Momed Amed Togaale

  • Home
  • Momed Amed Togaale

Momed Amed Togaale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Momed Amed Togaale, .

Ogaalka ayaa ah la doonaha ogaal doonku ku daalayo ogaanshihiisa se aan la wada ogayn. [ Momed Togaale ]

》Politics and social issues are a matter of choice .

Aasaad qabuuraha faagaysaa !
07/09/2025

Aasaad qabuuraha faagaysaa !

“Qoys Sabool ah ayaan kasoo jeedaa, Hooyadey Agoonnimo ayey nagu soo korisay, Beer yar iyo Sac caanihiisa ayaan kusoo kornay, Dowladdii xilligaas jirtay ayaan fursad waxbarasho ka helnay, maanta walaalahey waa wada dhaqaatiir iyo Injineerro, haddii aanan fursaddaas heli laheyn Jalalaqsi ayaan dhaxjoogi laheyn maanta”.

Madaxweyne Xassan Sheekh.

05/09/2025
04/09/2025
31/08/2025
31/08/2025
Dhaqa ka ah in rasaas lagu dabaal d**o wuxuu bilawday ka dib 1991 Waana nasiib darro Dowlad gobaleedyadu waxay mudanyihi...
30/08/2025

Dhaqa ka ah in rasaas lagu dabaal d**o wuxuu bilawday ka dib 1991 Waana nasiib darro Dowlad gobaleedyadu waxay mudanyihiin inay nadaamkooda samaystaan, fadlan ha la mamnuuco dhaqankaan ! Waxaan hambalyo leeyahay dowlad gobaleedka Waqooyi bari

Guulo intaas ka badan    Iyo   Waxay mudanyihion damaanad qaad wax barashada heerka 1aad Hambalyo Hambalyo .
27/08/2025

Guulo intaas ka badan Iyo Waxay mudanyihion damaanad qaad wax barashada heerka 1aad Hambalyo Hambalyo .

Imtixaanka laga qaaday dhammaan ardayda Somalia waxaa 2024 kaalinta koowaad ka galay Sakariye Xuseen Maxamed Cismaan oo Cadaado ku abtirsada.

2025 waxaa kaalinta koowaad Imtixaanka u gashay Soomaaliya oo dhan Caa'isha Aadan Ugaas Xirsi oo iyaduna Cadaado ku abtirsata.

Waxa muuqata halku dhiggii Qoorqoor ee ahaa
Qoraygii Qalin iyo Yaambo ayaan ku badalannay.

Hhhhhhhh warkii oo kooban samigay waa laandheere hadal yaqaan ah
26/08/2025

Hhhhhhhh warkii oo kooban samigay waa laandheere hadal yaqaan ah

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Momed Amed Togaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share