Afdheer TV (Afdheermedia.com) is an independent Somali site News owned by Afdheer Media established Ahmed Ali kilaas 24 aprill 2020.
23/07/2025
Mid kamid ah ciyaar dhaqameedka caanka ah ee waqoyi bari kenya gaar ahaan Gobolka Garissa. Halkan waa tuulada Baahuuri ee Degmada Dhadhab waa Abwaan khalif Aden.Ciyaartan maxaad u taqaaana?
23/07/2025
Ahmed madoobe iyo ardaydiisa yaa rayn doona hadda?
Raasjambooni Ahmed madoobe 3:0 ardayda
Baladxaawo ahmed madoobe Vs ardayda ?
22/07/2025
Dawlada federalka ah oo war kasoo saartay dagalka beledxawo kuna eedeysay eedeysane Ahmed madobe.
22/07/2025
Gedo dadkii lahaa ayaa u tashanaayo, jubada dhexe na waa la xorreynayaa kismaayo na waa lagu xisaabtamaya. Ahmed madobe waxba k**a duwana kuwa dalka qeybo kamid ah xooga ku haysto ee laga xorreynaayo.
21/07/2025
ila xog ogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in malinka berri ah la qorsheynaayo in besha cawdaaq ay soo qaadan barasaabkii h**e ee Gobolka Garissa si uu oogu tartamo kursiga doorashada horteena ah. Wali ma aanan xaqiijinin in loo dhanyahay iyo in kale balse wararka ayaa sheegayo kulamo baryahan dambe ka socday magalada nairobi lagu go’aamiyay in lagu dhawaaqo Amb Ali bunow qorane.
21/07/2025
Cawlyahan idaylkii miyaa shalayto soo ooyay.
Soo ree afgaab lagama rarin aradaduu yaalay
Yeed degmonimadeedi way sii libdhaysaa mana haysato dad matalo iyo qabiil gunnimadan joogtada ah ka dhiidhiya oo wax iska celiya.
20/07/2025
Madaxa xafiiska xisaabka Adeega PSNB ga ee degmada Godgod ee gobolka afdheer ayaa la baxsaday lacag gaadhaysa 6 milion oo birr wararka ayaa sheegaya inuu u gudbay wadamada deriska ah.
Afdheer oo ahaa gobol qayrkii ka hadhay oo laga shaqaysto sidoo kalana uusan ka jirin adeeg dawli iyo nidaan hormarineed dadka gobolkana ay yihiin kuwo duruuf ka muuqato oo ildaran ayaa hadda waxaa ugub ku ah in xafiisayada qaarkood la baxsadaan heemaarki dadka danyarta ah loogu dhiibay.
20/07/2025
Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala duwan Agaasimaha NISA Mahad Salaad ayaa C/rashiid Xasan C/nuur (C/rashiid Janan) u magacaabay Taliyaha NISA ee Jubbaland ahna Madaxa Guud ee Hey’addaha Amniga Gobolka Gedo.
xildhibaanka Degmada Dhadhaab Farah macalin oo maanta ka hadlay magalada dhadhaab ayaa sheegay in Hay’ada UN Ay qorsheyneyso in lacag 1bilyan oo doolar ah la siiyo dawlada kenya taas oo qoxootiga lagu deegaameynaayo.
Xildhibanka oo isagu ka horyimid qorshahan ayaa u sheegay Hay’ada UN in hawlahaas lagala hadlo dawlada soomalia dibna loo celiyo dadka qoxootiga ah.
18/07/2025
mid kamid ah beelaha d**o degmada Dhadhaab oo shalay shir ja’raaid ku qabtay hotel magalada Gaarissa ku yaalo ayaa aad u cambaareyay qof aan la garaneynin oo aalada facebook wax kaga shegay masuul iyaga ka dhashay.
13/07/2025
Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa ku guuleysatay koobka kooxaha Addunka.
12/07/2025
Inalilaahi wa inaa ilahay raajicuun waxaan tacsi u direynaa qoyska iyo qaraabada Allaha u naxaristee Ader Abdullahi boorle oo ku geeriyooday Garissa.
Be the first to know and let us send you an email when Afdheer TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.