16/09/2025
Jihad Nuur, oo kamid macaliminta Jaamacada Jigjiga ayaa xidhan mudo 22 cisho ah. Siddaas oo ay tahay saaxibbadii, kuwii dad u xigay shacab ilaa xildhibaano cidna uma dhaq-dhaqaaqdo. Cidna xitaa xadhigiisa k**a hadasho.
Dad badan oo beryihii u dembeysay loo xidhay dhacdooyinka waa la sii daayay.
Macalinka macal dadkiisa ayaa Mute- ka galay.