Puntland News

  • Home
  • Puntland News

Puntland News Kusoo dhawoow warbaahinta puntland news warar sugan & xogo rasmi ah

28/10/2025
28/10/2025

: Ciidamaada Amaanka Puntland ayaa goo dhowyd xiray Ganacsade Mahad Ciise Aadan (Labobaale) oo kamid ahaa ganacsatada gobolka Bari.

Sida ilo dowladda ah ii xaqiijiyeen waxaa ganacsadaha la geeyey Xabsiga Gaalshire oo ku yaalla Jidka sodonka ee magaalda ,ilaa iyo haddanaa dowladdu wax war ah k**a soo saarin sababta xariga ganacsade Labobale oo si wayn Puntland looga yaqaano

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka guddoomay Guddoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha Mudane ...
25/10/2025

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka guddoomay Guddoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha Mudane Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane, Bilad ku Asteysan Nabadda oo Xisbiga Shaqaaluhu ku Maamuusay Madaxweynaha Dowladda Puntland, oo lagu boggaadiyey ka shaqeynta Nabadda.

Guddoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha Mudane Xildhibaan Dhaashane, ayaa sheegay in ay Bilada Nabadda ee ay guddoonsiiyeen ay ku siiyeen Madaxweynaha , sida uu uga shaqeeyay Nabadda Ceergaabo iyo Nabadgelyada Gobolka Bari oo lagu guuleystay Hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralayda Calmiskaad oo meel gebogebo ah maraya.

 : Hal qof ayaa ku dhaawacmay Kadib Markii Dablay hubaysan oo aan la garanayn haybtooda israsaasayn ku dhexmartay Aaga h...
25/10/2025

: Hal qof ayaa ku dhaawacmay Kadib Markii Dablay hubaysan oo aan la garanayn haybtooda israsaasayn ku dhexmartay Aaga hotel City Plaza ee Xaafada Laanta Hawada ee Magaalada Bosaso.

Admin Ahmed Apdi

Duqa Magaalada kismaayo cumar faraweyne iyo duqa Magaalada GAROOWE Geedi Ture, Sawirkan mar waa ciise Mohamud shiraya ma...
25/10/2025

Duqa Magaalada kismaayo cumar faraweyne iyo duqa Magaalada GAROOWE Geedi Ture, Sawirkan mar waa ciise Mohamud shiraya marna waa PL iyo Jubaland shiraya Marna waa Daarood is Wareysan

DEG DEG: Guddiga amniga gobolka Mudug iyo maamulka degmada Gaalkacyo ayaa maanta u yeeray maamulka deegaanka Cagaaran, i...
23/10/2025

DEG DEG: Guddiga amniga gobolka Mudug iyo maamulka degmada Gaalkacyo ayaa maanta u yeeray maamulka deegaanka Cagaaran, iyagoo wax ka weydiiyay shir lagu qabtay deegaanka, kaas oo lagu taageerayay Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda DFS, Xildhibaan Cabdiqafaar Xaange.

Maamulka deegaanka Cagaaran ayaa si kulul loogu canaantay inay ka hortagi waayeen shirkaas, iyadoo loogu hanjabay inay bixiyaan jawaab degdeg ah ama tallaabo cad laga qaadi doono. Sida aan ka soo xiganay ilo ku dhow shirka, waxaa loo jeediyay inay iska fogeeyaan iyo inay soo gudbiyaan liiska dadka xiriirka la leh Wasiir, Xaange, haddii kale tallaabo laga qaadayo.

Shir dhawaan ka dhacay Cagaaran ayaa loogu mahadceliyay Wasiir Xaange, ka dib markii uu deegaanka gaar siiyay qalab isboorti iyo agab waxbarasho.

Xigasho: -Kasmaal media

Shirkadaha qaar ayaa doonaya in 10% khidmad lagu soo rogo lacagaha mobilka.Tusaale: Haddii aad $100 dirto, $10 ayaa laga...
23/10/2025

Shirkadaha qaar ayaa doonaya in 10% khidmad lagu soo rogo lacagaha mobilka.
Tusaale: Haddii aad $100 dirto, $10 ayaa laga jari doonaa; haddii aad $1 dirto, $0.10

Ma la socotaa?

sidaa waxa baahiyay agaasimihii h**e warfaafinta Golaha wakiilada puntland Abdiwali Gooni

Dakedda Magaalada Ganacsiyeedka Bosaaso
23/10/2025

Dakedda Magaalada Ganacsiyeedka Bosaaso

War Deg Deg Ah : Laacibkii Gobolka Bari Saqraawi Aya Tahriibay Isago Ka Baxsaday Xerada Koxda Dekedaha O Safar Ugu Maqne...
21/10/2025

War Deg Deg Ah : Laacibkii Gobolka Bari Saqraawi Aya Tahriibay Isago Ka Baxsaday Xerada Koxda Dekedaha O Safar Ugu Maqned Wadanka Dibadisa Halkaso Ku ciyaresay Koob

Saqraawi Waa Gooyay👀👀

Bali-busle: Xili h**e saaka ayaa gaari nooca looyaqaan Kabta buudka niman kula dhacday duleedka magalada ayagoo caano ka...
20/10/2025

Bali-busle: Xili h**e saaka ayaa gaari nooca looyaqaan Kabta buudka niman kula dhacday duleedka magalada ayagoo caano kasoo qaaday xero-geel aan ka fogayn magalada qof ayaa ku waxyeelobay-dhaawac

saacado kadib gaari kale isla nooca kabta buudka ah aya kula dhacday meel aan ka fogayn magalada saddex qof oo saarnayd alle wax kuma yeelin balse burbur baabur ayaa jira

Tarsan Garoonka diyaaradaha hirshabeelle musqul Maleh banaanka ayaa lagu saxaroodaa
20/10/2025

Tarsan Garoonka diyaaradaha hirshabeelle musqul Maleh banaanka ayaa lagu saxaroodaa

Tani waa sheekada marar badan aan ka hadalay ee ilaa hada xal aan loo hayn Dumarka furinta jooga ee Ciidanka meeshay dag...
19/10/2025

Tani waa sheekada marar badan aan ka hadalay ee ilaa hada xal aan loo hayn

Dumarka furinta jooga ee Ciidanka meeshay dagaan iyo meeshay howlgal kasamaynayaaba camerada ladaba taagan ma xalka dagaalka ayay qayb ka yihiin

Ma Ciidanka ayay kamid yihiin oo waa loowaayay qaab isku ekaysiinta ciidanka sida dirays oo inay diric iyo go’aygoo xiran Ciidanka dhextaagnaadaan baa qurux iyo sumacad inoo ah

Ma sirdoon ciidanka wux uun ka caawiyaa oo loogama maarmi karo joogista furimaha dagalada ay dagayaan ciidanku miyaa oo waa ujoodooyin anan garanayn lajirkoodu ciidanka

Ma ragii qabay baa ka maarmi waayay oo reero bayba sidaan ku dhaqanayaan oo meeshu waaba xerooyin xasas iyo qoyaysas dagan yihiin ee maahanba furin dagaal ee daacish aan isku haysano

Dumarkaan sheekadooda Maxaynu ku cabirnaa furimaha taagan ee liveka kuwada jira ee muuqalada aan kala joogsiga lahayn ka duubaya talisyada iyo goobaha ciidanku dagaan

ugu danbayn su’aalahaan waxaan doonaynaa jnay nooga jawaabaan saraakiisha hogaaminaysa dagaalka ee kusugan dhamaan furimaha h**e ee Dagaalka

waxaa sidaa baahisay wariye sare garaase

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Puntland News:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share