Aisha Roble

Aisha Roble Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aisha Roble, .

Kulan barakaysan.Waxaan maalintii isniinta aheyd kulan xasaanadiisa wata la qaadanay musharax Madaxweyne, Xildhibaan Abd...
09/10/2024

Kulan barakaysan.

Waxaan maalintii isniinta aheyd kulan xasaanadiisa wata la qaadanay musharax Madaxweyne, Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame.

Xildhibaanka waxaan ugu tagnay la tashi ku saabsan, soo if bixida Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SOYPA, muhiimadda uu u leeyahay dalka, kaalinta dhallinyarada iyo sida ay uga faa'iideysan karaan fursadaha jira.

Talooyinkii iyo tusaalayaashii badnaa ee uu xildhibaanka inala wadaagay, si dhaba ayaan u rajeynayaa in loo fuliyo, lana hormariyo insha allah.

Si guul ayuu noogu soo dhamaaday kulanka, waxaa mahad leh Alle SWT oo noo suurtagaliyay kulanka qiimaha badan, waxaana si gaara asigana ugu mahad celinaa, xildhibaanka iyo sida quruxda badneyd ee uu inoo qaabilay noona maamusay, sharafanid xildhibaane.

Kulankaan wuxuu qeyb ka yahay dardargalinta iyo latashiyada aan la sameeneeno, madaxda kala duwan ee dowladda kuwii hore&kuwa hadda, qubarada arrimaha siyaasadda, arrimaha bulshada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Awoodda koowaad ee dalku waa dhallinyrada.

.

Guuleesta.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aisha Roble posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share