HOGOL TV

HOGOL TV Kala Soco Warar Sugan Oo Xaqiiqo Ah Warbaahibta Hogol Tv News

 : Qaar Kamida Ciidamadii Kusoo Dhaawacmey Difaaca Puntland Ee Buuralayda Calmiskaad Ayaa Xirtay Wadasa Wayn ee Halbowla...
16/08/2025

: Qaar Kamida Ciidamadii Kusoo Dhaawacmey Difaaca Puntland Ee Buuralayda Calmiskaad Ayaa Xirtay Wadasa Wayn ee Halbowlaha uah isu Socodka Magaalada Ciidamada Ayaa Ka Cabaya Xaquuq La Aan Iyo Daryeel Xumo.

16/08/2025

: 500 oo Askari oo kamid noqonaya Ciidanka Booliska Puntland oo loo dhaariyay, diintooda, dadkooda iyo dalkooda.

16/08/2025

: Madaxweyne Deni oo usoo xiraya tababar 500-Askari oo kubiiraya Ciidanka Booliska Puntland.

16/08/2025

Dhaarinta 500 oo dhallinyarada Ciidanka Police-ka Puntland,oo tababar loogusoo xiray Carmo.

16/08/2025

Gudoomiye ku xigeenka Golaha DPL oo gaaray carmo si uu uga qaybgalo Xafladda loo soo xiraayo saraakiil muddo 8bilood tababar uga socday Degmada carmo

  |Madxwaynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin waxay ku kulmeen saldhigga ciidamada ee J...
15/08/2025

|Madxwaynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin waxay ku kulmeen saldhigga ciidamada ee Joint Base Elmendorf–Richardson ee Anchorage, Alaska, si ay uga wada hadlaan sidii loo soo afjari lahaa dagaalka Ukraine.

Ujeedada Kulanka
Trump wuxuu sheegay in kulanka uu yahay fursad lagu dhageysto aragtiyada kala duwan, isagoo ku tilmaamay "dhageysi rasmi ah" halkii uu ka noqon lahaa heshiis degdeg ah. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu muujiyay rajo ah in xabbad-joojin la gaaro, isagoo yiri: "Ma farxi doono haddii aanay maanta dhicin." [1]

Ka-qaybgalayaasha
Kulanka waxaa sidoo kale ka qaybgalaya Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio iyo Danjiraha Gaarka ah Steve Witkoff, taasoo muujinaysa ballaarinta wada-hadalka. [2]

Dareenka Caalamka
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky lama casuumin kulanka, taasoo keentay walaac ah in Ukraine laga saaray miiska wadahadalka. Si kastaba ha ahaatee, Trump wuxuu sheegay in Ukraine ay leedahay go'aanka ugu dambeeya ee ku saabsan suurtagalnimada is-weydaarsiga dhuleed, isagoo carabka ku adkeeyay in Mareykanku uusan la xiriiri doonin Ruushka ilaa dagaalka la soo afjaro. [3]

15/08/2025

: Degmada Carmo oo beri tababar loo Soo xirayo ku dhowaad 500 oo Ciidan ah kuwaasi oo ka mid noqonaya Ciidanka Booliska Puntland.

15/08/2025

: Taliye Farax dheere oo ka warbixiyey hawlgalo Ciidanka Difaaca Puntland kula wareegeen Saddex Ceel.

15/08/2025

: Tababaraha Xulka Degmada Qardho Oo Si Adag Ula Dardaarmey Dhalinyarada Matalaysa Degmada Sidoo Kale Waxa Uu Talo Wax Ku Oola Siiyey Dhalinyarada Aan Nasiibka Uyeelan Inay Doorkan Matalaan Degmada Qardho Isaga Oo Ka Codsadey Inay Saaxiibadood Caloosha Ufuraan.

  Tartanka Kubada cagta Degmooyinka Gobolka Karkaar
15/08/2025

Tartanka Kubada cagta Degmooyinka Gobolka Karkaar

 : Madaxwaynaha Galmudug Axmad Kaariye Qoorqoor Ayaa Si Dadban Ucadeeyey In Galmudug Ay Ka Faaidaysatay Dhamaan Mashaari...
15/08/2025

: Madaxwaynaha Galmudug Axmad Kaariye Qoorqoor Ayaa Si Dadban Ucadeeyey In Galmudug Ay Ka Faaidaysatay Dhamaan Mashaariicdii Loogu Talagalay Puntland Isaga Oo Yiri:

" Mashruuc Kasta Waan Hirgelinaa Kadib Kuwo Kale Ayaan Dalbanaa Anagu Cidna Dib Udhac Lama Jeclin Balse Maamulkii Ka Faaidaysan Waaya Wixii Uu Helo Anagaa Ka Faaisayna"

Puntland Ayaa Horay Isaga Diidey Dhamaan Mashruuc Kasta Oo Ka imaan Lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya Iayada Oo Uu Hadalka Qoor Qoor Imaanayo Iyada Oo Galmudug Ay Ka Muuqato Helitaanka Mashaariic Dheeriya.

Madaxweyne Qoorqoor: “Galmudug marnaba doorasho danbe oo Dadban oo jacbur ah ma geleyso, annagu waxaan u diyaarsan nahay...
15/08/2025

Madaxweyne Qoorqoor: “Galmudug marnaba doorasho danbe oo Dadban oo jacbur ah ma geleyso, annagu waxaan u diyaarsan nahay doorashooyin toos ah; siyaasiyiiney Soomaaliya aan h**e u wadno xil waa la heleyaa laakiin dalka aan dowlad sharaf leh u horseedno, maalinkasta yeynaan lugaha isku dhegin.”

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HOGOL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share