Mohamed Abdi

Mohamed Abdi Contactgegevens, kaart en routebeschrijving, contactformulier, openingstijden, diensten, beoordelingen, foto's, video's en aankondigingen van Mohamed Abdi, Digital creator, Arnhem.

06/03/2025

Fahad yasiin: Siyaasadda markaan soo galayey shiikh mustafe ayaan kala tashtay wuxuuna yidhi...... see more

27/10/2024

Maamulkii h**e ee Madaxweyne" Farmaajo muxuu ka aaminsanaa sahminta shiidaalka iyo ka faa’iideysiga khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya?

27/10/2024

Yarkan dhalin yarada ah oo magacisa ku shegay Morris waan 17jir
Waxaa la weydiyay Qur anka meqo surat aya taqan wuxu yiri surat kowsar, Al iqlas, walcasri, Alfataxa,
Waxaa ladhahay hal surat noo aqri
Muslim mahan hadana suradaha qur' aanka ayuu yaqana waxaa laweydiyey Muslim adigo aheyn yaku baray Asxaabteyda aya I baray ayuu dhahay Cajiib waxaa leedahay saaxiibo fiican mustaqbalka in aad istaanto majeclan lahed dabcan ha ayuu dhahay 😱

23/08/2024

RW" Hamse oo wax laga waydiiyay Arrimaha Awdal State iyo SSC-Khaatumo ayaa Sheegay in uusan garanayn wax la dhaho Awdal State balse Xukuumadiisu ay danaynayso Gobolada Waqooyi oo mid ah in ay Koonfur wax la qaybsadaan....

এই ভিডিঅ'টো শ্বেয়াৰ কৰক

03/08/2024

Sheekh Cabdiqani Qorane, Khawaarijta waxaa lagu tilmaami karaa, wax ka baxsan dhaqan walba oo Islaam.

01/08/2024

Masjidka waa la furan doonaa insha Allah iyo guud ahaanba dhulka reer falatiin
Markaas ayaad imaam ka noqon doontaa masjidka ilahay idankii
Allaha u naxariisto geesigan naga baxay😭🥺.......

19/07/2024

Xaawo Yariisey Xasan Shiikhow adigaa dadkan masuul ka ah hadii uu qof baahi udhinto adaa laguu heystaa ani maanta waxaan ka shaqeeyaa caseeye aabeheey wuxuu kudhinta qarixii soobe maanta waa aduunyo barina waa aaqiro waa eraydii xawo yar oo dadka Soomaaliyed qalbiyadooda gil giley alle dad la,aan nama dhiigo

15/07/2024

Codkeeda ayay ugu hiilisay
Shacabka soomaaliyeed Xildhibaanka
san ayaa laga rabaa waa in uu shacabka Soomaaliyeed udanqadaa

15/07/2024

Aqliga waa loo kala dha shaa bal arag mesha ay ka fakareyso da' yartaan hiilka weyday Muuqaalkan
Markan daawaday Darenkeyga wuu is badalay runtii Aabe Alle SWT ha unaxariisto Dunidan waa maalo kooban Aduunkana waala tagaya 🧕🥺 hadal qiimo badan

09/07/2024

Gabar Habargidir oo si layaab leh uga hadashay
dadkii laga Bur buriyey Guryahodii 😱😱
এই ভিডিঅ'টো শ্বেয়াৰ কৰক

19/06/2024

Aabaheyga dhaxalkiisa ayaan Mogadishu u imaaday lkn waxa igu dhacay ma fileynin
Naagtii aan qabay ayaa idhacday banankana
wey iisaartay 😱😱😱
এই ভিডিঅ'টো শ্বেয়াৰ কৰক

19/06/2024

"Ninkeeyga inaan TikTok Ku dhex bahdilo, Baahi ayaa ii geeysay waana wax aan jileeynay" Maxkamada Dahir Alasow😱😱

Adres

Arnhem

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Mohamed Abdi nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen