Maalin taajir

  • Home
  • Maalin taajir

Maalin taajir Adigoo umadii cadibay ha iska dhigin caalim sheeq ah
ciiryaamo ha isku qarin. colkaad soo kicini iyo caraatanka beenta daa.

colaado haday dhab noqon badaha kugu caarinaan

23/09/2022

After along time of preparation I am coming back to deliver reliable and accurate information be with me at any time.
Flow my site.

Are they supporting DDS or they have thier own business.They are opportunistic they are making money on this matter.
24/07/2022

Are they supporting DDS or they have thier own business.
They are opportunistic they are making money on this matter.

29/06/2022

It is really amazing these guys are singing one of the Somalia prominant and famous song "Dhulkaada hooyo=Mother land" unbelievable.

25/06/2022

Hambalyo sanad guurada 62aad ee maalinta xurnimada dalkeena somalia.

Madaxwaynihii h**e ee dalka somaliya ayaa  sheegay in dib udhaca kuyimid doorashada  ay dalka u horseedi karto halis amn...
29/03/2022

Madaxwaynihii h**e ee dalka somaliya ayaa sheegay in dib udhaca kuyimid doorashada ay dalka u horseedi karto halis amni iyo mid dhaqaale

62 ka mid ah xildhibaanada galmudug ayaamooshin xilka lagaga qaadayo mw. Qoorqoor soogudbiyey.Qoor qoor oo wajahayo imti...
29/03/2022

62 ka mid ah xildhibaanada galmudug ayaamooshin xilka lagaga qaadayo mw. Qoorqoor soogudbiyey.
Qoor qoor oo wajahayo imtixaan adag markan qoorqoor ma ka gudbidoonaa?

Raysal wasaaraha itoobiya Dr.abey ahmed wuxuu yiri xiriirka itoobiya iyo jabuuti waa mid qoto dheer dalal daris ah kaliy...
28/03/2022

Raysal wasaaraha itoobiya Dr.abey ahmed wuxuu yiri xiriirka itoobiya iyo jabuuti waa mid qoto dheer dalal daris ah kaliya manihin ee waxaan nahay hal qoys.

Congratulation GODAY champions of srs.
28/03/2022

Congratulation GODAY champions of srs.

Sanboloolshe, former somalia security officer wone 54 votes while second candidate was ali mohamed osable, former hirsha...
28/03/2022

Sanboloolshe, former somalia security officer wone 54 votes while second candidate was ali mohamed osable, former hirshabele regional state president of somalia.

Cabdi maxamud cumar mw h**e ee deganka somalida ayaa maxkamada kiiskiisa gacanta kuhayso ka codsaday in dacwadiisa bisha...
28/03/2022

Cabdi maxamud cumar mw h**e ee deganka somalida ayaa maxkamada kiiskiisa gacanta kuhayso ka codsaday in dacwadiisa bishan ramadlaan dib loodhigo sababo la xiriira in uusan awoodin in uu isdifaaco.

Jaangoyn cusub ayaa loo sameeyey maciishada si loodhimo sarakaca kuyimid qiimaha quudul duruuriga lkn waxaan la hubin si...
28/03/2022

Jaangoyn cusub ayaa loo sameeyey maciishada si loodhimo sarakaca kuyimid qiimaha quudul duruuriga lkn waxaan la hubin sida dowlada uga dhabayntoonta hirgilintooda walow waqtiya h**e oo sidan oo kale la sameeyey lagu guul dareestay in la joogteeyo.

Qaraxii baladwayn ee lagu dilay xildhibaan aamino waxaa fuliyey nin mareexaan oo calidheere ah waxaana ladhahaa maxamuud...
28/03/2022

Qaraxii baladwayn ee lagu dilay xildhibaan aamino waxaa fuliyey nin mareexaan oo calidheere ah waxaana ladhahaa maxamuud cabdi goosaar wuxuu kudhashay baladxaawo halkaas ayuuna ku soo koray.
Kani wuxuu ahaa ismiidaamin siyaasadeed.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maalin taajir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share