Yool Bulsho Organization

Yool Bulsho Organization Ushaqayn shacab
Ugar gaarid dan yar

Dhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidr...
19/03/2026

Dhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧.

Maalinta 30-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, oo ah maalinta ugu dambeysa, Ururka Yool Bulsho wuxuu si guul leh u qab...
19/03/2026

Maalinta 30-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, oo ah maalinta ugu dambeysa, Ururka Yool Bulsho wuxuu si guul leh u qabtay barnaamij kheyriga ah oo lagu afurinayay dadkeenna danyarta ah.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan intii wax ku biirisay, kuwa sadaqadooda bixiyay, iyo howl-wadeenada ururka ee dadaalka badan muujiyay,adinkaa sabab u ah farxadda maanta la wadaagay.

Eebbe ha idinka abaal mariyo kheyr badan, hana idinka aqbalo camalkiinna suuban.

Ramadaan Kariim!

Maalinta 29-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta da...
19/03/2026

Maalinta 29-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta dadkeenna danyarta ah.

Ramadaan Kariim!

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐮𝐥 Tartan aqooneedka 𝐘𝐨𝐨𝐥 𝐖𝐞𝐲𝐝𝐢𝐢𝐦𝐨 ayaa si guul leh ku soo dhammaaday, iyadoo ay hanatay kaalinta koowaad 𝐒𝐡𝐮...
19/03/2026

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐮𝐥

Tartan aqooneedka 𝐘𝐨𝐨𝐥 𝐖𝐞𝐲𝐝𝐢𝐢𝐦𝐨 ayaa si guul leh ku soo dhammaaday, iyadoo ay hanatay kaalinta koowaad 𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂/𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 oo muujisay dadaal, aqoon iyo karti sare.

𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢 waxay noqotay tusaale ku dayasho mudan oo muujinaya in dadaal iyo feejignaan lagu gaari karo guul weyn.

Intii uu tartanku socday, waxaa si toos ah loogala socday barta 𝐁𝐚𝐫𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐥-𝐁𝐚𝐚𝐧𝐢 oo ahayd halka lagu qabtay laguna baahinayay tartanka.

Hambalyo Shukri, guushaada ha sii socoto!

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲𝟏. 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢𝐣𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧[𝟖]  𝐕𝐒 𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 [𝟗]𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐘𝐎𝐎𝐋-𝐖𝐄𝐘𝐃...
19/03/2026

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲

𝟏. 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢𝐣𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧[𝟖] 𝐕𝐒 𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 [𝟗]

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐘𝐎𝐎𝐋-𝐖𝐄𝐘𝐃𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐞𝐞 𝐛𝐬𝐢𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝟐𝟎𝟐𝟔

𝐊𝐮𝐥𝐮𝐦𝐚𝐝𝐢𝐢  𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 || 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐒𝐞𝐦𝐢-𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐂𝐀𝐀𝐈𝐒𝐇𝐀 𝐓𝐀𝐇𝐋𝐈𝐈𝐋 [𝟒] 𝐕𝐒 𝐒𝐇𝐔𝐊𝐑𝐈 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 [𝟏𝟏]𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐒𝐞𝐦𝐢-𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚   | 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 ...
17/03/2026

𝐊𝐮𝐥𝐮𝐦𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 || 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐒𝐞𝐦𝐢-𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐂𝐀𝐀𝐈𝐒𝐇𝐀 𝐓𝐀𝐇𝐋𝐈𝐈𝐋 [𝟒] 𝐕𝐒 𝐒𝐇𝐔𝐊𝐑𝐈 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 [𝟏𝟏]

𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐒𝐞𝐦𝐢-𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚 | 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝.

𝐊𝐮𝐥𝐮𝐦𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐲  || 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐒𝐄𝐌𝐈-𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋𝐊𝐀𝐊𝐇𝐀𝐃𝐈𝐈𝐉𝐎 𝐗𝐔𝐒𝐄𝐄𝐍 [𝟑] 𝐕𝐒 𝐀𝐁𝐔𝐔𝐊𝐀𝐑 𝐂𝐔𝐒𝐌𝐀𝐀𝐍 [𝟎]𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐒𝐞𝐦𝐢-𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚   | 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝟏𝐚...
17/03/2026

𝐊𝐮𝐥𝐮𝐦𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐲 || 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐒𝐄𝐌𝐈-𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋𝐊𝐀

𝐊𝐇𝐀𝐃𝐈𝐈𝐉𝐎 𝐗𝐔𝐒𝐄𝐄𝐍 [𝟑] 𝐕𝐒 𝐀𝐁𝐔𝐔𝐊𝐀𝐑 𝐂𝐔𝐒𝐌𝐀𝐀𝐍 [𝟎]

𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐒𝐞𝐦𝐢-𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚 | 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝.

Maalinta 27-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta da...
17/03/2026

Maalinta 27-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta dadkeenna danyarta ah.

Ramadaan Kariim!

Maalinta 26-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta da...
16/03/2026

Maalinta 26-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta dadkeenna danyarta ah.

Ramadaan Kariim!

Maalinta 25-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta da...
15/03/2026

Maalinta 25-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta dadkeenna danyarta ah.

Ramadaan Kariim!

𝐒𝐄𝐌𝐈-𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋  ||  𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐈𝐈𝐒𝐀 𝟐𝐀𝐀𝐃. 𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐌𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐖𝐀𝐀 :🧕𝐊𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢𝐣𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 🆚 👳‍♀️ 𝐀𝐁𝐔𝐔𝐊𝐀𝐑 𝐂𝐔𝐒𝐌𝐀𝐀𝐍 𝐍𝐀𝐒𝐈𝐈𝐁 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍 💬💬💬
14/03/2026

𝐒𝐄𝐌𝐈-𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋 || 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐈𝐈𝐒𝐀 𝟐𝐀𝐀𝐃.

𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐌𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐖𝐀𝐀 :

🧕𝐊𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢𝐣𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 🆚 👳‍♀️ 𝐀𝐁𝐔𝐔𝐊𝐀𝐑 𝐂𝐔𝐒𝐌𝐀𝐀𝐍

𝐍𝐀𝐒𝐈𝐈𝐁 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍
💬💬💬

Address

Sarajevo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yool Bulsho Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share