay iska horyimaadan s...
21/04/2024

Canfar iyo soomali

Iyada ooy tahay in hadii laba ciidan oo mid waliba dhankiisa isku diyaariyay ay iska horyimaadan si walba ay ukala awood badan yihiin ayna khasaare la aan halkaa ka ima nayn

Hadana waxaa Ani figrad ahaan tayda iicun Tami waayay in geesiyada iyo dhawrkan nin ee canfarta ah ee waliba lo layda ah ay mudo badan is la gal gashaan

Waxaan hubaa hadii si Hagar la aana nimanka lo layda ah loo weeraro oo amarada kala duman Laga daayo inay si dhaqsa ah uga Soo cashayn nayaan SAMARA

Guuul yaan idiin rajaynaynaa

Ciidanka mar walba waan garab taaganahay
20/04/2024

Ciidanka mar walba waan garab taaganahay

Mudane Abdi Bulaale
31/03/2024

Mudane Abdi

Bulaale

Horay usoco zhp
11/03/2024

Horay usoco zhp

Hambalyo hambalyozhp Abdi Ahmed Hassan iyo Dume baqdaad yusuf Noqda idamka Alle kuwii intaad kala hesheen iyo ka badanba...
20/02/2024

Hambalyo hambalyo

zhp Abdi Ahmed Hassan iyo Dume baqdaad yusuf Noqda idamka Alle kuwii intaad kala hesheen iyo ka badanba sii kala hela

Afdheer: Waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay xulka kubadda cagta degmada Raaso oo ku guulaysatay koobka kubadda cagta ho...
20/11/2022

Afdheer: Waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay xulka kubadda cagta degmada Raaso oo ku guulaysatay koobka kubadda cagta horyaalka degmooyinka Deegaanka.

Bulshada magaalada Hargeelle ee xarunta gobolka Afdheer, maamulka gobolka Afdheer iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Jarrati ayaa si diiran u soo dhaweeyay xulka kubadda cagta degmada Raaso ee ku guulaystay koobka kubadda cagta ee 11 degmo ee Deegaanka, kaasi oo lagu qabtay caasimada Deegaanka ee magaalada Jigjiga.

Kmk tv

Xafiiska ciyaaraha iyo isboortigaWaxaa laga dareemaya inta uu joogay mahamed mahdi xafiiska Dhaqdhaq qaaqyo aan horay ug...
15/11/2022

Xafiiska ciyaaraha iyo isboortiga

Waxaa laga dareemaya inta uu joogay mahamed mahdi xafiiska
Dhaqdhaq qaaqyo aan horay uga jirin in ay bilawdeen loona shaqeeyo sidii loo baahnaa

Kmk tv

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 77-AAD EE GOLAHA QARAMADA MIDOOBEYNew York, Sebteembar 20, ...
20/09/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 77-AAD EE GOLAHA QARAMADA MIDOOBEY

New York, Sebteembar 20, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo xasillooni darrada, horumarinta waxbarashada, shaqo abuurka dhallinyarada, xal u helidda musiibooyinka dabiciiga ah iyo xuquuqda dadka la hayb sooco.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa soo bandhigi doona aragtida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xasiiloonida iyo nabadda, dagaalka ka dhanka argagixisada, wax ka qabashada abaaraha iyo gurmadka degdegga ah iyo dhammaan caqabadaha ay la tacaalayaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Shucuubta Gobolka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa ayaa ka wada Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey Olole ku aaddan aragtida iyo qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira la dagallanka saboolnimada iyo argagixisada, kuwaas oo shacabka Soomaaliyeed ay kala soo kulmeen dhibaato xooggan, haatanna la joogo xilligii laga gacan siin lahaa dowladda Soomaaliyeed in ay dhibaatadaas ka samata bixiso dadkeeda iyo guud ahaan Geeska Afrika.

Madaxweynaha ayaa kulan doceedyo la yeelan doona Madaxda dalalka ka qeyb galaya Meertadan, hoggaanka hay’adaha iyo ururrada caalamiga ah ee ka soo qeyb galaya Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey, si uu u adkeeyo danaha iyo doorka dalkeennu uu ku leeyahay fagaareyaasha caalamiga ah.

Madaxweynaha waxaa ku wehelinayey shirkan, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari), Madaxa Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Mudane Abuukar Daahir Cusmaan iyo Agaasimaha Madaxtooyada Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud.


Xigasho

Abdi salan Ahmed nuurAbdi salan Ahmed nuur run ahan tii waa shaqsiyad aad u fir fir c**n aadna aad ugu bogi hab dhaqan k...
20/09/2022

Abdi salan Ahmed nuur

Abdi salan Ahmed nuur run ahan tii waa shaqsiyad aad u fir fir c**n aadna aad ugu bogi hab dhaqan kiisa


Isha wrrka kmk Tv

Address

Jigjiga

[email protected]

Telephone

+251914998383

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KMK TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KMK TV:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share