Mohamed Lafole Baashi

  • Home
  • Mohamed Lafole Baashi

Mohamed Lafole Baashi Journalist

Xabiibul Malaayin Mudane Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo ee Soomaaliya ayaa goordhoow kasoo degay garoonka Aadan C...
13/11/2025

Xabiibul Malaayin Mudane Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo ee Soomaaliya ayaa goordhoow kasoo degay garoonka Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho xili uu dalku madaxa lasii gelayo marxalada kala-guurka iyo khilaafaad ka dhashay doorashadda.

Dib usoo laabashadda MW h**e Farmaajo ayaa imaanaysa sidoo kale xili ay dhawaan Siyaasiyiin isaga h**ey ula soo shaqeeyay Xukuumaddiisii ay Isbaheysi Siyaasadeed uga dhawaaqeen Turkiga taas oo saameyn ku yeelan karta dib u doorashaddiisa.

Madaxweyne Farmaajo oo isagu aanan ka mid aheyn, dhowr jeerna iska diiday in uu ku biiro Xubnaha Mucaaradka ee sida weyn uga soo horjeeda Dowladda MW Xasan Sheekh ayaa la filayaa in uu kulamo wadatashi ah ka bilaabo Muqdisho.

Address


Telephone

0613124585

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Lafole Baashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Lafole Baashi:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share